Dowladda Ingiriiska oo kaalmo dhaqaale ugu yaboohday dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.
Wasiirka arimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska Dominic Raab ayaa bayaan uu soo saaray ku shaaciyay in dowladdiisu ay gargaar dhaqaale u fidinayso dhowr dal oo Afrikaan ah iyo dalka Yamen.