Shirka Deyn Cafinta Soomaaliya oo galay maalinkii 2aad

0
Saturday April 27, 2019 - 22:45:19 in Wararka by
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Deyn Cafinta Soomaaliya oo galay maalinkii 2aad

    Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Magaalada Adis Ababa kaga qeyb-galay Maalintii labaad Shir Looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo dhameystirka hanaanka deyn cafinta Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Magaalada Adis Ababa kaga qeyb-galay Maalintii labaad Shir Looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo dhameystirka hanaanka deyn cafinta Soomaaliya. "Waxaa maalinkii 2aad inoo socda shirka dib u eegista Barnaamijka sadexaad ee Deyn Cafinta Soomaaliya (SMP3) ee aan la leenahay Hey'adda lacagta aduunka ee IMF, IMF way ku qanacday dhamaan sidii aan uga soo baxnay shuruudihii SMP3, waxaana rajeyneynaa in uu guul noogu soo dhamaado" ayuu yiri Wasiir Beyle.

Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya hada ay taagantahay meel Aduunku wada ogyahay taas oo ah in dhabihii guusha ay ku socoto.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip