Austria:4-qof oo lagu dilay weeraro ka dhacay Magaalada Vienna.

0
Tuesday November 03, 2020 - 22:02:03 in Wararka by
  • Visits: 274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Austria:4-qof oo lagu dilay weeraro ka dhacay Magaalada Vienna.

    Booliska Austria ayaa bilaabay ugaarsiga dabley hubaysan oo rasaas ku furay goobo badan oo kuyaala bartamaha Vienna, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan afar qof, tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen. Ra'iisul Wasaaraha Austria Sebastian

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Austria ayaa bilaabay ugaarsiga dabley hubaysan oo rasaas ku furay goobo badan oo kuyaala bartamaha Vienna, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan afar qof, tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen. Ra'iisul Wasaaraha Austria Sebastian Kurz ayaa weerarkaasi lagu dilay dad rayid ah ku tilmaamay fal argagixiso oo laga naxo. Booliska ayaa sheegay inay toogeen Mid ka mid ah dableydii geysatay weerarkaasi,kaas oo loo aqoonsaday inuu yahay kooxda dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Shaam,halka la baadi goobayo mid kale oo weli baxsad ah. wasiirka arrimaha gudaha ee Austria Karl Nehammer ayaa sheegay in 15 qof ay ku dhaawacmeen weerarkii ka dhacay bartamaha caasimada, waxaana dadkaasi ka mid ah sarkaal boolis ah. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip