Wararka

Uhuru Kenyatta oo dalbaday in wada-hadallo la xiriira xayiraadka khaadka la furo Soomaaliya

0 Visits: 243 | Wednesday November 04, 2020 - 18:27:32
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa faray Wasiirka Arrimaha dibadda dalkaas in uu hoggaamiyo wada-hadallo xal looga gaarayo xayiraada Dowladda Federaalka Soomaaliya saartay khaadkii (jaadkii) Soomaaliya uga imaan jiray dalkaas. Wada-hadallada ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doona Wasiirka…

Read More »

Ilhaan Cumar oo markale dib loo doortay

0 Visits: 226 | Wednesday November 04, 2020 - 18:18:04
Ilhan Cumar ayaa saacado ka hor waxaa dib loogu soo doortay Koongareeska Mareykanka iyadoo ku soo baxday doorashadii ka dhacday degmada 5-aad halkaas oo ay ku difaacatay kursigeedii. Codbixintii shalay deegaankaas ka dhacday ayey Ilhaan kaga guulaysatay musharixiintii kale ee kursigan kula tartamaysay.…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-NOV-2020

0 Visits: 246 | Wednesday November 04, 2020 - 10:01:15
.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay taageero dhinaca Amniga ah

0 Visits: 265 | Tuesday November 03, 2020 - 22:06:44
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa maanta magaalada muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Denmark ee Soomaaliya Mudane Ole Thonke. Labada masuul ayaa intii kulankooda uu u socday waxey ka wada-hadleen arrimaha ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka Denmark ay…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay Gurmad deg deg ah

0 Visits: 249 | Tuesday November 03, 2020 - 22:05:12
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii maalmihii tagay ka da'ayay Muqdisho. Ra'iisul wasaare Rooble oo ka hadlayay shirka banbaxa golaha wasiirrada ee maanta…

Read More »

DFS oo sheegtay inay bilaabeyso qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa

0 Visits: 264 | Tuesday November 03, 2020 - 22:04:17
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid ayaa Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Wasiirka Beeraha Daaqa & Dhirta Galmudug Axmed Nuur Xaaji , iyaga oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah. Kulankooda ayaa sigaar ah waxaa diirada loogu saaray, sidii Wasaaradda Beeraha…

Read More »

Shirkadaha Sokorta Hindiya oo Dhiirri-gelinaya Isticmaalka Sokor Badan

0 Visits: 225 | Tuesday November 03, 2020 - 22:03:14
Shirkadaha soo saara sokorta ee dalka Hindiya ayaa dalkaas ka billaabay olole ay ku dhiirrigelinayaan dadka dalkaas inay cunaan sokor badan. Ururka ay ku bahoobeen shirkadahan (ISMA) ayaa sheegay inay doonayaan inay meesha ka saaraan fakradaha laga aaminsan yahay sokorta iyo saameynta ay caafimaadka…

Read More »

Austria:4-qof oo lagu dilay weeraro ka dhacay Magaalada Vienna.

0 Visits: 270 | Tuesday November 03, 2020 - 22:02:03
Booliska Austria ayaa bilaabay ugaarsiga dabley hubaysan oo rasaas ku furay goobo badan oo kuyaala bartamaha Vienna, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan afar qof, tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen. Ra'iisul Wasaaraha Austria Sebastian Kurz ayaa weerarkaasi lagu dilay dad rayid ah ku tilmaamay…

Read More »

Dagaalka Qowmiyadaha ee Ethiopia oo meeshii ugu saraysay gaaray.

0 Visits: 249 | Tuesday November 03, 2020 - 22:00:54
Ugu yaraan 100 qof oo ka soo jeeda qowmiyada Amxaarada ayaa lagu dilay weerar maalin ka hor, 1-dii bishan November ay qaaday koox la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Jabhadda hubeysan ee Oromo Liberation Army oo magaceeda loo soo gaabiyo (OLA). Weerarkaas waxa uu ka dhacay tuulo lagu magacaabo Gawa-Qanqa…

Read More »

Gabar yar oo laga soo badbaadiyey burburka Dhulgariirkii Turkiga

0 Visits: 233 | Tuesday November 03, 2020 - 21:59:52
Gabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saaray daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacay dalka Turkiga . Gabadha ayaa laga helay dhismaha hoostiisa magaalada IZMIR ee dalka Turkiga taas oo qasaare xoog leh uu u geystay dhul gariirka. 91 saac ayeey dhismaha ku hoos jirtay waxaana…

Read More »

Guddoomiye Mursal oo ku dhowaaqay muddo kororsi uu sameynayo baarlamanka

0 Visits: 209 | Tuesday November 03, 2020 - 21:58:49
Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh ayaa shaaciyey in baarlamaanka federaalka ee xiligan uu waqtiga kororsan doono uu sii shaqeyn doono marka uu waqtigiisu uu dhamaado. Mursal ayaa ku doodaya in baarlamaanku uu sii joogayo, haddii la heli waayo baarlamaan kale oo badala,…

Read More »

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirada oo looga hadlay qorshayaasha dowlada

0 Visits: 245 | Tuesday November 03, 2020 - 19:45:36
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Xukuumaddiisu ay ku shaqeyn doonto qorshaha horumarinta qaranka ee 9aad iyo natiijadii ka soo baxday shirarkii madaxda Qaranku ay ku yeesheen Samareeb iyo Muqdisho. "Barnaamijka Xukuumadda ee aad…

Read More »

Alshabaab oo sheegtay qarax lagu diley sarkaal ka tirsan dowlada federalka

0 Visits: 200 | Tuesday November 03, 2020 - 19:23:43
..

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Denmark, Ireland iyo Poland...

0 Visits: 230 | Tuesday November 03, 2020 - 19:23:43
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland ee Soomaaliya. Danjiraha Boqortooyada Denmark Mudane Ole Thonke oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday…

Read More »

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyey Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS

0 Visits: 272 | Tuesday November 03, 2020 - 19:14:48
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa waxaa loo sameeyey Xaflad soo dhaweyn ah, waxaana ka soo qeybgalay Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka, Siyaasiyiin, Ganacsato, Ururada Dhalinyarada, Ururada Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Read More »

Xisbiga Wadajir oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid jadwalka doorashooyinka Soomaaliya

0 Visits: 258 | Tuesday November 03, 2020 - 18:59:05
Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay oo qoraal kasoo saaray dib u dhaca ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Soomaaliya ay heshiiska ku gaareen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Qoraalka ayaa lagu sheegay in sheegay Xisbiga isha ku haayo habsi u socdka fulinta heshiiskii Doorashada 2020/2021,…

Read More »

Shir lagu heshiisiinayo beelo dagaalamay oo furmay

0 Visits: 269 | Tuesday November 03, 2020 - 11:13:08
Odayaasha, Waxgaradka & Maamulka degmada Tuliguuleed ayaa waxaa u furmay kulan looga hadlayo sidii xal looga gaari lahaa dagaal beeleedyada kusoo laab laabtay degmadaaas iyo tuulooyinka hoostaga. Kulanka oo maalmo socon doona ayaa waxaa goobjoog ka ah Qaar kamid ah Bulshada degmada Tuliguuleed, xidhibaano…

Read More »

Xadka Somalia & Kenya oo xiran & qeylo dhaan laga muujiyay

0 Visits: 295 | Tuesday November 03, 2020 - 11:12:01
Qeylo dhaan xoogan ayaa waxaa ay kasoo yeertay Ganacsatada kalluunka qalalan ee gobolka Lamu ee dalka Kenya, kaddib markii dowladda Kenya ay xirtay xaduudka labada dal. Dhawaan Go'aan kasoo baxay dowladda dalka Kenya ayaa waxaa lagu joojiyay in Ganacsatada labada dowladood ee Soomaaliya ay is dhexgalaan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-NOV-2020

0 Visits: 344 | Tuesday November 03, 2020 - 11:04:19
.

Read More »

Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 306 | Tuesday November 03, 2020 - 07:13:58
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa waxaa la sheegay inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Sablaale oo kamid ah degaannada ay sida weyn ugu xoogan yihiin Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiisha howlgalka hoggaaineysay ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalkaas…

Read More »