Soomaaliya oo dib u billaabeysa bixinta shatiyada duuliyayaasha

0
Sunday August 16, 2020 - 21:50:03 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo dib u billaabeysa bixinta shatiyada duuliyayaasha

    Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in iyadoo kaashaneysa Qaramada Midoobey iyo hay'ad Mareykanka ah ay dhowaan dib u bilaabi doonto adeegyadii bixinta shatiyada duuliyayaasha iyo diiwaangelinta diyaaradaha. Madaxda hay'adda duulimaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in iyadoo kaashaneysa Qaramada Midoobey iyo hay'ad Mareykanka ah ay dhowaan dib u bilaabi doonto adeegyadii bixinta shatiyada duuliyayaasha iyo diiwaangelinta diyaaradaha. Madaxda hay'adda duulimaadyada rayidka ah ayaa sheegtay in si loo hirgeliyo arrintaan la qaban doono howlo badan oo adag, taas oo looga gol leeyahay in howshaan ay la jaan qaaddo kuwa dhiggooda ah oo ay bixiyaan dowladaha kale ee dunida. Kuxigeenka Maareeyaha Hay'adda duulista Rayidka Jaamac Axmed Muuse ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan 7 Xafiis oo quseeya arrimo la xiriira bixinta shatiyada duuliyayaasha,isla markaana uu rajeynayo inay ku guuleysan doonaan. Adeegga bixinta shatiyada duuliyayaasha ayaa waxa uu Soomaaliya bixintiisa ka maqnaa ku dhowaad 30 sano,waxana dowladda Soomaaliya ay hadda sheegtay in la bilaabayo. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip