Shir looga hadlay soo saarista Shidaalka Somaliya oo ka dhacay Muqdisho

0
Saturday September 05, 2020 - 17:46:21 in Wararka by
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir looga hadlay soo saarista Shidaalka Somaliya oo ka dhacay Muqdisho

    Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Siihayaha Wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, Siihayaha Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Siihayaha Wasiirka Cadaaladda, mas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda qorshaynt

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Siihayaha Wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, Siihayaha Wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Siihayaha Wasiirka Cadaaladda, mas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda qorshaynta, Maareeyaha Guud ee Hay'adda Badroolka Soomaaliya Ibraahim Cali Xuseen iyo mas'uuliyiin kale. Shirka ayaa looga hadlay xoojinta ahmiyadda ay dawladda Soomaaliya siinayso ka faa'iidaysiga khayraadka dalka, iyo sidii tallaabooyin horukac leh looga samayn lahaa arrinkan horraanta sanadka 2021-da.

             Siihayaha Ra’iisal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay inay xukuumaddu ka shaqaynayso khayraadka dabiiciga ah ee dalka oo laga faa’iidaysto, iyadoo loo marayo hab faa’iido u leh dhaqaalaha iyo horumarka bulshada.

Sharciga batroolka dalka oo dhaqangal oo taaba gal noqday bilowgii sanadkan ayaa wasaaradda batroolka iyo macdanta fursad u siiyey inay qaado tallaabooyin muhiim ah oo ku aadan in la xoojiyo sahanka shidaalka badda ku jira.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip