Ra'iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay Gurmad deg deg ah

0
Tuesday November 03, 2020 - 22:05:12 in Wararka by
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay Gurmad deg deg ah

    Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii maalmihii tagay ka da'ayay Muqdisho. Ra'iisul wasaare Roo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii maalmihii tagay ka da'ayay Muqdisho. Ra'iisul wasaare Rooble oo ka hadlayay shirka banbaxa golaha wasiirrada ee maanta ka bilowday muqdisho, ayaa faray wasaaradda arrimaha gudaha iyo Maamulka gobolka Banaadir maareynta dhibaatadii ka dhalatay roobabka, dadkana lala gaaro gurmadka ay u baahan yihiin. Mudane Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed iyo hay'adaha gargaar in gurmadka ay qeybtooda ka qaataan. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip