Madaxweynihi hore ee Itoobiya oo geeriyooday

0
Saturday April 27, 2019 - 21:42:08 in Wararka by
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihi hore ee Itoobiya oo geeriyooday

    Dr Nagaaso Gidaada Madaxweynihi hore ee dalka Itoobiya ayaa la sheegay inuu maanta ku geeriyooday dalka Jarmalka. Dr Nigaaso Gidaada oo in mudda ahba xanuunsanaa waxaa lagu dabiibayey Isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr Nagaaso Gidaada Madaxweynihi hore ee dalka Itoobiya ayaa la sheegay inuu maanta ku geeriyooday dalka Jarmalka. Dr Nigaaso Gidaada oo in mudda ahba xanuunsanaa waxaa lagu dabiibayey Isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka.

Madaxweynaha geeriyooda Dr Nagaaso Gidaada 1995-kii wuxuu ahaa madaxweynihi ugu horreeyey ee dowladda Federaalka Itoobiya, xilligi ay xoogagga EPRDF oo uu hoggaaminayey Meles Zeenaawi ay la wareegeen talada dalka Itoobiya wuxuuna xilka Madaxweynanimada uu soo hayey 7 sano.

Doorashadi dalkaasi Itoobiya ka dhacday 1995-kii ayaa mudane ka tirsan golaha wakiillada shacabka Itoobiya looga soo doortay Gobolka Dambi Dolo isaga oo shaqsi ahaan iisu soo sharraxay oo aan xisbi siyaasadeed ku tiirsaneen.

Dr Nagaaso Gidaada laga billaabo dhalinyarnimadiisi wuxuu door weyn uu ku lahaa siyaasadda dalka Itoobiya gaar ahaanna halgankii siyaasadeed ee dowladdi Mengiste xilka looga tuuray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip