Wararka

Qaramada Midoobay oo Canbaareysay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Elite

0 Visits: 191 | Monday August 17, 2020 - 08:13:57
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee gelinkii shalay Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Elite ee xeebta Liido Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir. Qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu socday 5 saacadood…

Read More »

Goobjoogayaal ka badbaaday weerarkii Hotelka Elite oo ka hadlay sida wax u dhaceen

0 Visits: 162 | Sunday August 16, 2020 - 23:29:02
Goobjoogayaashan oo ku sugnaa aagga Hotel Elite ee Magaalada Muqdisho ayaa ka xog waramay, sida uu ku bilowday weerarkii hubeysnaa ee gelinkii dambe ee maanta lagu qaaday hotelkaasi. Goobjoogaha hore oo lagu magacaabo Cabdirisaaq, kuna sugnaa hotel ku dhegan hotelka kale ee la weeraray ayaa sheegay…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo war Tacsi ah ka soo saaray qaraxii Al-Shabaab ee Xeebta Liido

0 Visits: 217 | Sunday August 16, 2020 - 22:08:51
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida muwaadiniinta Soomaaliyeed ee argagixisadu ay sida gaadmada ah ugu laayeen mid ka mid ah hoteellada ku yaala Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo oo aan muddooyinkan looga baran inuu ka tacsiyadeeyo qaraxyada…

Read More »

Milkilaha Hoteel Elite oo ka hadlay weerarka lagu qaaday hoteelkiisa

0 Visits: 219 | Sunday August 16, 2020 - 21:52:54
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa ka badbaaday Qaraxa iyo weerarka lagu qaaday Hoteelka Elite. Xildhibaanka ayaa sheegay in uu ku sugnaa markii uu weerarku dhacay Hoteelka uu Milkile ka yahay. Waxa uu sheegay in ay jiraan dhaawacyo iyo dhimasho, waxaana uu tacsi u…

Read More »

Cabduweli Gaas oo Madaxda dalka uga digay muddo kororsi

0 Visits: 230 | Sunday August 16, 2020 - 21:51:29
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabduweli Maxamed Cali gaas ayaa ka hadlay arrimaha la xiriira doorashada Soomaaliya iyo wararka la isla dhex-marayo oo sheegayo in Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo uu u ololeynayo in uu sameysto muddo kororsi. Cabduweli Gaas waxaa uu sheegay in isaga…

Read More »

Soomaaliya oo dib u billaabeysa bixinta shatiyada duuliyayaasha

0 Visits: 197 | Sunday August 16, 2020 - 21:50:03
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in iyadoo kaashaneysa Qaramada Midoobey iyo hay'ad Mareykanka ah ay dhowaan dib u bilaabi doonto adeegyadii bixinta shatiyada duuliyayaasha iyo diiwaangelinta diyaaradaha. Madaxda hay'adda duulimaadyada rayidka ah ayaa sheegtay in si loo hirgeliyo arrintaan…

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 276 | Sunday August 16, 2020 - 21:47:07
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa Garoonka Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Madaxweyne Kuxigeenka…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay weerarka lagu galay Hotel Elite

0 Visits: 286 | Sunday August 16, 2020 - 21:43:02
Ciidamada Dowladda Somaliya noocyadooda kala duwan ayaa gurmad ahaan u gaaray Hotel Elite ee Magaalada Muqdisho, oo gelinkii dambe ee maanta ay weerareen dabley hubeysan. Weerarka oo ku bilowday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu dhuftay qaybta dambe ee Hotel Elite, oo saaran Xeebta Liido…

Read More »

DFS oo ka hadashay weerarka ka socda hotel Elite ee Muqdisho

0 Visits: 248 | Sunday August 16, 2020 - 20:10:32
Wasiirka Wasaadadda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka tacsiyadeeyey geeriga agaasimihii xiriirka gobolada ee wasaaraddaasi Cabdirisaaq Cabdullaahi Cabdi oo ku dhintay weerar ay koox hubeysan ku qaadeen hotel Elite ee ku yaalla Xeebta Liido ee Muqdisho

Read More »

UPDATE: Close to 30 injured in Elite Hotel attack

0 Visits: 938 | Sunday August 16, 2020 - 19:52:33
At least 28 people have been injured and unconfirmed number killed in a terrorist attack at a hotel in Mogadishu. Ambulance services provider Aamin Ambulance confirmed 28 people have been injured in the attack at Elite Hotel in Liddo. nwsinsideBeach. Government spokesman Ismael Omar has directed blame…

Read More »

Maxaa ka soo kordhay weerarkii lagu qaaday hotel Elit ee Muqdisho

0 Visits: 258 | Sunday August 16, 2020 - 19:12:03
Sida ay goobjoogayaal u sheegeen warbainta M/Muqdisho qaar ka mid aha ayaa sheegaya in qaraxii ka dhacay hotel Elite uu Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu qaaday . wararka ayaa intaa raacinayaan in uu Hoteelka yahay hotel Elite oo ku yaalla xeebta Liido ee M/Muqdisho.…

Read More »

Xisbi uu Hoggaamiye ka yahay Amb. Daahir Maxamuud Geelle oo lagu dhawaaqay..

0 Visits: 234 | Sunday August 16, 2020 - 19:00:04
Waxaa lagu dhawaaqay Xisbi uu hogagamiye ka yahay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Amb. Daahir Maxamuud Geelle, kaas oo lagu Magacaabo DAN Qaran (National Interest Party. Xisbigaan ayaa waxaa uu kamid noqonayaa Xisbiyada Siyaasadeed ee ka jira dalka, isla markaana doorweyn ku yeelan doona isbedelada…

Read More »

WAR DEG-DEG AH :-Qarax xooggan oo ka dhacay agagaarka Xeebta Liido

0 Visits: 271 | Sunday August 16, 2020 - 17:27:08
Qarax xooggan oo aan faah faahin laga hayn ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay agagaarka Xeebta Liido ee Degmada Cabdicasiis ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho Wariyeyaasha Magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in jug weyn laga maqlay nawaaxiga Xeebta Liido, xilli boqolaal qof ay u damaashaad jooggeen xeebtaasi.…

Read More »

Wasiir Goodax Barre oo dhagax dhigay Dugsi Sare oo Cusub

0 Visits: 231 | Sunday August 16, 2020 - 14:34:05
Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo. Safarka Wasiir Goodax Barre ayaa waxaa ku wehlinayay xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo mas'uuliyiin…

Read More »

Somaliland oo xirtay Rag gubay dhar la siiyay Dad shacab ah

0 Visits: 268 | Sunday August 16, 2020 - 13:48:48
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay 4 dhallinyaro ah kuwaas oo ku eedaysan in ay gubeen Dhar ay sheegeen in xukuumaddu ugu deeqday dadka waxyeeladu ka soo gaareen Roobabkii ka da'ay degmada Sallexlay. Dad ka gadoodsan xariga Dhallinyaradan ayaa Maanta banaanbax ka dhigay Magaalada,…

Read More »

Israa'iil oo duqeymo Cusub ku bilowday Kooxo hubeysan

0 Visits: 239 | Sunday August 16, 2020 - 13:40:54
Ciidamada Israel ayaa Axadda maanta ah bilaabay duqeymo cusub oo dhanka cirka ah oo ay ku weerarayaan fariisimaha kooxda Xamaas ee marinka Gaza, waxayna xireen aagga kaluumeysiga ee kuyaala xuduudda Falastiin iyadoo taa lagaga jawaabayo gantaalo iyo qaraxyada lagu weeraro dhanka Israel. Tallaabadan…

Read More »

Faah faahin:-Wasiir Goodax Barre oo ka badbaaday Qarax lala eegtay

0 Visits: 266 | Sunday August 16, 2020 - 13:40:54
Siihayaha wasiirka waxbarashada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cadullaahi Goodax Barre ayaa la sheegay in qarax lagula eegtay Gobolka Gedo, waxaana la sheegay in qaraxaas ay waxyeelo kasoo gaartay mas'uuliyiin la socday wasiirka. Wararka qaar ayaa sheegaya in Xildhibaan la socday wafdiga uu ku…

Read More »

Guddoomiye Cumar Filish oo Muqdisho ka ambabaxay

0 Visits: 240 | Sunday August 16, 2020 - 12:19:06
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba baxay Magaalada Dhuusammareeb ee xarunta Maamul Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha ayaa waxaa uu ka qayb gali doonaa shirka Dhuusamareeb3 oo loogu madalsan yahay in uu magaaladaas ka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 16-AUG-2020

1 Visits: 738 | Sunday August 16, 2020 - 09:23:25
Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jee diyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay aa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo…

Read More »

Faah faahin ka soo baxeysa Qarax ka dhacay guri ku yaallo Magaalada Kismaayo

0 Visits: 237 | Sunday August 16, 2020 - 08:56:58
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax xalay ka dhacay guri ku yaallo Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Maamulka Jubbaland, sida laamaha ammaanka Maamulkasi ay ku waramayaan. Qaraxaan oo ahaa miino ayaa la sheegayaa in la dhigay guri dabaq dhexdiisa ah, kaasi oo ku yaallo Magaalada Kismaayo,…

Read More »