Guddoomiyaha G/Banaadir oo Magacaabay Guddoomiye Degmo

0
Saturday September 05, 2020 - 17:56:19 in Wararka by
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha G/Banaadir oo Magacaabay Guddoomiye Degmo

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Xamar-Jajab ee Gobolkaan Banaadir. Wareegto kasoo baxday Guddoomiye Curmar Finish ayaa waxaa xilka Gud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Xamar-Jajab ee Gobolkaan Banaadir. Wareegto kasoo baxday Guddoomiye Curmar Finish ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Degmada Xamar-Jajab loogu Magacaabay inuu noqdo Maxamed Cabdi Axmed (Xeyle), isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas. Sidoo kale Wareegtada Magacaabista ayaa waxaa lagu sheegay in Magacaabista Guddoomiyaha Cusub ee Xamar-Jajab ay ku timid baahi loo qabo dardar-gelinta horumarinta howlaha shaqo ee degmada. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maalmo kahor Guddoomiyaha Degmada Shibis u Magacaabay Cali Axmed Cabdulle Cali Soomaali,halka Guddoomiyihii Degmada Xamar-Jajab loo bedelay Degmada Dharkeenley.  Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Guddoomniyaha Deg. Xamar-Jajab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip