SAWIRO: Madaxweynihii hore ee dalka oo qaabilay Wafuud kala duwan

0
Saturday April 27, 2019 - 22:37:57 in Wararka by
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Madaxweynihii hore ee dalka oo qaabilay Wafuud kala duwan

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Sharif Sheikh Ahmed ayaa kulan la aqaatey Safiirka midowga Africa ahna madaxa ciidanka nabad ilaalinta ujooga Somalia ee AMISOM, Ambassador Francisco Madeira. Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey doorka nabad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Sharif Sheikh Ahmed ayaa kulan la aqaatey Safiirka midowga Africa ahna madaxa ciidanka nabad ilaalinta ujooga Somalia ee AMISOM, Ambassador Francisco Madeira. Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey doorka nabad ilaalineed ee ay lagarab taaganyihiin Shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sidoo kale qaabilay Qunsulka dalka Masar u jooga Soomaaliya Tamer Safwat oo booqasho sharafed ugu yimid Madaxweyne hore Sharif Sheikh Ahmed, isagoona uga mahad celiyey sida ay Shacabka Soomaaliyeed ugarab taaganyihiin.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip