Xasan Sheekh Maxamuud oo dowladda ku eedeeyay Caburin

0
Saturday April 27, 2019 - 22:50:10 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh Maxamuud oo dowladda ku eedeeyay Caburin

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud sheegay in dowladnimadda Soomaaliya maanta ay mareyso meel xun oo loo baahan yahay in si deg deg ah loo badbaadiyo. Waxaa uu sheegay Xasan Sheekh Maxamuud in dowladda Soomaaliya ay Caburin ku he

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud sheegay in dowladnimadda Soomaaliya maanta ay mareyso meel xun oo loo baahan yahay in si deg deg ah loo badbaadiyo. Waxaa uu sheegay Xasan Sheekh Maxamuud in dowladda Soomaaliya ay Caburin ku heyso Siyaasiyiinta qaar ee dalka ku sugan.

Awood sheegashadda dowladda dhexe ee Soomaaliya ayuu sheegay in ay tahay Mid dalka sii burburinkarta haddii dhinacyadda kala duwan ee hoggaanka haaya aysan muujin tanaasul.

"Dalkaan hoggaamiye xoog badan iyo shacabka oo gacan bir ah lagu qabto. afkana la qabto waa tan maanta 30 sano na dhigtay, fidnadii ka dhalatayna weli waa socotaa” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

"Dadka waa hadlayaan, haddii laga hor istaagan si walbo ahaado waa isu tegayaan, haddii qaranka wax kasoo horjeedo laga hadlana qaran dumis in la yiraahdo waa afqabasho iyo waxaan raali laga noqoneyn, dhaqan suubanna ma ahan” ayuu yiri markale Xasan Sheekh Maxamuud.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip