Wararka

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Magacaabay Guddoomiye Degmo

0 Visits: 237 | Saturday September 05, 2020 - 17:56:19
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Xamar-Jajab ee Gobolkaan Banaadir. Wareegto kasoo baxday Guddoomiye Curmar Finish ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Degmada Xamar-Jajab loogu Magacaabay inuu noqdo Maxamed…

Read More »

Kenya oo digniin adag u dirtay cid kasta oo taageero u fidisa ama caawisa kooxda Al-Shabaab.

0 Visits: 242 | Saturday September 05, 2020 - 17:51:55
Wajeer-Kenya:-Dowladda Kenya ayaa digniin adag u dirtay cid kasta oo taageero u fidisa ama caawisa kooxda Argagixisada Al-Shabaab.

Read More »

Shir looga hadlay soo saarista Shidaalka Somaliya oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 277 | Saturday September 05, 2020 - 17:46:21
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Siihayaha Wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, Siihayaha Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Siihayaha Wasiirka Cadaaladda, mas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda qorshaynta, Maareeyaha Guud ee Hay'adda Badroolka Soomaaliya…

Read More »

Mo Farah oo jabiyey Rikoorka Dunida ee masaafad saacad lagu ordi karo.

1 Visits: 1463 | Saturday September 05, 2020 - 17:39:37
Mo Farah oo ku soo noqday ciyaaraha orodada afar goorna noqday horyaalka Olombigga, ayaa jabiyey rikoodhka dunida ee masaafada qof ordi karo muddo saacad ah, waxaanu ku jabiyey tartanka la yidhaa Diamond League oo lagu qabtay magaalada Brussels Jimcihii.

Read More »

Gaari siday Qamri badan kuna soo jeeday Muqdisho oo la qabtay

0 Visits: 254 | Saturday September 05, 2020 - 17:37:00
Ciidamada ammaanka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay gaari leylo-calaawi ah oo ay saarneed boqolaal dhalo oo qamri ah, kaasi oo ka yimid dhanka Magaalada Caabudwaaq. Askarta ku sugan barta koontrol ee laga soo galo Guriceel oo hayay macluumaadka qamrigan ayaa joojiyay gaarigan,…

Read More »

Dowladda Ingiriiska oo kaalmo dhaqaale ugu yaboohday dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

0 Visits: 183 | Saturday September 05, 2020 - 17:26:17
Wasiirka arimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska Dominic Raab ayaa bayaan uu soo saaray ku shaaciyay in dowladdiisu ay gargaar dhaqaale u fidinayso dhowr dal oo Afrikaan ah iyo dalka Yamen.

Read More »

Wasiirka Goodax oo Puntland ugu baaqay inay qaataan manhajka cusub ee dugsiyada sare

0 Visits: 237 | Saturday September 05, 2020 - 09:41:47
Wasiirka waxbarashasda Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maamulka Puntland ugu baaqay inay qaataan manhajka cusub ee dugsiyada sare, oo dhowaan dowladda federalka kusoo bandhigtay magaalada Muqdisho. Wasiir Goodax ayaa ka digay in Puntland siyaasadayso manhajka dowladda Soomaaliya ay kasoo shaqeysay,…

Read More »

Madaxweyne Qoorqoor oo kulan la yeeshay Wasiiro iyo taliyeyaal ciidan

0 Visits: 229 | Saturday September 05, 2020 - 09:39:37
Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigiisa maalmahan ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirada Wasaaradaha Amniga,Arimaha gudaha iyo Taliyaasha Ciidamada Dalka Jabuuti. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray amniga iyo sidii ciidamada hiil-walaal iyo kuwa Galmudug…

Read More »

Deni oo Muqdisho kula kulmay Siyaasiyiin iyo Shirkii Saddex geesoodka ahaa oo maanta furmaya

0 Visits: 295 | Saturday September 05, 2020 - 09:38:12
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa kulamo ka wadda Magaalada Muqdisho tan iyo markii uu soo gaaray talaadadii lasoo dhaafay, waxaana uu kulamo kala duwan la yeeshay qeybo ka mid ah bulshada. Xalay Madaxweyne Deni ayaa Muqdisho kula kulmay tirada Siyaasiyiin ugu badnaa tan iyo markii uu soo gaaray Muqdisho.…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay kulan Muqdisho ku dhexmaray Farmaajo iyo Axmed Madoobe

0 Visits: 225 | Saturday September 05, 2020 - 09:36:52
Kulan Saacado badan qaatay ayaa Magaalada Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Hoggaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Kulanka ayaa yimid ka dib markii Saacaddihii lasoo dhaafay xubnaha beesha Caalamka ay xoogga saareen sidii kulanka u…

Read More »

Weerar ka dhacay Galgaduud

0 Visits: 209 | Saturday September 05, 2020 - 09:35:46
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar iyo dilal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Galgaduud. Dilalka iyo weerarka ayaa inta badan ku saleysanaa anooyin qabiil. Maleeshiyo beeleed hubeysan ayaa xalay waxa ay rasaas ku fureen goobo muqaayado ah oo dad…

Read More »

Ciidanka dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay degaano ku yaalla Jubbada Hoose

0 Visits: 222 | Saturday September 05, 2020 - 09:34:52
Ciidanka maamulka Jubbaland iyo Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa kala wareegay Al-Shabaab deegaano dhowr oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Deegaanada ay Ciidanka dowladda Soomaaliya ay la wareegeen waxaa ka mid ah deegaanka Janaanay oo 60 Km dhanka galbeed kaga…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-SEP-2020...

1 Visits: 737 | Saturday September 05, 2020 - 09:29:45
Senator Muuse Suudi;"Waxaan aragnaa heshiis Hawiye aan ka qeyb ka ahayn inuu socdo." Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah senatarrada Aqalka Sare ayaa shee gay in M/ Muqdisho uu ka socdo ku lan aysan qeyb ka ah ayn Beesha Hawiye. Xaaji Muuse Suudi oo aan si toos ah u magaca abin cidda heshiiska…

Read More »

Dalkii ugu horreeyay Afrika oo eeyo u tababara inay baaraan coronavirus

0 Visits: 234 | Friday September 04, 2020 - 20:20:50
Jaamacadda Namibia ayaa eeyo u tababareysa inay baaraan coronavirus. Qorshuhu wuxuu yahay in eeyo la geeyo garoomada iyo xudduudaha, sida wargeys ka soo baxa dalkaas uu ka soo xigtay Conrad Brain, oo ah bare jaamacadeed. Eeyaha ayaa la xaqiijiyay in 95% ay ku saxan yihiin baaridda coronavirus. Mashruucan…

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo dilay qaarna nolosha ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 228 | Friday September 04, 2020 - 20:12:30
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Qabqabtay Qaar kamid ah Maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab,kuwaasi oo soo weeraray Saldhigyada Ciidamada ay ku leeyihiin duleedka Dagmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

Laba arrimood oo ku saabsan sida kacbada loo dhaqo

0 Visits: 1597 | Friday September 04, 2020 - 20:02:29
Kacbada barakaysan gudaheeda waxaa la dhaqaa sannadkii seddax goor, waana arrin soo billaabatay xilligii Nabi Maxamed NNKH. Markii ugu horreysay ee la dhaqay waxay ahayd xilligii ay Muslimiinta qabsadeen magaalada Makah iyo kacbada. Waxaana ka dhaxlay dawladihii muslimiinta ee u kala dambeeyay sida…

Read More »

Turkiga oo sheegay inuu dhiirigelinayo midnimada iyo wadajirka dhinacyada Falastiin

0 Visits: 219 | Friday September 04, 2020 - 19:38:34
Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Turkiga ayaa soo dhoweeyay kulan maalinimadii shalay dhexmaray Madaxweynaha reer Falastiin Maxamuud Cabaas iyo hoggaanka qeybaha Bulshadaasi ee gudaha iyo dibadda.

Read More »

Sidee laga yeelayaa Ardayda Puntland ee aan gelin Imtixaanka Dowladda?

0 Visits: 190 | Friday September 04, 2020 - 19:35:59
Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta ka warbixiyay ahmiyadda manhajka waxbarashada aas aasiga ah ee ka dhaqangalay Dalka. Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaqiijiyay in lala wareegay 24-dugdi ,haatanna ay socdaan dadaal la doonayo in lala…

Read More »

Kenya oo walaac xooggan ka muujisay ganacsi sharci darro ah oo dalal Soomaaliya ka mid tahay soo geliya dalkeeda.

0 Visits: 235 | Friday September 04, 2020 - 19:33:04
Muqdisho:-Dawlada Kenya ayaa sheegtay inay walaacsan tahay ganacsi sharci darro oo dalkeeda la soo geliyo

Read More »

Musharax Joe Biden oo booqday Nin Madow ah oo Todobo xabadood lagu tiriyay

0 Visits: 231 | Friday September 04, 2020 - 19:24:02
Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga ah ee Joe Biden ayaa qadka telefoonka kula hadlay Jacob Blake oo ah ninkii madowga ahaa ee ay booliska dhabarka kaga toogteen magaalada Kenosha ee gobolka Wisconsin taas oo horseedday dibadbaxyo ballaaran. Mr Blake, oo isbitaalka yaala isagoo curyaan ah ayaa Joe Biden…

Read More »