Is-Qarxin Ka Dhacday Sri Lanka Iyo Khasaaro Ka Dhashay

0
Saturday April 27, 2019 - 23:02:26 in Wararka by
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Is-Qarxin Ka Dhacday Sri Lanka Iyo Khasaaro Ka Dhashay

    Hay'addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay saakayto sheegeen inay heleen maydadka 15 qof, kadib, markii ay xalay dagaal la galeen xubno la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Kooxda Daacish.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay saakayto sheegeen inay heleen maydadka 15 qof, kadib, markii ay xalay dagaal la galeen xubno la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Kooxda Daacish.

 

Ugu yaraan 4 Dagaalame Daacish ayaa la sheegay inay is-qarxiyeen, kadib, markii ay Ciiddanka hareereeyeen dhismo ay ku jireen, waxaana halkaasi ku geeriyootay ugu yaraan 15 qof oo ay ku jireen 6 carruur ah.

Maydadkaasi waxaa laga helay dhismo ku yaalla DegmaddaKalmunaayee Bariga dalkaasi.

Afhayeenka Boliska dalkaasi,RuwaanGunasekaraayaa sheegay in 3 nin oo kale oo la rumeysan yahay inay ahaayeen Is-qarxiyayaal waxaa laga helay bannaanka dhismaha uu qaraxu ka dhacay.

Axadii la soo dhafaay, Qaraxyo ka dhacay Kaniisado iyo Hoteelo ku yaalla guud ahaan dalkaasi ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen in ka badan 250-qof, halka in ka badan 500 ku dhaawacmeen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip