Dalkii ugu horreeyay Afrika oo eeyo u tababara inay baaraan coronavirus

0
Friday September 04, 2020 - 20:20:50 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalkii ugu horreeyay Afrika oo eeyo u tababara inay baaraan coronavirus

    Jaamacadda Namibia ayaa eeyo u tababareysa inay baaraan coronavirus. Qorshuhu wuxuu yahay in eeyo la geeyo garoomada iyo xudduudaha, sida wargeys ka soo baxa dalkaas uu ka soo xigtay Conrad Brain, oo ah bare jaamacadeed. Eeyaha ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamacadda Namibia ayaa eeyo u tababareysa inay baaraan coronavirus. Qorshuhu wuxuu yahay in eeyo la geeyo garoomada iyo xudduudaha, sida wargeys ka soo baxa dalkaas uu ka soo xigtay Conrad Brain, oo ah bare jaamacadeed. Eeyaha ayaa la xaqiijiyay in 95% ay ku saxan yihiin baaridda coronavirus. Mashruucan oo bilowday labo bilood kahor, ayaan la sheegin xilliga ay eeyuhu howsha bilaabi doonaan. Wargeyska The Namibian ayaa weriyay in Namibia ay tahay dalkii ugu horreeyay Afrika ee aayaha u adeegsada inay baaraan Covid-19.

           



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip