Maxaa ka soo kordhay weerarkii lagu qaaday hotel Elit ee Muqdisho

0
Sunday August 16, 2020 - 19:12:03 in Wararka by
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka soo kordhay weerarkii lagu qaaday hotel Elit ee Muqdisho

    Sida ay goobjoogayaal u sheegeen warbainta M/Muqdisho qaar ka mid aha ayaa sheegaya in qaraxii ka dhacay hotel Elite uu Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu qaaday . wararka ayaa intaa raacinayaan in uu Hoteelka y

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay goobjoogayaal u sheegeen warbainta M/Muqdisho qaar ka mid aha ayaa sheegaya in qaraxii ka dhacay hotel Elite uu Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu qaaday . wararka ayaa intaa raacinayaan in uu Hoteelka yahay hotel Elite oo ku yaalla xeebta Liido ee M/Muqdisho. iyadoo wararku ay intaasi ku darayaan in gaariga qarxay ka dib ay xigeen koox hubeysan oo gudaha u galeen Hoteelka, Dhinaca kale waxaa gudah iyo hareeraha hoteelkaba weli laga maqlaayaa rasaas xooggan oo ay isu adeegsanayaan ciidmada dowladda iyo ragga gudah ugu jira hoteelka oo weerarro ka wada gudaha hoteelka . wararka ayaa intaa raacinayaan in Dadka ku dhaawacmay Weerarka ay ka mid ahaayeen Sawirqaade Maxamad Caraaye Foorno oo ka tirsan shaqaalaha Tv-ga Qaranka iyo Fannaanad lagu magacaabo Faa'iza Beella oo ka tirsan Kooxda Heegan ee ciidmada boliiska soomaaliyeed , sida ay sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo. dhinaca kale waxaa la soo sheegayaa in khasaaro isugu jira Dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay weerarkaasi, sidoo kale waxaa ay ku waramayaan in dad badan oo dhaawac ay yaalay goobta dagaalka ka soconaayo wali. Gaadiidka Gurmadka ayaa gaaray goobta uu weerar ka ka socda, iyagoona bilaabay inay qaadaan dadkii ku dhaawacmay weerarkaas wixii warar dheeraad ah ee ina soo gaara wararkeena danmbe kala socda wabkeena www.mogtimes.com
....
 
Hotel Elite ee Muqdisho oo la weeraray



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip