HALKAN KA AQROSO WARARK WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 13-KA JULY 2022-KA

1
Wednesday July 13, 2022 - 09:42:19 in Wararka by
  • Visits: 472
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQROSO WARARK WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 13-KA JULY 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

      Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaa lka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Ma xamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay afar maalmood ku joogay waddanka Erete riya ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

       Booqashada Madaxweynaha ayaa salka ku haysay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal iyo u kuur-galidda xaaladda gu ud ee ay ku sugan yihiin ciidamada Soomaa liyeed ee tababbarka u jooga dalkaas.

     Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu ku sugnaa dalka Ereteriya wax aa uu xerooyinka ku booqday Ciidamada So omaaliya loo tababarayo, kuwaas oo muddo sanado ah wacaalkooda la la’aa, isla markaa na waalidiintooda ay ka walaacsanaayeen.

     Labada Madaxweyne ayaa gunaanadkii booqashada kala saxiixday heshiis is af-gar ad oo taabanaya dhinacyo kala duwan oo ay kamid yihiin niga, Siyaasadda iyo Ganacsiga.

Madaxweynayaasha Soomaaliya & Erete riya oo heshiis kala saxiixday

     Waxaa Magaalada Asmara ee Caasimad da waddanka Ereteriya kulan gaar ah ku yee shay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan She ekh Maxamuud iyo dhiggiisa Ereteriya, iyaga oo kulanka ku gaaray heshiis laba geesood ah.

     Heshiiskaan oo Shalay ay kala saxiixde en labada dal ayaa quseysa iskaashiga laba geesoodka ah ee dalka Soomaaliya iyo Erit rea, iyadoo labada dowladood ay ku heshiiy een sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrim aha diblomaasiyadda,dhaqaalaha, bulshada, dhaqanka, deegaanka, difaaca & amniga.

     ” Dawladda Ereteriya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Iyagoo ka duulaya xiriir ka walaaltinimo ee taariikhiga ah iyo wa dajir ka xooggan ee labada dhinac Labada dal ee Soomaaliya iyo Ereteriya, Iyagoo og danaha guud ee muhiimka ah ee ay wadaa gaan;

     In naga oo aqoonsan in guusha lagu guul aystay ee lagula dagaalamayo argagixisada Soomaaliya ay tahay huruudaha nabadda, xasilloon ida, iyo amniga maaha Soomaaliya oo keliya laakiin Geeska ee Africa.Anagoo si qoto dheer uga warqabna muhiimadda muhi imka ah ee nabadda iyo horumarka Soomaal iya u lee dahay is dhexgalka dhaqaale ee go bolka iyo barwaaqada ayaa labada dal wax aa ay ku heshiiyeen.

     1. Kor u qaadida xiriirka labadooda shacab oo ay ku jiraan Qurba-joogta Bulshoo yinka kale.

       2. In la xoojiyo iskaashiga siyaasadda iyo dib lomaasiyadda si loo ilaaliyo loona hor umariyo danahooda qaran.

     3. In la ballaariyo iskaashiga dhaqaale iyo bulsho iyadoo xoogga la saarayo ganacsiga.

maalgashiga, ilaalinta biyaha, beeraha, kallu umaysiga, caafimaadka, iyo waxbarashada.

      4. Kobcinta hawlaha dhaqanka, farshax anka iyo ciyaaraha iyo sidoo kale cilmi iyo iskaashiga farsamada.

        5. Horumarinta iskaashiga si loo ilaaliyo loona wanaajiyo deegaanka iyo gudaha

wax ka qabashada saameynta masiibooyinka dabiiciga ah iyo cudurrada faafa.

       6. Horumarinta iskaashiga difaaca iyo amniga si loo ilaaliyo nabadda, xasilloonida iyo amniga.

        7. In si wadajir ah loogu dadaalo sidii loo hormarin lahaa xiriirka wanaagsan, iskaa shiga, iyo dhaqaalaha is dhexgalka Geeska Afrika.

      Dowladdii hore ee Soomaaliya uu hogga aminayay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhowr jeer heshiisyo kala duwan ula ga shay Dowladda Ereteriya, hayeeshee heshiis yadaan aysan noqon kuwo dhaqan gala.

Ra’iisul wasaare XAMZA oo loo gud biyey dalab la xiriira dhacdadii BOOSAASO

      Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlama anka federaalka Soomalaiya ku metela dow lad goboleedka Puntland ayaa Habeen hore kulan la yeeshay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Xamza Cabdi Barre, iyaga oo kala hadlay dhacdadii Boosaaso.

Kulankaan oo ahaa mid ay saxaafaddu dibad-joog ka aheyd ayaa waxaa diirra dda lagu saaray dagaalkii ka dhashay is hortaaggii lagu sameeyey xildhibaan Sacdiyo Yaasiin oo gargaar u waday magaaladaasi, balse dib loogu soo celiyey magaalada Muqdisho.

       Xildhibaanada la kulmay Xamza ayaa ka dalbaday sidii dhaawacyada culus ay dowl adda u keeni lahayd magaalada Muqdisho, si loogula tacaalo xaaladdooda caafimaad.

        Sidoo kale waxa ay xiriir khadka talee fanka ah la sameeyeen madaxweynaha Punt land iyo ku xigeenkiisa, iyaga oo ugu baaqay in la qaboojiyo xiisadda ka dhalatay dhacd adaasi.

      Xubnahaan baarlamaanka ku metela Pun tland ayaa sidoo kale ku baaqay in wixii dha cay aan lagu xumeyn xiriirka haatan ka dhe xeeya maamulka iyo dowladda dhexe.

     Xaaladda Boosaaso ayaa Shalay degg an, waxaase laga dareemayaa raadadka dag aalkii Dorraad ka dhacay halkaasi, kaas oo sa babay dhimashada ugu yaraan illaa 10 qof. Puntland ayaa mas’uuliyadda wixii dhac ay ku eedeysay wafdiga ka socday dowladda fedeaalka oo ay sheegtay in aysan soc daalkooda kusoo wargelin xukuumadda Gar owe, halka Marwo Sacdiya ay iyaduna ku dooday inay la hadashay madax ka tirsan maamulka.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Shaqa joojin ku sameeyay laba Wasiir

       Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gob oleedka Puntland ahna kusimaha Madaxw eynaha Axmed Cilmi Cismaan  Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Duulista Hawada iyo Wasiirka Dekedaha Puntland ku waasi oo lagu eedeeyey ku lug-lahaanshaha celinta diyaaraddii Dorraad ee Boosaaso.

      Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxwe yne kuxigeenka Puntland, ayaa lagu sheegay in markii uu arkay baalmari da iyo fulin la’aanta waajib aadka dastuuriga ah iyo hu siimo la’aanta mas’uuliyade ed ee fuointa Shaqada & waajibaadka dast uuriga ah ee Puntland Shaqadii looga joojiy ay Wasiirka Duulista Hswada iyo Garoomada Xuseen Cismaan lugatuur & Wasiirka dekada ha iyo Gaadiidka Badda Axmed Yaasiin Saa lax.

       Ugu dambeyn Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha ay aa sheegay in Shaqada ay sii wadi doonaan labada Wasiir kuxigeen.

      Horay waxaa u dhaqan geli waayey, war eegtooyin xilka qaadis iyo xil magacaabis ah oo uu soo saaray Madaxweyn kuxigeenka Puntland Axmed Karaash.

Soomaaliya iyo UK oo ka wada hadlay gurmadka Abaaraha

      Xubnaha UK oo uu hoggaaminaayay Nick Dyer oo ah Ergeyga gaarka ah ee boqo rtooyada Uk u qaabilsan arrimaha bini’aad annimoda iyo macluusha ayaa kala hadley Md.Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ho wlaha gurmadka abaaraha Soomaaliya.

      Rgeyga Madaxweyna ha DFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha iyo bini’aadannimoda ayaa Dowladda UK iyo Xa fiiskooda Arrimaha bini’aadannimoda uga ma had celiyay garab istaagga dowladda Sooma aliya iyo dadkeenna tabaaleysan.

     Waxaa intaas kadib labada dhinac iska wareysteen howlaha socda, ballamadii hore waxa ka qabsoomay iyo waxyaalaha hadda la iska kaashan karo. Ergey Cabdiraxmaan oo bogaadinaya garab istaagga boqortooya da Uk ayaa ugu danbe yntii tilmaamay wax ku oolnimoda u qareemi dda arrimaha abaar aha Soomaaliya oo ay bo qortooyada UK iyo hayadaheedu iska xilqaa meen iyo sida mud naan u leeda hay in lasii joogteeyo.


Isimada iyo xildhibaannada Puntland ku matala labada aqal oo cambaareeyay sha qaaqadii ka dhacday magaalada Bosaso

      Xildhibaannada Puntland ku matala lab ada aqal  ee barlamaanka Soomaaliya, ayaa cambaareeyay oo nasiib darro ku tilmaamay dhacdadii Dorraad ka dhacday Magaalada Bo osaaso.

       Xildhibaannada oo soo saaray warsaxaa faddeed ayaa waxay ku baaqeen in la ilaaliyo nabadda, Midnimada iyo kala dambaynta Puntland. Xildhibaannada waxay soo jeedi yeen in laga fogaado wax kasta oo abuuri ka ra kala fogaansho ku yimaada dawladda Federalka iyo Puntland.

       Waxay Puntland, ganacsatada, qurbojo ogta iyo cid kasta oo door ka qaadan karta u gu baaqeen in loo istaago u gargaaridda dad ka abaartu cayraysay.

Dorraad, shaqaaqo ka dhacday garoonka dya aradaha Bosaso, waxaa ku geeriyooday in ka badan 10 askari, kadib muran ka dhashay mucaawino ay magaalada Bosaso geysay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlam aanka Soomaaliya.

      Dhinaca kale. Isimada Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in carqala dayn lagu sameeyo islamarkaana dib loo cel iyo gargaar loo waday dadka abaaruhu saam eeyeen ee Puntland. Isimadu waxay raali ga lin siiyeen guddoomiye ku xigeenka barl amaanka.

Cabdi Qaybdiid: Dil ayey ii qorsheysay kooxdii Farmaajo, kadibna la qariyo meydkeyga

     Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Somalia ayaa faah-faahin cusub ka bixiyey halkii ay ku dambeysay natiijada baarista weerarkii la gu qaaday hoygiisa dabayaaqadii sanadkii 2017-kii, kaas oo ay fuliyeen ciidamo ka tir san kuwa dowladda, gaar ahaan kuwii uu tababaray Imaaraadka Cara bta.

      Cabdi Qaybdiid oo u war ramay Shabelle TV ayaa shaaca ka qaaday in baaris ta la sameeyey natiijadeeda lagu ogaaday inay kiiskaasi ka dambeysay dowladdii Soomaaliyeed.

     "Cidda soo weerartay waxa ay aheyd mar kii waxaa la oran karay ciidamo ay maamula an Imaaraadka ay ahaayeen, laakiin baaristii dambe oo la sameeyey waxaa cadaatay in arrintaas dowladdii Soomaaliyeed ee jirtay in arinti ayadu abaabushay,” ayuu yiri Qaybdiid.

       Senetorka ayaa sidoo kale sheegay in loo qorsheeyey dil, kadibna la qariyo meydki isa isaga oo tilmaamay in ciidanka soo weera ray ay wateen Ambalaaskii lagu qaadi lahaa meydkiisa.

     "Ciidankaas waxay sameeyeen kanjeelka kore ayey soo jabiyeen, kadib Ambalaas ay wateen guriga soo geliyeen iyaga oo ujeedo marka aniga la’ii dilo guriga Ambalaas aan ci dina arag aniga laygu qaado ayey guriga u burburiyeen,” ayuu markale wareysiga ku yiri.

       Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey "An iga markii la’ii waayeyna hadda waxay noqo tay inay lafahoodii la cararaan oo ay dib u no qdaan, illeen mishinka ay u socdeen ma ahe yn guri jabin iyo albaab jabin qofbaa loo soo diray dilkiisa”.

       Waxa kale oo uu soo hadal qaady askar tii loo xiray falkaasi oo gaarayey illaa 40, isla-markaana ay ku jiraan saraakiil sar sare oo hoggaamineysay, balse waxa uu hoosta ka xariiqay in la qiyaanay, isla-markaana loo sheegay in qof argagixiso ah ay soo qaban ayaan.

       "Xukunka markaas jiray 40-kii nin ee kii skaas fulinaayey oo ciidanka dowladda Soo maalida ahaa, laakiin ay hayeen nimankaan ayaa la isticmaalay ayada oo la rabay Soom aalidu maamukeeda xukuumaddu iska durj iso ayaa waxay isticmaaleen nimankaan oo ay leeyihiin qof aragagixiso ah ayaa halkan ku jira waxaan rabnaa gacan naga siiya idin kaa ciidamo fiican oo diyaarsan haayee,” ay uu markale yiri Senator Cabdi Xasan Cawa ale (Qaybdiid).

      Ugu dambeyn wuxuu shaaciyey in markii ay soo dhammaatay baarista ay isku dayeen xildhibaano ka tirsan labada aqal inay horge eyaan baarlamaanka, si loo caddeeyo arrint aan, balse uu is hortaag ku sameeyey gudd oomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Mur sal, waxaase uu tilmaamay inuu sugi doono cadaaladda iyo xilliga ay ku haboon tahay.

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Amray in la soo bandhigo baaxada Abaarta kajirta Hir-Shabeelle

      Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir shabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shalay shir gudoomiyay Shirka Golaha Was iiradda Hirshabeelle oo lagu qabtay Magaa lada Jowhar.

     Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Was iirada ee Shalay dul istaa gay hadal qoraalkii ka soo baxay shirkii hore ee golaha waxaana uu faray Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka in si deg deg ah uu kusoo diyaariyo dukumentari cadeyna yo baaxada abaarta jirta ee saameysay dad ka iyo xoolaha.Madaxweynaha ayaa warbixin ta guud ee howlaha amniga ka dhageystay Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Cabdir axmaan Kheyre waxaana uu faray diyaarinta dugsiga tababarada ciidanka si loo dardargal iyo tababarada ciidamada booliiska iyo dara awiishta Hirshabeelle.

      Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa bog aadiyay shaqooyinka adag ee ay hayaan Gol aha Xukuumada Hirshabeelle.

Ciidanka NISA oo Muqdisho ka fuliyay howlgal dad badan lagu qabqabtay

     Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ayaa howlgallo qor sheysan ka fuliyay meelo kala duwan oo kuy aalla Magaalada Muqdishoa, kuwaas oo lah aa bartilmaameedyo cayiman.

      War kasoo baxay Taliska Hay’adda NISA ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu shee gay in feejignaanta Ci idanka ay saraysay ay na aad uga taxadara yeen Saraakiisha iyo Cii damada la socda in wax fashil ah uusan ku imaan howlgalka oo goobaha bartilmaame edku yahay ay mud aba dabagal ku hayeen Ciidamada aan mu uqan ee Sirdoonka.

       Ciidamo hubeysay oo ka tirsan Ha’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa fuliyay qorshaha hawlgalka ka dib markii ay heleen xuuraan sugan oo sheegaya in ay jirto halis amni oo ku wajahan shacabka, ta asoo u baahan in laga hortago ayaa sidoo kale lagu yiri” Warka NISA.

       Howlgalka hore wuxuu ka dhacay Deg mada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir, wuxuu na ahaa mid amniga lagu xaqiijinaayay oo ay hareer socotay baaris dadka iyo gaadiid lagu samaynayay.

      Waxaa xigay howlgal kale oo laga samee yay Degmada Kaxda, waxaana lagu soo qabt ay walxo la doonayay in lagu khalkhal galiyo ammaanka Caasimadda iyo shacabka ku dhaqan.

Howlgaladan oo qaatay saacado ayaa ku soo dhammaaday sidii loo qorsheeyay, iyadoo aysan dhicin qasaare ka dhashay sida lagu sheegay War kasoo baxay taliska Hay’adda NISA ee Gobolka Banaadir.

      Howlgalkan ay Ciidanka Nabadsugida So omaaliya ka fuliyeen Magaalada Muqdisho ayaa kusoo beegmaya xilli Shacabka Muqdi sho ay qaati ka taagan yihiin rag Burcad ah oo habeen iyo Maalin dhac u geysanaya

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee dalka

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Shalay Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee dalka, Kate Foster.

     Kulanka ayaa looga hadlay taageeradaDowladda Ingiriiska ee dhinacyada kala duwan, gaar ahaa sidii xal loogu heli lahaa masiibooyinka soo noqnoqda, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxto oyada Jubbaland. "Kulan ka ayaa lagaga hadlay taageera da Dowladda Ingiriiska ee dhinacyada kala duwan, gaar ahaan sidii xal waara loogu heli lahaa masiibooyinka soo noqnoqda, naba dgelyada iyo sidii Dowladda Ingiriiska ay u bil aabi lahayd mashariic horumarineed iyo taa geero dhinacayada kala duwan ah, oo ay ka fulin doonto Jubbaland.” Ingiriiska ayaa ka mid ah dowladaha shish eeye ee Dowladda Feeraalka iyo kuwa Do wlad Goboleedka ka taageera dhinacyada amniga, dhaqaalaha, dib u dhiska iyo hormarinta

Wadayaasha Mooto Bajaajta ku shaqeys ta xiliga habeenkii oo cabasho ka muuji yay amar kasoo baxay dowaladda Soomaaliya

Wadayaasha Mooto Bajaajta uga dhex shaqeysta xiliga habeenkii gudaha magaal ada Muqdisho ayaa cabasho xoogan ka mu ujiyay amar Dorraad galinkii dambe kasoo bax ay Booliiska Soomaaliya oo lagu macnuucay in 12:00 saqda dhexe waxii ka dambeeya anan la arki karin Mooto Bajaaj dhex socota gudaha magaalada Muqdisho.

Maxamed Cabdi oo ka mid ah wadayaasha Bajaajta oo xiliga habeenkii kaliya ku shaqe ysan jiray Moota Bajaajta ayaa sheegay in dhibaato weyn ay ku tahay amarka kasoo ba xay dowladda Soomaaliya, maadama uu she egay in shaqadiisa xiliga ugu wanaagsan ay aheyd habeenkii.

"Dhibaato ayay nagu tahay amarka ka soo baxay dowladda sababto ah maalin an iga ma jecli inaan shaqeeyo oo wadooyinka dhan ayaa mashquul ah hal dolar ba qofka ku qaade maalintii hal saac iyo ka badana ja am ayaa lagu jiraa marka xabo lagama faa'I dayo shaqada maalintii, habeenkiina waa cid lo macamiisha aan leyahayna habeenkii ay aan qaadi jiray oo waxay u badnayeen kuwa hotelada, Maqaayadaha ka shaqeeya iyo ku wa qurba joog ah" ayuu yiri Maxamed Ca bdi.

Maxamed Cabdi ayaa beeniyay in Mooto Bajaajyada aysan wax shaqo ah ku laheyn eedeymaha loo soo jeediyay ee ah in amaan darada Muqdisho ay qeyb ka yihiin, isagoona tilmaamay sanad iyo sadax bilood oo uu sha qeynayay xiliga habeenkii ah inuusan la kul mi wax amaandaro ah.

Cabashadaan kasoo yeertay wadayaa sha Bajaajta xiliyada habeenkii ka shaqeysan jiray gudaha magaalada Muqdisho ayaa ima anaya, iyadoo Booliiska Soomaaliya Dorraad ku dhawaaqeen in Bajaaj socota aanan lagu arki karin gudaha Muqdisho waxii ka dambee ya 12:00 habeenimo si loo xaqiijiyo amaanka Caasimada Muqdisho.

Maamul cusub oo loo Magacaabay deg mada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedk a Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyi hii degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan & kuxigeenkiisii Amniga, isaga oo mas’uuliyiin cusub u magacaabay degmadaas.

Wareegto kasoo baxday Xa fiiska Wasiir ka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle ayaa wax aa Guddoo miyaha Degmada Jalalaqsi loogu Magacaab ay Nuur Maxamed Absuge oo loo yaqaano (Nuur Dheere) , kaas oo kamid ah aa sara akiishii hoggaamineysay kacdoonkii ka dhan ka ahaa Madaxweynaha Hir-Shabeel le ee kajiray Beledweyne halka gu ddoomiye kuxi gee nka Amniga loo magacaa bay Cabdi Ca bdullaahi Xasan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip