Cabduweli Gaas oo Madaxda dalka uga digay muddo kororsi

0
Sunday August 16, 2020 - 21:51:29 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabduweli Gaas oo Madaxda dalka uga digay muddo kororsi

    Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabduweli Maxamed Cali gaas ayaa ka hadlay arrimaha la xiriira doorashada Soomaaliya iyo wararka la isla dhex-marayo oo sheegayo in Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo uu u ololeynayo in uu sameysto mud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabduweli Maxamed Cali gaas ayaa ka hadlay arrimaha la xiriira doorashada Soomaaliya iyo wararka la isla dhex-marayo oo sheegayo in Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo uu u ololeynayo in uu sameysto muddo kororsi. Cabduweli Gaas waxaa uu sheegay in isaga uu walaac weyn ka qabo in doorashada ay waqtigeeda ku dhici weyso, taas oo sababi karta is qabqabsi siyaasadeed iyo in uu dalka galo burbur. Waxaa uu ku taliyay in hadii aan dala laga qaban karin doorasho qof iyo Cod ah waqtiga u haray Dowladda Madaxweyen Farmaajo marxalad kale oo keeni karta xal siyaasadeed loo gudbo. Inta badan Saamileyda Siyaasadeed ee dalka ayaa aaminsan in xilligaan aan Soomaaliya laga qaban karin doorasho qof iyo Cod ah xaalado badan oo jira, halka Madaxweyne farmaajo iyo Guddoonka Golaha Shacabka ay ku adkeysanayaan inay dhici karto. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip