Gabar yar oo laga soo badbaadiyey burburka Dhulgariirkii Turkiga

0
Tuesday November 03, 2020 - 21:59:52 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabar yar oo laga soo badbaadiyey burburka Dhulgariirkii Turkiga

    Gabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saaray daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacay dalka Turkiga . Gabadha ayaa laga helay dhismaha hoostiisa magaalada IZMIR ee dalka Turkiga taas oo qasaare xoog leh uu u geystay dhul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saaray daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacay dalka Turkiga . Gabadha ayaa laga helay dhismaha hoostiisa magaalada IZMIR ee dalka Turkiga taas oo qasaare xoog leh uu u geystay dhul gariirka. 91 saac ayeey dhismaha ku hoos jirtay waxaana la sheegay in shaqaalaha gurmadka ay la fajaceen arintan Duqa magaalada IZMIR, Tunc Soyer ayaa ku tilmaamay mucjiso arintan . Shaqaalaha gurmadka iyo dadka meesha joogay ayaa ku qeyliyay allaahu akbar rabi ayaa weyn markii ay inanta yar oo nool ay heleen. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip