HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-SEP-2020...

1
Saturday September 05, 2020 - 09:29:45 in Wararka by
  • Visits: 740
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-SEP-2020...

    Senator Muuse Suudi;"Waxaan aragnaa heshiis Hawiye aan ka qeyb ka ahayn inuu socdo." Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah senatarrada Aqalka Sare ayaa shee gay in M/ Muqdisho uu ka socdo ku lan aysan qeyb ka ah ayn Beesha Hawiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Senator Muuse Suudi;"Waxaan aragnaa heshiis Hawiye aan ka qeyb ka ahayn inuu socdo." Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah senatarrada Aqalka Sare ayaa shee gay in M/ Muqdisho uu ka socdo ku lan aysan qeyb ka ah ayn Beesha Hawiye. Xaaji Muuse Suudi oo aan si toos ah u magaca abin cidda heshiiska uu u socdo ay aa hadaladii uu ka yiri kulanka Shalay uu la ye eshey Madax weynaha Puntland Golaha joogta da ah ee Aqa lka Sare waxaa ka mid ahaa; "Waxaan aragnaa heshiis ciddaan Hawiye ah qeyb ka ahayn inu meesha ka socdo mana ugu daraaneyno qof, Farmaajo ayaa sameynaayo Far maajana dalkaan wanaag kama lahan, Gobolada kalana kama rabyo laakiin isaga kaligii waaye," ayuu yiri Senatar Muuse Suudi. Sidoo kale Senatar Muuse Suudi oo ka hadlay ay arrimaha doorashooyinka ayaa soo jeediyay talo ah in si degdeg ah loo qabto doora sho. "Waxaan codsanaynaa 2 arrin mid inla yeelo, in doorashada hadda la qabto oo aan waqtigeeda la sugin ama in xukuumadda la dhammaystiro oo howsha la galo, intaas ayaan codsaneynaa had dii aysan saas ahayna Takrifalkii nagu Takrifala yay ayuu nagu hayaa adinka waxba idin ma hay sanee ee sidaas ogaada"ayuu yiri Senator Muu se Suudi Yalaxow. Hadalkan Muuse Suudi Yalaxow ayaa ku soo Beegmaya xilli M/Muqdisho la qorsheynayo in wadahadal ay ku yeeshaan Madaxweyne Farm aajo iyo Madaxda maamul G/yada Puntland &Jubbaland.
Madaxweyne Deni;”Aragtida Iskhilaafsan waa inaan god mugdi ah lala galin oo fagaare la yimaad.”

       Madaxweynaha DG/Puntland Saciid C/hi Deni oo qudbad u jeediyay Guddiga Joogtada ah G/Sare ayaa ka hadlay arrimo kala gedisan oo siy aasada dalka taabanaya isagoo sheegay in dalka uu u baahan yahay isbeddel dhab ah.

 Md.Deni ayaa sheegay in aragtiyada iskhilaaf san ee siyaasiyiintan aysan ahayn in god mugdi ah lala galo balse loo baahan yahay in fagaaraha la Iskeeno.  "Aragtida is khilaafsan waa inaan Qol mugdi ah lala gelin oo aan la oran waa la iskhila afsan yahay, waa in fagaarayaal lala yimaado, ar rimaha masiiriga ah gogol intaan ka ballaaran ha loo dhigo,”ayuu yiri Deni.

   Isagoo ka hadlayay sida uu arko muuqaalka Muqdisho ayuu Md. Dani sheegay in wax isbedel ah ka dhicin 4-tii sano ee la soo dhaafay. "4-tii sa no ee la soo dhaafay wax isbedel ah xamar ka ma dhicin, Waddada intaan soo marayay waan in dho-indheynayay.wax ku kordhay malahan,Dal ku sidii ayuu u burbursan yahay, bulshadu sidii ayay u cabsanaysaa.”ayuu sii raaciyay MD. Deni.

 Md. Deni ayaa ku taliyay in gogol weyn la fidiyo si looga baxo khilaafaadka ka jira dalka.

 "Khaladaad badan ayaa dhacay, siyaasiyiinta iyo baarlamaanka FS & Baarlamaanada inay waqti geliyaan marxalado aynu ku jirno waa inaan si wadajir ah uga baxno.”ayuu yiri Madaxweyne Saciid Deni.

 Md.Deni oo ka hadlayey magacaabidda R/Was aaraha Cusub ayaa sheegay in dad badan ay ku la taliyeen inuusan ka hadlin arrimaha R/wasaar aha madama aysan dadkii lahaa aysan hadlayn.

”Rag badan oo Saaxiibadey ahaa igu yiri war adiga kaligaa maxaa kaa qeylisiinaya wax waa la kala qeybsadaaye haddii dadkii lahaaba aysan ra adineyn,Marka haddii aad hadda bahasha daneyneysaa hadde Codkiina si fiican haloo maq lo ayuu yiri Md. Dani”  

Gudoomiye lagu dilay Beledweyne iyo raggii dilay oo mid ka mida la dilay

     Wararka ka imaanaya M/Beledweyne ayaa sheegaya in Habeen hore fiidkii lagu dilay G/yihii De egaanka Hees ee duleedka M/Matabaan ee G/ Hiiraan. Cabdullaahi Axmed Qanyare (Bilig Bilig) ayay kooxo hubeysani ku toogteen xaafadda Xa awo Taako ee M/B/weyne, waxaana rasaastii la gu dilay ku soo baxay ciidamada ammaanka, oo iska horimaad uu dhex maray raggii weerarka soo qaaday.

  Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ammaan ka ay ku guuleysteen inay toogasho ku dilaan mid ka mid ah raggii dilka gaystay, halka mid kal ana ay dhaawaceen. Mid ka mid ah dadka deega anka ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in ci idamada ammaanka ay toogteen labadii nin ee dilka gaysatay.

     Ciidan fara-badan oo kuwa dowladda ah ayaa gaaray halka uu falku ka dhacay, waxayna ka qa adeen meydadka laba qof, oo midi uu yahay Gud oomiye Bilig Bilig.  Allaha u naxariistee Bilig Bilig ayaa xilligan Xarunta G/Hiiraan ee M/B/weyne u joogay fasax Maamulka Gobolka, kan Degmada & Saraaki isha hay’adaha ammaanka ayaan weli ka hadlin dilka qorsheysan ee C/hi Bilig Bilig loogu gaystay magaaladaasi.

     C/hi Bilig Bilig ayaa sidoo kale ka mid ahaa Saraakiisha Kooxda Macawiisley, oo dagaal ada g kula jira  Ururka Al Shabaab

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Gud doomiyaha Aqalka Sare

     Madaxweynaha DG/Puntland Saciid C/hi Deni oo maalmahaan ku sugan M/Muqdisho ayaa xa runta Aqalka Sare waxaa uu kula kulmay Guddo omiyaha Aqalka Sare ee BFS Md.Cabdi Xaashi C/hi. Md.Deni ayaa Xarunta Aqalka Sare u tegay la kulanka Guddiyada Joogtada si uu ugala had lo arimaha doorashooyinka ,marxalada kala guur ka ah ee uu dalka maraayo iyo is xog wareysi gu ud oo ku saabsan wax yaabihii golaha u qabso omay muddadii ay xilka haayeen.

  Madaxweynaha Puntland iyo Guddoomiyaha Aq alka Sare ayaa ka wada hadlay xaalada siyaasa deed ee dalka iyo Arrimo la xiriira dhinaca do or ashooyinka oo weli khilaaf uu ka taagan yahay.

    Aqalka Sare oo ka wakiil ah DG/yada ayaa muddooyinkii u dambeeyay khilaaf adag kala dhaxeeyay GSh&Madaxtooyada, taasoo keentay in G/ Aqalka Sare uu dhowr jeer eedeyn u jeedi yo Madaxweyne Farmaajo.

    Md.Dani ayaa tan iyo markii uu yimid M/Muqd isho waxaa uu waday kulamo kala duwan, isaga oo Dorraad la kulmay Madaxweynihii hore ee So omaaliya Xasan Sh.Maxamuud, Madaxweynihi hore ee K/Galbeed Shariif Xasan Sh.Aadan, Ho ggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan Cabdi Shakuur iyo Xubno kale.

     Senator Cabdi Qeybdiid  "Siciid Deni & Ax med Madoobe waa inay madaxweyne farma ajo ku qanciyaan inuu magacaabo raysal wasaare

      Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa ugu baaqay Madaxweyne De ni& Mad axwey ne Axmed Madoobe inay Ma daxweyne Farmaajo ku qanc iyaan inuu magacaabo Raysal wasa are ka hor inta aysan wax wada had al ah la galin.

 Md.Cabdi Qeybdiid ayaa u sheegay inay ku adkaysteen go’aankoodii ahaa in la soo magic aabo R/Wasaare fuliya heshiisyada la galayo, isa goo sheegay haddii taas ay dhici weydo inay u muuqanayso inay u yimaadeen heshiiska Farm aajo oo aysan wadin xal dan u ah umadda Somaliyeed.  "Mar haddii aanu xukuumadi jirin, hadda wixii la qabtaa waxay noqonayaan wax shakhsiyaa qabteen, ma idinkugu jirtaa qorshaha  muddada aad joogtaan Xamar inaad madaxwey naha ku qancisaan inuu magacaabo R/wasaare,” ayuu yidhi Sanator Qeybdiid.

    Md.Cabdi Qeydiid ayaa sheegay in madaxw eyne Farmaajo uusan ku jirin rabitaan ah inuu soo magacaabo R/wasaare. Madaxweynaha Pun tland oo ka jawaabayay hadalka Senatorka ayaa sheegay imaatinkooda Muqdisho inuusan qorsha ha ugu jirin arrinta R/W asaaraha, isagoo ku mac neeyay inay Puntland keli ku noqotay qeylo dhaanta R/Wasaaraha.

  Hadalladan ayay masuuliyiinta ka sheegeen xilli madaxweyne Deni uu Shalay la hadlayay xildhi baanada aqalka sare.

Puntland oo sheegtay halkii lagasoo abaabu lay qarixii lagu dilay gudoomiyihii G/Mudug

     G/G/Mudug ee dhinaca Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur {Sanyare} ayaa soo bandhigay xog ku saabsan qarixii ismiidaamin ee 27 bishii may ee sanadkaan lagu dilay G/yihii G/Mudug, Axmed Muuse Nuur, walaalkiis iyo qaar katirsanaa ilaa ladiisa.

     G/Sanyare ayaa sheegay in qaraxaasi lagu soo xirxiray degaanka Saaxa qurun oo G/kacyo kaga beegan k/galbeed, isagoo sheegay in laga haga yay M/Xarardheere ee k/ta Mudug.

     Gudoomiye Sanyare wuxuu sidoo kale shee gay in la aqoonsaday ninka waday gaariga qara xa lagu rakibay ee lagu dilay guddoomiyaha, wax aana uu sheegay inuu ahaa shakhsi Al-shabaab ah oo ka yimid Shabeeladda hoose.

     Laammaha amniga ayaa dilka guddoomiyaha ka dib gacanta ku dhigay shakhsiyaad lagu tuhm ayo inay wax ka ogaayeen qaraxaasi, kadib how gaay wada qaadeen ciidamada Puntland iyo Gal mudug.

Md,Cumar Filish oo weerar afka ah ku qaa day Saciid Deni iyo Axmed Madoobe

     Guddoomiyaha maamulka G/Banaadir, ahna duqa M/Muqdisho oo u warramay wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed iyo is ma ri-waaga taagan ee heshiiskii lagu gaaray Dhuus amareeb. Md.Cumar Finish ayaa tilmaamay in heshiiskaasi ka dib ay ogolaadeen inay la fariista an saamileyda ka hortimid, gaar ahaan Axmed Madobe iyo Siciid Deni, si xal mideysan looga gaaro arrimaha siyaasadda iyo dorashooyinka soo socda ee 2020 illaa 2021.

   Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Madaxwe ynayaasha Jubbaland & Puntland oo haatan ku sugan M/Muqdisho aysan keenin qodob muuqda oo ay ku diidayaan ama ku durayaan heshiiska asi oo lagu go’aamiyey nooca doorasho ee ka dhaceysa.

    "Kuwii ka biyo diiday ee aan ku soo dhowe ynay garoonka Aadan Cadde ee M/Muqdisho ru ntii ma aynaan keenin qodob muuqda oo ay ku dur aan heshiiskaasi, balse inay soo dhoweeya an waa ka af-gubaadsadeen,” ayuu yiri Guddoo miye Cumar Finish.

    Waxa kale oo uu rajo ka muujiyey shirka haa tan la qorsheynayo inuu ka furmo Muqdisho, ka as oo uu tilmaamay inay ka soo bixi doonaan nati ijo waxtar leh, islamarkaana lagu gaari doonio xal mideysan oo lagu wajahayo doorashooyinka.

      Si kastaba ha’ahaatee hadalkan ayaa ku soo aadaya, xilli weli xaaladdu ay tahay mid cakiran, isla markaana ay Jubbaland shuruud ku xirtay furitaanka wada-hadallada ka dhacaya gudaha M/Muqdisho oo lagu waday inay Habeen hore si rasmi ah u bilowdaan. Xigasho:-warkii.com

Al-shabaab iyo Weerar Ku Qaaday Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Burundi

  Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa wee rar ku qaaday saldhigga Ciidamada Dalka  Bur undi ee qeybta ka ah Howlagalka AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Xaaji Cali ee dhaca dul eedka D/Cadalle ee G/Sh/Dhexe. Warar ka laga helayo deegaanka xaaji Cali aya sheegaya in hal kaa si uu  dagaal culus ku dhex-maray Al-shab aab  iyo ciidamada Dalka Burundi ee qeybta ka ah Ciidamada Amisom waxaana dagaalka ka dhashay khasaare kala duwan sida lagu daaba cay Warhaabinta Baraha Bulshada ee Al-shab aab tageerta.

  Ilo deegaanka ah ayaa sheegaya inay maqla yeen dhawaaqa rasaasta Qoryaha Fudud iyo Ho obiyaal lagu weerar  gudaha saldhigga Ciidam ada Burundi , waxaana soo baxaya warar ku aa dan khasaaraha halkaasi ka dhashay Al-shabaab ayaana Guulo ka sheegatay Weerarkaan oo ay Tilmaameen inay ku dileen tiro askar ah oo ku su gnaa Saldhiga Militariga Burundi ee G/Sh/Dhexe.

     Warka soo baxay Al-shabaab ayaa lagu yiri "Khasaare culus oo isugu jira dhimasho iyo dha awac ayaa lagu gaarsiiyey Ciidamada Burundi in ta dagaalkaas uu Socday ka dib weerar lagu qaa day Saldhiga Deegaanka Xaaji Cali  inkastoo aysan sheegin tirakoob rasmi ah oo ku aaddan khasa araha ka dhashay Dagaalkaasi.

     Al-shabaab  ayaa dhowr jeer Weerarro gaad mo ah ku  qaaday saldhiga ciidamada Burundi ay ku leeyihiin deegaanka Xaaji Cali ee duleedka D/ Cadalle kuwaasi oo inta badan guulo ka kala she egtay Dagaalada ka dhaca G/Sh/Dhexe.

Puntland oo siidaysay 6 nin loo haystay kufsi iyo dil sanad ka hor ka dhacay Garowe

       Maxkamad kutaala Puntland ayaa siidaysay        6 nin oo qeyb ka ahaa 7 Eedeesane oo muddo sanad ka badan u xirnaa Dil iyo Kufsi Garowe loo gu geystay haweenay.

     Ragga la sii daayay ayay Maxkamadu ku wey day wax dambi ah, hase yeeshee qofka 7baad oo horey u bixiyay wareysiyo uu ku qiranayo inuu falkaas ku lug lahaa ayaa maxkamadu amartay in baaritaan lagu sameeyo.

   Qoyska dhibbanaha ayaa ka soo horjeestay go ’aanka maxkamada, iyagoo sheegay in garsoor ka iyo laammaha amnigu dayaceen kiiskaan is la markaana si fudud lagusii daayay Eedeesanayaa sha.

   Qoyska waxay racfaan ka qaateen Go’aanka Maxkamada, waxayna sheegeen inay dadaal dheer u galidoonaan sidii ay cadaalad ku heli lah ayd Marxuumada.  Puntland ayaa horey ugu guul aysatay inay cadaalada horkeento laguna fuliyo raggii ka dambeeyay kufsigii iyo dilkii loo geystay Caaisha Ilya as. Balse, kiiskaan dambe ayaa u muuqda mid laammaha amnigu weli ku guulay san waayeen inay helaan caddeymo rasmi ah.

  Nin ka mid ah ragga kiiska loo hayo oo markii hore qirtay inuu kiiska ku lug lahaa, ayaa markii dambe iska fogeeyay isagoo sheegay in la qasbay

Maxaad Ka Taqaan Xildhibaanada Muddo 20 Sano Ka Mid Ahaa Baarlamaanka Somaliya

     Muddo 20 sanno ah ayaa laga joogaa he shiiskii lagu dhisay hay’addaha D/So omaaliya ka dib burburkii Dawladdii hore ee Maxamad Siyaad Bar re uu hogaaminayay ee dhacday 1991 kii. Heshiis ka dhacay M/Carte ee dalka Jabuuti ay aa lagu dhisay Barlamaankii ugu horeeyay kaa soo 4-tii sannaba mar la baddalo.  Inkastoo dha wr jeer ay is badbadashay tirada kuraasta bar amaanka haddana waxa jira xildhibaanno tan &Carte aan marnaba ka bixin barlam aanka oo la gu dhiso nidaamka 4.5 ee loo qaybiyay beelaha Soomaalida. Ma sahlana ina ad ugu yaraan 4 xilli aad ku soo laabato kursigaa ga BS oo lagu soo xulo ama lagu doorto nida amka Beelaha ee 4.5  20-Kii Sano ee la soo dhaafay.

    Ku dhaawaad 60 Xildhibaan haddaanay ka ba dnayn ayaa xilli kasta baarlamaanka ku soo laab ta iyagoo dib loo soo xulay ama loo soo doortay    Baarlamaannadii hore waxa xuli jiray Suldaanka ama Ugaaska Reerka laakiin kan hadda jira wa xa doortay ergo 51 ah oo ka socota Beesha kurs iga leh.

   Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim waxa uu  20sanno ka hor ka mid ahaa eragadii ka qaybga shay shirkii dib u heshiisiinta ee Carte balse na siibku wuxuu siiyay inuu xildhibaan ka noqdo Bar lamaankii KMG ahaa ee waqtigaasi Carte lagu dhisay, tan iyo watigaasna kama bixin golaha.

    Xil.Cismaan wuxuu ku micneeyay joogitaanki isa Baarlamaanka in dadkiisu ku qanacsanaaye en mataaladdiisa.

    "Markaan dib u noqdo aniga ma ahayn dadka bannaanka aaday markii burburku dhacay dadka an ku dhex jiray waxaanna aaday deegaankaygii rasmiga ahaa ee Luuq iyo Doolow. Markaas da gaalladii sokeeye dhibaatadii ay abuureen odey baan ahaa, dadkii iyo nabadayntii Gedo iyo dib u heshiisiintii dadkii isu keenay ayaan ku jiray meelba ugama dhex bixin, marka dadkayga ay aan ku dhex jiray iyaga ayaa markasta ii garana yay ina an anigu barlamaanka u matalo”, ayuu yiri xildhibaan Libaax

      Dumarka ama gabdhaha oo markasta oo la dhisayo baarlamaan la yiraahdo ha loo xiro qoon do u gaar ah iyaga maadaama la ogyahay in oda yaasha beeluhu doonaayaan inay rag xulaan ayaa haddana waxa jira gabdho xildhibaanno ah oo tan iyo Carte aan kuraastooda waayin oo la soo xulayay. Waxana ka mid ah Khadiijo Maxam ad Diiriye oo xildhibaanimada ka sakoow ayba ya rtahay inay ka maqnaato xukuumaddihii is bad badal ayay ee20 Sano ee la soo dhaafay jiray.

    Xildhibaan Khadiijo Diiriye Waxay u aragtaa in sababta ay u soo 20 sano  ay tahay in beeshee du ku qanceen isla markaana ay jirto doonista ra bbi. "Horta waxaan leeyahay haddaan Soomaali nahay umad muslim ah ayaan nahay, bixinta Alle ayaa iska leh, ciddii uu doono ayuu mansab sii yaa ciddii uu doonana ma siiyo  kow”, ayey tiri.

    Waxay intaa ku dartay: 2, bahasha iyadaa i ba rganaysay oo hidde iiga timid, haween ahaan kel iya ma ahayne reer ahaan. Reerkayga waa isoo hormariyay mudaddii burburku jiray oo kursigay ga saxan dahaba ayaa la soo saaray. 30 kii sano ee ka horeysayna kacaankii, eedaday Faadumo Cumar Xaashi, ayaa ku jirtay marka bahal i bar-garanaysana waa timid een nasiibku waa i saac iday bixinta Allana waa meesheeda.”

   Dadka siyaasadda soomaaliya falanqeeya una soo joogay sida ay isu badbadalayeen B/nada So omaaliya, 20kii sano ee la soo dhaafay, ayaa rumeysan in xildhibaanaddan soo noqnoqda ay fahamkooda habka wax loo xulo iyo galangalko oda hadba madaxda joogta ka heleen fursadaha ay ku soo laablaabtaan.

   Md.C/hi Maxamad Shirawac oo muddo dheer ka tirsanaa ururrada bulshada rayidka tan & Car tena goobjoog u ahaa Dawlad dhisidda Soomaali ya, ayaa sheegaya in xildhibaannadan sababta ay ku yeeshan mudnaanta dib u xulista ama dib u doorashada ay tahay hadba fahamkooda sida la gu soo xulo xildhibaannada. "Aniga waxay ila tahay, sababta ay ugu suurtagashay waxa wa aye, dheesha barlamaanka lagu noqdo ayay si fiican u fahmeen waa mid, arinta kale ee Meesha ku jirtana waxa waaye in dadkii ay gacanta uga baahnaayeen ayay gacan ka heleen oo si fiican u shuk aansadeen ama ha noqdaan madaxweyna yaasha raba inay soo noqdaan mar walba ama ha noqdaano dadkii ay matalayeen ama ha no qdaano dawlad ay muwaadin u yihiin.

     "Marka waxa weeyaan dheesha Barlamaanka dadkaasi ayaa si fiican u fahmay baan is leeyah ay, taasaana u suurtagalisay in ay Meesha jog aan muddo dheer,” ayuu yiri Shirwac

     Dhammaadka sannadkan ayuu ku egyahay Baarlamaanka hadda jira, waxaana la filayaa in Barlamaan cusub in la soo dhiso.   Haddaba ma xay tahay fursadaha ay haystaan oo ay ku soo laaban karaan xildhibaannada tan iyo Carte aan dhicin? Md.Shirwac ayaa rumaysan in muddooyi nkan dambe ay beelaha doorbidaan hadba qofka codka dheer ee galaagalka leh.

    "Beelnimada waa arrin meesha ku jirta oo bee sha waxay marwalbaba u hiilidaa ninka qaylada dheer, lama xisaabtanto qofkii ay xilka u dhiiba tay”. "Dadaalka uu qofku galo & galaangalka uu u leeyahay nidaamka dawliga ah ee markaas jirana way tahay (Sabab caawisa), gacan shisheey ana mararka qaarkood qayb bay ka noqotaa,” ayuu yiri C/hi Maxamad Shirwac. XIGASHO;BBC

Wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya oo Dalka dib ugu soo laabtay.

   Wafdi uu hogaaminayo G/Hay’adda Batroolka Somaliya oo muddo 7aad ah ku suganahay Dal ka Turkiga Ayaa Shalay dib ugu soo laabtay M/ Muqdisho. Guddoomiyaha Ahna Maareeyaha Gu ud Hey’adaasi Ibraahim Cali Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo 7aad ah ku maq naa dalka Turkiga.

       Muddada 7aadka ah ay ku sugnaayeen dal ka Turkiga, waxaa ay halkaasi ku soo qaateen ta babar soconayay mudo 7 cisho ah, kaasi oo lagu baranayay howlaha Batroolka Dalka iyo Waajiba adka Saaran Gudigaasi,

   Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaal iya Md.Ibraahim Cali Xuseen ayaa sheegay inuu tababarkani soo xiray safiirka Soomaaliya u fadh Iya Dalka Turkiga Md.Jaamac Ceydiid, waxa uu intaasi raaciyay in Guddigan oo ay ku jiraan xub no matalaya Dowlad Goboleedyada ay ka shaqe yn doonaan horumarinta Howlaha Batroolka So omaaliya.uddigani Qaran oo loo xil saaray Maar eynta Howlaha Badroolka Soomaaliya ayaa la fil ayaa in uu la socdo Howlaha Badroolka Soomaa liya, wa xaana Golaha Wasiirada ay  Gudigani ku meel mariyeen cod gacan taag ah kal hore..

Madaxweynaha Jabuuti oo Qasriga Madaxtoo yada ku qaabilay Qoorqoor

   Madaxweynaha DGGalmdug.Md.Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa Shalay kulan la qaatay Madaxw eynaha dalka Jabuuti Md. Ism aaciil Cu mar Geelle. Kulan kaan oo ka dha cay qasriga ma daxt ooyada Jabuuti ayay madaxda uga wada ha dleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin iskaa shiga dhin acyada horumarinta dhaqaalaha, gan acsiga iyo amniga.

 Md.Qoor-qoor waxaa ku wehliyay shirkaan was iirada Amniga, arrimaha gudaha,gaadiidka iyo masuuliyiin kale. dhinaca kale waxaa madaxwey naha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku wehliyay kulankaan W/Arrimaha G/W/Gaadiidka, Maaree

 yaha Guud ee dekadaha Jabuuti iyo Danjiraha

 Jabuuti u jooga Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka

     DFS ayaa ka qayb gashay Shir muhiim ah oo si toos ah loogu wada  hadlay Aaladda fogaan aragga.  Siihayaha W/W/Maaliyadda XFS C/xm aan Ducaale beyle ayaa ka qayb galay shirka Ma daxda Bangiga Horumarinta Islaamka, waxaana inta shirkaasi uu socday waxyaabo muhiim u ah Soo maaliya iyo guud ahaan waddamada isl aamka.

   Wasiir Beyle oo shirka ka qayb galay ayaa she egay in shirkaas looga hadlay waxyaabo ay ka mid yihiin iskaashiga iyo sii xoojinta taageerada Bangiga uu siiyo Soomaaliya, waxaana uu tilaamay in shirku uu muhiimad gooni ah u ley ahay Soomaaliya.

    "Waxa aan Shalay shir muhiim ah la yeeshay Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka oo aan ka wada hadalnay sii xoojinta taageerada Ban giga uu siiyo Soomaaliya” Cabdiraxmaan Duca ale beyle.

Xildhibaan Jeesow: Ya mamoto iyo James Swan waxay madaxdeena culeys ku saare en inay la fariistaan A.Madobe

  Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada G/Shacabka B/S ayaa Madaxw eyne M.C/hi Farmaajo ugu ba aqay inuu xabsiga -      Xi.Jeesow oo Shalay ka hadlayay M/Muqdisho ayaa ka codsaday Madaxweynaha inuu ti xg


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip