WAR DEG-DEG AH :-Qarax xooggan oo ka dhacay agagaarka Xeebta Liido

0
Sunday August 16, 2020 - 17:27:08 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG-DEG AH :-Qarax xooggan oo ka dhacay agagaarka Xeebta Liido

    Qarax xooggan oo aan faah faahin laga hayn ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay agagaarka Xeebta Liido ee Degmada Cabdicasiis ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho Wariyeyaasha Magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in jug weyn laga maqlay nawaaxiga Xee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax xooggan oo aan faah faahin laga hayn ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay agagaarka Xeebta Liido ee Degmada Cabdicasiis ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho Wariyeyaasha Magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in jug weyn laga maqlay nawaaxiga Xeebta Liido, xilli boqolaal qof ay u damaashaad jooggeen xeebtaasi. Qaraxan ayaa baqdin ku abuuray dadkii faraha badnaa ee ku sugnaa Xeebta Liido, kuwaa oo aan wax macluumaad ahi ka ahayn waxa uu qaraxaasi ahaa. dhinaca kale Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa gaaraya Ciidamada Dowladda ayaa goobta qarax uu ka dhacay ayay ciidamadu xireen waddooyin ka soo gala gobta qaraxu ka dhacay wixii faahfaain intaa dheer kala socda wabkeena www.mogtimes.com insha allaah. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip