Ciidanka xoogga dalka oo dilay qaarna nolosha ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

0
Friday September 04, 2020 - 20:12:30 in Wararka by
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo dilay qaarna nolosha ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

    Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Qabqabtay Qaar kamid ah Maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab,kuwaasi oo soo weeraray Saldhigyada Ciidamada ay ku leeyihiin duleedka Dagmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Qabqabtay Qaar kamid ah Maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab,kuwaasi oo soo weeraray Saldhigyada Ciidamada ay ku leeyihiin duleedka Dagmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.     Warar horudhac ah oo SONNA ka heshey saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Alshabaab ay Xalay isku dayeen in ay weerar ku soo qaadaan difaacyada Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ee deegaanada Sabiid Iyo Caanoole.

Ciidamada Oo Macluumaad Horudhac ah ka heystay Qorshaha Weerar ee Al-Shabaab ayaa iska difaacay, Qaarkood nolosha ayaa lagu qabtay, kuwana waa la dilay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip