Deni oo Muqdisho kula kulmay Siyaasiyiin iyo Shirkii Saddex geesoodka ahaa oo maanta furmaya

0
Saturday September 05, 2020 - 09:38:12 in Wararka by
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deni oo Muqdisho kula kulmay Siyaasiyiin iyo Shirkii Saddex geesoodka ahaa oo maanta furmaya

    Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa kulamo ka wadda Magaalada Muqdisho tan iyo markii uu soo gaaray talaadadii lasoo dhaafay, waxaana uu kulamo kala duwan la yeeshay qeybo ka mid ah bulshada. Xalay Madaxweyne Deni ayaa Muqdisho kula kulmay tirada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa kulamo ka wadda Magaalada Muqdisho tan iyo markii uu soo gaaray talaadadii lasoo dhaafay, waxaana uu kulamo kala duwan la yeeshay qeybo ka mid ah bulshada. Xalay Madaxweyne Deni ayaa Muqdisho kula kulmay tirada Siyaasiyiin ugu badnaa tan iyo markii uu soo gaaray Muqdisho. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aaden iyo Ridwaan Xirsi Maxamed oo labaduba hore usoo noqday Ra'iisal wasaare ku-xigeenka Dalka. Waxaa uu sidoo kale la kulmay Ra'iisul Wasaarihihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Camey hadanna Safiirka dowladda Itoobiya ee Soomaaliya. Kulamaddan ayaa dhammantood looga hadlay Marxalada kala guurka ah ee Soomaaliya. Dhanka kale maanta ayaa lagu waddaa in uu Muqdisho ka furmo Shirka Saddex geesoodka ah ee Puntland iyo Jubbaland iyo Madaxtooyadda Soomaaliya. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip