Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka Oo Baaqday Iyo Sababta Oo La Shaaciyay

0
Saturday April 27, 2019 - 22:33:25 in Wararka by
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka Oo Baaqday Iyo Sababta Oo La Shaaciyay

    Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu gabi ahaanba baaqay Kulankii Maanta ay yeeshan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka. Sababta uu kulankaas u baaqday ayaa waxa ay tahay Kooram la'aan,kadib m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu gabi ahaanba baaqay Kulankii Maanta ay yeeshan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka. Sababta uu kulankaas u baaqday ayaa waxa ay tahay Kooram la'aan,kadib markii ay Xildhibaanada soo xaadi waayeen kulanka.

 
Xarunta Golaha Shacabka ayaa Maanta waxaa soo xaadiray 129 Xildhibaan oo kaliya,iyadoo xalay lagu wargeliyay Xildhibaanada Golaha Shacabaka in Maanta uu jiro,isla markaana laga doonayo in ay ka soo qeyb galaan.

Ajendihii kulankaas ayaa waxaa uu ahaa Aqrinta labaad Hindise sharciyeedka shirkadaha Ganacsiga.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip