Xisbiga Wadajir oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid jadwalka doorashooyinka Soomaaliya

0
Tuesday November 03, 2020 - 18:59:05 in Wararka by
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadajir oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid jadwalka doorashooyinka Soomaaliya

    Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay oo qoraal kasoo saaray dib u dhaca ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Soomaaliya ay heshiiska ku gaareen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Qoraalka ayaa lagu sheegay in sheegay Xisbiga isha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay oo qoraal kasoo saaray dib u dhaca ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Soomaaliya ay heshiiska ku gaareen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Qoraalka ayaa lagu sheegay in sheegay Xisbiga isha ku haayo habsi u socdka fulinta heshiiskii Doorashada 2020/2021, isla markaana ay walaac xoogan ka muujinayaan in weli aan tallaab loo qaadin fulinta heshiiskaas. Sidoo kale Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo C/raxmaan C/Shakuur ayaa taageeray mowqifka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ee ku aadan soo magacaabida Guddiga Doorashada Xildhibaanada Somaliland ee Baarlamaanka Somalia. Halkan ka aqriso qoraalka uu soo saaray xisbiga Wadajir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip