Milkilaha Hoteel Elite oo ka hadlay weerarka lagu qaaday hoteelkiisa

0
Sunday August 16, 2020 - 21:52:54 in Wararka by
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milkilaha Hoteel Elite oo ka hadlay weerarka lagu qaaday hoteelkiisa

    Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa ka badbaaday Qaraxa iyo weerarka lagu qaaday Hoteelka Elite. Xildhibaanka ayaa sheegay in uu ku sugnaa markii uu weerarku dhacay Hoteelka uu Milkile ka yahay. Waxa uu sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa ka badbaaday Qaraxa iyo weerarka lagu qaaday Hoteelka Elite. Xildhibaanka ayaa sheegay in uu ku sugnaa markii uu weerarku dhacay Hoteelka uu Milkile ka yahay. Waxa uu sheegay in ay jiraan dhaawacyo iyo dhimasho, waxaana uu tacsi u diray dadkii ay waxyeelado soo gaartay. "Dhammaan allah ha un naxariisto inti ku dhimatay weerarki galabta ay argagaxisadu ku soo qaaday shacab soomaaliyeed gaar ahaan Hotel Elite oo aan xilligaas ku sugnaa inta dhaawaca ahna allah bogsiiyo, waana caafimaad dhamaan ehel iyo asaxaaba" ayuu yiri Xildhibaanka. Ku dhawaad 15 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen ka dib markii Qarax iyo weerar toos ah lagu qaaday Hoteelka lagu Magacaabo Elite oo ku yaalla Xeebta Liido.
.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip