Wararka

Xildhibaankii Labaad oo maanta lagu doortay Baydhabo

0 Visits: 264 | Saturday April 27, 2019 - 23:16:00
Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ka wadda Buuxinta kuraasta banaan ee Golaha Shacabka.

Read More »

Dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Eedeysane C/risaaq Calool geel oo soo idlaatay

0 Visits: 239 | Saturday April 27, 2019 - 23:13:16
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad ka dhan ah eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil oo racfaan ka soo qaatay xukuno horay ugu riday Maxkamadda,waana markii saddexaad oo dacwadan la dhageysto. Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa weydiiyay xafiiska…

Read More »

Madaxweynaha Tanzania Oo Cafis U Fidiyey Kumanaan Maxaabiis Ah

0 Visits: 275 | Saturday April 27, 2019 - 23:09:25
Madaxweynaha dalkaasi, John Magufuli waxa uu shalay cafis u fidiyey 3,520 Maxbuus, iyadoo uu dalkaasi u dabaal-degayo 55-guuradii ka soo wareegtay Madax-bannaanidii dalkaasi. Hadal-qoraal oo uu saxiixay Xoghayaha Joogtadda e Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaaei, jeneral Jacob Kingu ayuu ku sheegay…

Read More »

Sheekh Shariif oo hordhigay 3 qoddob dowladda maanta jirta

0 Visits: 245 | Saturday April 27, 2019 - 23:06:24
Madaxweynihii dowladdii KMG ah aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay Xaaladda dalka, waxaana uu sheegay in dowladda Maanta jirtaa aysan Mas'uuliyad badan iska saarin Xaaladda dalka. Dowladda dhexe ee Soomaliya ayuu sheegay in aysan daacad ka aheyn dagaalka ka dhanka…

Read More »

Is-Qarxin Ka Dhacday Sri Lanka Iyo Khasaaro Ka Dhashay

0 Visits: 263 | Saturday April 27, 2019 - 23:02:26
Hay'addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay saakayto sheegeen inay heleen maydadka 15 qof, kadib, markii ay xalay dagaal la galeen xubno la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Kooxda Daacish.

Read More »

Wasaaradda Boostada oo dib-u-dhisaysa Xaruntii Taleefannada ee dalka

0 Visits: 243 | Saturday April 27, 2019 - 23:00:28
Wasiirka Boosta, isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Eng. Cabdi Canshuur Xasan, ayaa maanta la wareegay xarunta taleefannada dalka oo ku taalla degmada Warta Nabadda ee gobalka Banaadir. Wasiirka ayaa hadal kooban oo uu ka jeediyay gudaha xarunta ayaa ku sheegay in…

Read More »

Howlgal Lagu Soo Qabtay Burcad-Baddeed Laguna Sii Daayey La-Haystayaal

0 Visits: 322 | Saturday April 27, 2019 - 22:56:59
Hawlgalka Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ka wadaan Xeebaha Somalia ee (Operation Atalanta) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Burcad-baddeed Soomaali ah oo dhowr maalmood ka hor ku fashilmay inay qafaashaan Labo Dooni Kalluumeysi oo laga kala lahaa dalalka Spain iyo Koonfurta Kuurya oo marayey…

Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud oo dowladda ku eedeeyay Caburin

0 Visits: 250 | Saturday April 27, 2019 - 22:50:10
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud sheegay in dowladnimadda Soomaaliya maanta ay mareyso meel xun oo loo baahan yahay in si deg deg ah loo badbaadiyo. Waxaa uu sheegay Xasan Sheekh Maxamuud in dowladda Soomaaliya ay Caburin ku heyso Siyaasiyiinta qaar ee dalka ku sugan.

Read More »

Shirka Deyn Cafinta Soomaaliya oo galay maalinkii 2aad

0 Visits: 203 | Saturday April 27, 2019 - 22:45:19
Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Magaalada Adis Ababa kaga qeyb-galay Maalintii labaad Shir Looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo dhameystirka hanaanka deyn cafinta Soomaaliya. "Waxaa maalinkii 2aad inoo socda shirka dib u…

Read More »

Faah Faahin:-Duqeyn Ka Dhacday Deegaano Ka Tirsan Gobolka Bari

0 Visits: 222 | Saturday April 27, 2019 - 22:43:30
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn diyaaradeed oo gelinkii dambe shalay ka dhacday deegaano ka tirsan Gobolka Bari. Deegaanada la duqeyay ayaa waxaa kamid ahaa Timirshe iyo Cameeyra oo hoostaga degmada Isku-shuban ee Gobolka Bari,iyadoo halkaasi ay Saldhig ku lahaayeen dagaalyahano ka tirsan…

Read More »

Kenya oo Wakiil u Magacaabeysa Somaliland

0 Visits: 215 | Saturday April 27, 2019 - 22:42:01
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriir la yeelaneyso maamulka Somaliland, islamarkaana dhawaan ay u Magacaabi doono Wakiil cusub , kasoo ka qeyb qaadan doona xoojinta xiriirka Somaliland iyo dowladda Kenya. Wasiirka Arrimaha Dibadda kenya ayaa ku wargalisay Mr Philip Mundia Githiora oo ah Agaasimaha…

Read More »

Somalia Oo La Sheegay Inay Kamid Tahay Dalalka Ugu Khatarsan Ee Dadka Mareykanka Lagu Afduuban Karo

0 Visits: 212 | Saturday April 27, 2019 - 22:39:29
Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa dib u soo cusbooneysiisay farriimaha Ammanaka ee dadka Mraaykanka ee dibedaha u safra, waxaana la soo bandhigay dalalka ugu khatarta badan Liiska 35-ka Waddan ee horey loo shaaciyey inay dadka Maraykanka halis ugu jiraan in lagu afduubto, lagana qaato lacago madax-furasho…

Read More »

SAWIRO: Madaxweynihii hore ee dalka oo qaabilay Wafuud kala duwan

0 Visits: 194 | Saturday April 27, 2019 - 22:37:57
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Sharif Sheikh Ahmed ayaa kulan la aqaatey Safiirka midowga Africa ahna madaxa ciidanka nabad ilaalinta ujooga Somalia ee AMISOM, Ambassador Francisco Madeira. Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey doorka nabad ilaalineed ee ay lagarab taaganyihiin Shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka Oo Baaqday Iyo Sababta Oo La Shaaciyay

0 Visits: 209 | Saturday April 27, 2019 - 22:33:25
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu gabi ahaanba baaqay Kulankii Maanta ay yeeshan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka. Sababta uu kulankaas u baaqday ayaa waxa ay tahay Kooram la'aan,kadib markii ay Xildhibaanada soo xaadi waayeen kulanka.

Read More »

Madaxweyne Dani oo qaabilay Wafdi ka socda dowladda UK

0 Visits: 225 | Saturday April 27, 2019 - 22:31:55
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wafti balaadhan oo uu hogaaminayo safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Ben Fender. Madaxweynaha Puntland ayaa ka warbixiyey kulanka muhiim ka ah ee uu la qaatay safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaaliya.

Read More »

Muwaadin Soomaali Oo Laga Soo Masaafurin Lahaa Sweden Oo Dib Looga Laabtay

0 Visits: 216 | Saturday April 27, 2019 - 22:24:42
Maxkamadda ugu sarreysa ee dalkaasi ayaa laashay Go'aan lagu soo masaafurin lahaa Nin Soomaali oo lagu helay fal Kufsi ah, laguna xukumay Xabsi Hal sanno iyo 10-bilood. Hadal ka soo baxay Maxkamadda Sare ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inaysan jirin sababo aan caadi ah oo khasbaysa in Ninkaasi la…

Read More »

Neymar Jr Oo Qirtay Inuu Ka Qoomameeyay Go'aankii Uu Kaga Baxayay Barcelona

0 Visits: 834 | Saturday April 27, 2019 - 22:17:03
Weeraryahanka Paris Saint Germain Neymar Junior ayaa si layaab leh u qiray inuu ka si dhaqso leh uga qoomameeyay go'aanka uu kaga baxayay Barcelona, isla markaana ay jirtay inuu ku fakaray inuuba kooxda weydiisto inuu iska sii joogo. Xiddigaan reer Brazil ayaa noqday (ilaa iyo haddana ah) xiddiga…

Read More »

Kulamadda Siyaasadeed ee ka socda Nairobi oo xoogeystay

0 Visits: 248 | Saturday April 27, 2019 - 22:12:23
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa ka socday maalmihii ugu dambeeyay kulamo siyaasadeed oo looga soo horjeeday dowladda dhexe ee Soomaaliya , islamarkaana ay waddeen Madaxda maamul goboleedyadda iyo Siyaasiyiinta qaar. Saacaddihii ugu dambeeyay Magaalada Nairobi waxaa ka dhacay kulamo…

Read More »

Duqa Muqdisho Oo Amar Siiyay Maamulka Wadajir

0 Visits: 219 | Saturday April 27, 2019 - 21:45:58
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo goob fagaare ah kula hadlay bulshada Degmada Wadajir ayaa sheegay in uu socdo qorshe dhammeystiran oo lagu sii xoojinayo amniga caasimadda.

Read More »

Madaxweynihi hore ee Itoobiya oo geeriyooday

0 Visits: 227 | Saturday April 27, 2019 - 21:42:08
Dr Nagaaso Gidaada Madaxweynihi hore ee dalka Itoobiya ayaa la sheegay inuu maanta ku geeriyooday dalka Jarmalka. Dr Nigaaso Gidaada oo in mudda ahba xanuunsanaa waxaa lagu dabiibayey Isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka.

Read More »