Dowladda Ingiriiska oo kaalmo dhaqaale ugu yaboohday dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

0
Saturday September 05, 2020 - 17:26:17 in Wararka by
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Ingiriiska oo kaalmo dhaqaale ugu yaboohday dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

    Wasiirka arimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska Dominic Raab ayaa bayaan uu soo saaray ku shaaciyay in dowladdiisu ay gargaar dhaqaale u fidinayso dhowr dal oo Afrikaan ah iyo dalka Yamen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka arimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska Dominic Raab ayaa bayaan uu soo saaray ku shaaciyay in dowladdiisu ay gargaar dhaqaale u fidinayso dhowr dal oo Afrikaan ah iyo dalka Yamen. Dominic Raab wuxuu intaasi raaciyay in deeqdaasi loogu talagalay sidii dowlahaasi looga gacan siin lahaa la tacaalidda cudurka Covid19 iyo wax ka qabashada abaaraha soo laalaabta.

Kaalmadaan oo dhan aduun lacageed oo gaaraya 119milyan oo ganiga Istarliinka ah, waxaana loogu tala galay dowladaha Soomaaliya, Yemen, Koongada dimoqraadiga ah, Afrikada dhexe, Suudaan iyo Koonfurta Suudaan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip