Xadka Somalia & Kenya oo xiran & qeylo dhaan laga muujiyay

0
Tuesday November 03, 2020 - 11:12:01 in Wararka by
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xadka Somalia & Kenya oo xiran & qeylo dhaan laga muujiyay

    Qeylo dhaan xoogan ayaa waxaa ay kasoo yeertay Ganacsatada kalluunka qalalan ee gobolka Lamu ee dalka Kenya, kaddib markii dowladda Kenya ay xirtay xaduudka labada dal. Dhawaan Go'aan kasoo baxay dowladda dalka Kenya ayaa waxaa lagu joojiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeylo dhaan xoogan ayaa waxaa ay kasoo yeertay Ganacsatada kalluunka qalalan ee gobolka Lamu ee dalka Kenya, kaddib markii dowladda Kenya ay xirtay xaduudka labada dal. Dhawaan Go'aan kasoo baxay dowladda dalka Kenya ayaa waxaa lagu joojiyay in Ganacsatada labada dowladood ee Soomaaliya ay is dhexgalaan iyo inay ganacsi yeeshaan. Ganacsatada kalluunka qalalan ee gobolka Lamu ee dalka Kenya, ayaa codsaday in dib loo furo xadka Lamu iyo Soomaaliy, kaddib markii uu saameyn ku yeeshay Go'aanka ay xadka ku xirtay dowladda Kenya. Bishii Abriil ee sanadkan 2020 ayaa hay'adaha amniga dowladda Kenya waxaa ay qabteen Kalluun nooca qalalan ah oo culeyskiisu ahaa 12 tan, qiimihiisuna yahay 5 milyan, kaas oo ay lahaayeen ganacsato Kenyan ah, hayeeshee ay gubeen. Ganacsatada Lamu ayaa waxaa ay kalluunka qalalan ka iibsan jireen qaar kamid ah magaalooyinka dalka sida Kismaayo iyo Muqdisho, iyag oo u iibgeyn jiray meelo kamid ah dalka Kenya. /;


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip