Xildhibaankii Labaad oo maanta lagu doortay Baydhabo

0
Saturday April 27, 2019 - 23:16:00 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaankii Labaad oo maanta lagu doortay Baydhabo

    Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ka wadda Buuxinta kuraasta banaan ee Golaha Shacabka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ka wadda Buuxinta kuraasta banaan ee Golaha Shacabka.

Musharax Nuur Siidow Baaba Xasan ayaa ku guuleystay kursiga xildhibaanimo ee beesha Bagadi oo horay uu uga geeriyooday xildhibaan Cabdullaahi Ruush.

Nuur Siidow ayaa helay 48 Cod halka musharaxa ee Fiqi C/llaahi uu helay 1 cod, 1 codna waa halaabay.

Maanta Magaalada Baydhabo waxaa sidoo kale lagu qabtay doorashadda kursigii uu baneeyay taliyihii hore ee NISA Xuseen Calool Kuus.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip