Kenya oo Wakiil u Magacaabeysa Somaliland

0
Saturday April 27, 2019 - 22:42:01 in Wararka by
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo Wakiil u Magacaabeysa Somaliland

    Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriir la yeelaneyso maamulka Somaliland, islamarkaana dhawaan ay u Magacaabi doono Wakiil cusub , kasoo ka qeyb qaadan doona xoojinta xiriirka Somaliland iyo dowladda Kenya. Wasiirka Arrimaha Dibadda kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriir la yeelaneyso maamulka Somaliland, islamarkaana dhawaan ay u Magacaabi doono Wakiil cusub , kasoo ka qeyb qaadan doona xoojinta xiriirka Somaliland iyo dowladda Kenya. Wasiirka Arrimaha Dibadda kenya ayaa ku wargalisay Mr Philip Mundia Githiora oo ah Agaasimaha Wasaaradda inuu abuuro xiriir dublomaasi oo dhexmara Somaliland iyo dowladda Kenya, islamarkaana uu diyaariyo halkii uu ku shaqeyn lahaa Wakiilka cusub.

Monica Juma ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay kulamo joogto ah la qaadatay Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland iyo Wakiilka Somaliland ee dalka Kenya.

Wasiirka ayaa sidoo kale soo jeedisay in la dhiso guddi gaar ah oo ka shaqeyn doona Danaha Somaliland iyo Kenya, kasoo ay ku jiraan Wasiiradda Arrimaha dibadda labadda dal iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Dowladdaha Jabuuti , Itoobiya iyo Turkiga ayaa kuleh Magaalada Hargeysa Qunsuliyado u shaqeeya qaab Safaaradeed, islamarkaana si toos ah uga yimaada dhanka dowladdahaasi oo qaarkood aan la shaqeyn Safaaraddaha dalalkaasi ee ku yaalla Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip