HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-NOV-2020

0
Wednesday November 04, 2020 - 10:01:15 in Wararka by
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-NOV-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha Aqoon siga ka guddoomay Danjireyaasha Denmark, Ireland iyo Poland

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjirey aasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Pola nd ee Soomaaliya.

      Danjiraha Boqortooya da Denmark Mudane Ole Thonke oo Madaxweyna ha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Boqoradda Dalkiisa Marwo Margrethe Alexandrine ayaa tilmaamay dadaal ka uu ku bixin doono sare u qaadidda xiriirka 2da dal, isaga oo dowladda iyo shacabka Soma liyed uga mahadceliyey soo dhaweynta diirran.

     Sidoo kale, Danjiraha cusub ee Ireland Mar wo Fionnuala Quinlan oo warqadaheeda aqoo nsi u gudbisay Madaxweynaha ayaa muujisay sida ay ugu hanweyn tahay ka mid noqoshada bahda diblumaasiyiinta ka howlgala dalkeenna.

      Danjiraha Jamhuuriyadda Poland Md.Jacek Bazanski ayaa Madaxweynaha u gudbiyey dh ambaal iyo salaan uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Andrzej Duda, isaga oo nuqul ka mid ah waraaqihiisa aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyey Madaxweynaha.

Dhankiisa, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa danjireyaasha uu warqadaha aqoonsiga ka guddoomay uga warbixiyey sida dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka ku dhisan iskaashiga iyo wax-wada-qabsiga ee kala dhaxeeya dalalka caalamka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Danjireyaasha cusub ugu hambalyeeyay xilalka loo magacaab ay, waxa uuna u sheegay inay soo dhaweyn wa naagsan kala kulmayaan shacabka Soomaaliy eed, D/F/kuna ay ku garab istaagayso gudasha da waajibaadka diblumaasiyadeed ee loo igm aday.

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirada oo looga hadlay qorshayaasha dowlada

     Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa lo oga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xu kuumadda hortabinta u leh, gaar ahaan arrima ha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaa laha, daynta cafinta, horumarinta adeegyada bu lshada, Caddaaladda iyo qorshaha waxqabad ka Xukuumadda ee 100ka maalmood.

 R/Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuse en Rooble ayaa sheegay in Xukuum addiisu ay ku sha qeyn doonto qorshaha horumarinta qaranka ee 9aad iyo natiijadii ka soo baxday shirarkii mad axda Qaranku ay ku yeesheen Samareeb iyo Muqdisho.

     "Barnaamijka Xukuumadda ee aad qaybta ka tihiin wuxuu ahmiyadda 1aad siinayaa qabs oomidda doorashada dalka, maadaama wad danku uu galay xilli doorasho, waxaa loo baah an yahay in si wadajir ah aan u xaqiijinno qabs oomidda doorasho daah furan isla markaana aan habacsanaan ku keenin hawlaha dowlad da”.

     Banbaxa Golaha Wasiirrada Shalay furmay ee halku dhiggiisu yahay "Daah Furnaan iyo Doorashooyin” ayuu tilmaamay R/Wasaaruhu in wasaaradaha oo dhan laga rabo barnaamijkoo da inay ka soo dhex saaraan qorshe howleedka 100 maalmood ee soo socda, taa soo lagula xisaabtami doono Wasaarad kasta.

R/Wasaaraha ayaa xusay in Xukuumaddiisu ay ka hortagayso wax walba oo keeni kara habacs anaan ku yimaada howllaha dowladda xiliga do orashooyinka, si taas looga hortagana golaha wasiirrada laga rabo in si miisaan leh u fuliyaan howlaha kaga aaddan doorashooyinka iyo waaj ibaadkooda shaqo ee kale.

     Shirka Banbaxa GW/asiirrada oo soconaya muddo 3 Cisho ah ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Md.Max amed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo Golaha kula dardaarmay inay hirgeliyaan qodobada sal dhigga u ah barnaamijka Xukuumadda ee gol aha shacabku ansixiyeen.

Guddoomiye Mursal "Ilaa Hay’addii Bedeli laheyd ka Imaaneyso Baarlamaankan waa sii Shaqeynayaa”,

     Guddoomiyaha BFS,Md.Maxamed Mursal Sheekh ayaa shaaciyey in BF ee xilligan uu wa qtiga kororsan doono uu sii shaqeyn doono mar ka uu waqtigiisu uu dhamaado.

      Mursal ayaa ku doodaya in Baarlamaanku uu sii joogayo, haddii la heli waayo baarlamaan kale oo badala, middaasi oo ka dhigan in weli uu sii shaqeyn doono baarlama anka xilligan haddii uu dib u dhac ku yimaado jadwalka dorashada.Waxa kale oo uu sheeg ay in xi lliga xil-heynta baarla maan ka federaalka uu ku eg yahay 27-ka bisha soo socota ee December, bal se ay taasi ka dhigeyn inay ka la dareeri doon aan ilaa inta uu diyaar ka noqon ayo baarla maankii badeli lahaa.

     "Ilaa hay’ad tii bedeli laheyd ka imaaneyso baarlamaankan waa sii shaqeynayaa, ilaa qor shaha doorashada ay dhameystiraan dowlad go boleedyada iyo hay’adaha federaalka baarlama anku wuu shaqeynayaa,” ayuu yiri Mursal.

     Waxa uu intaas kusii daray guddoomiyuhu "Majiro baarlamaan iska kala taga, iyadoo aan shaqada lagala wareegin”.

     Si kastaba, hadalkan ayaa imanaya xili uu dib u dhac wajahayo jadwalkii doorashada 2020 /21 ee dhawaan magaalada Muqdisho heshiis ka uga gaareen madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamulada dalka.

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameey ey Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS

    Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md.Khaliif Cabdi Cumar ayaa waxaa loo same eyey Xaflad soo dhaweyn ah, waxaana ka soo qeybgalay Xildhibaano ka tirsan 2da Aqal ee Baarlamaanka, Siyaasiyiin, Ganacsato, Ururada Dhalinyarada, Ururada Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

     Ugu horeyn waxaa ka hadlay Xafladda soo dhaweynta Prof Maxamed Cali Ibraahim oo ku dhee raaday kartida, Aqoonta iyo Waayo aragnimada uu leeyahay Wasiir Khaliif Ca bdi Cumar, waxa uuna u rajeeyey in uu Xilka Rabi u fududeeyo.

     Xildhibaam Maryan Haaruun oo ka tirsan Go laha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bogaadisay xilka loo dhiibay, waxa ayna kula dardaarantay inuu wax ka qabto dhibaat ooyinka ka jira Arrimaha ganacsiga. Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Xildhib aan Khaliif Cabdi Cumar ayaa ugu danbeyn ka Mahad celi yey xafladda soo dhaweynta ee loo sameeyey waxa uuna ballan qaaday in si hufn aan leh in uu u gudandoono waajibaadkiisa sha qo ee saa ran.

    Xafladdaan waxaa soo agaaasimay soona qa banqaabiyey Ganacsato, Dhalinyarada Aqoon yahanada waxa ayna ugu talagaleen inay muuji yaan Taageerada ay u hayaan Wasiir/ Xildhi ba an Khaliif Cabdi Cumar. soo dhoweynta wasiir ka ganacsiga

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay taageero dhinaca Amniga ah

     Wasiirka amniga xukuumadda federaalka So omaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa Sha lay magaalada muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Denmark ee Soomaaliya Mudane Ole Thonke. 2da masuul ayaa intii kulankooda uu u socday waxey ka wada-hadleen arrimaha ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka Denmark ay la leed ahay Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda amni ga iyo taageerada ay siiso hay’adaha amniga ee dowladda.

     Danjiraha cusub ayaa ku ammaanay wasaa radda amniga dadaallada ay ku xoojineyso amn iga guud ee dalka iyo dagaalka ay kula jirto maleeshiyada argagixisada.

Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soo maaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ay aa ugu hambalyeeyay danjiraha cusub xilka loo soo magacaabay isagoo uga warbixiyay guul aha dowladdu ay ka gaartay amniga iyo Dib u habeynt ciidamada.

Midowga Afrika Oo War Kasoo Saaray Dilal

     Guddoomiyaha guddiga Midowga      Afrika, Mr.Moussa Faki Mahamat, ayaa cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay Itoobiya ee u dhax eeyay qowmiyado.Rabshadaha isirka ku saleys an ayaa beryihii dambe ku soo badanayay dal kaas, iyadoo weerar Axaddii ka dhacay G/Orom ia ay ku dhinteen 32 qof.

    Guddiga Xuquuqda Aad anaha ee Itoobiya (EHRC) ayaa sheegay in dad ka soo jeeda qo mwiya dda 2aad ee ugu weyn Itoobiya ee Amx aarada lagu beegsaday weerarkaas.

    Mr Faki Mahamat, ayaa qoraal uu soo saaray ku baaqay in la joojiyo rabshadaha isla marka ana laga xaajoodo arrimaha ugu muhiimsan. Wuxuu sidoo kale ku boorriyay in laga shaqee yo wax ka qabashada xiisadaha ka sii daraya ee dalkaas ka jira.

Tobannaan ka tirsan kooxaha taabacsan al-Qaacidda ee dalka Mali oo duqeyn lagu dilay

    Dowladda faransiiska ayaa sheegtay in Isni intii ay duqeyn ku dishay ugu yaraan 50 ka tirs an kooxaha al-Qaacidda taabacsan ee Malika dagaallama, sida ay qortay France24.

    Weerarka ayaa ka dhacay aag u dhow xudu udaha BurkinaFaso iyo Niger halkaas oo ciida mada dowladda ay la ha lgamayaan sidii looga ho rtagi lahaa Kooxo tab acsan al-Qaacidda oo halkaa isku urursanaya, Wasiirka Difaaca Faran siiska Florence Parly ayaa sidaasi sheegtay.

Florence Parly waxa kale oo ay sheegtay in we erarkan ay geysteen diyaaradaha aan duuliya ha laheyn ee Faransiiska kaddib markii ay ka war heleen 30 mooto oo ay wateen kooxaha ar gagixisadu iyagoo doonayey in ay weerar ka

geystaan aagga Burkina Faso.


Galmudug oo heshiis lagu dhisayo dekedda Hobyo la saxiixatay shirkado caalami ah

     Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Shalay heshiis taariikhiya oo lagu dhisayo dekedda Ho byo la saxiixatay Shirkadda Oriental oo ah Isb ahaysi ka kooban Seddex Shirkad oo Turkey, Ingiiriis iyo Soomaali ah.

     Heshiiskan ayaa waxaa Shalay dhinaca Galmudug u saxiixey Wasiirka dekadaha iyo kalluumeysiga Galmud ug, Mudane Cabdi Saabir Nu ur, halka Shirkadda Oriental ay metelayeen shi rkadaha kala ah Crom LTD, Hobyo Invesment LTD, Indian Ocean Holding LTD.

     Waxa madasha lagu saxiixay heshiiskaasi ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Shirkadda Holman Fenwick Willan (HFW) oo ah sharciyaqaano ku takhasusay arrimaha Badda oo fadhigoodu yahay dalka Ingiriiska, oo kala talinaya dhinaca Sharciga maamulka Galmu dug.  Shirkadda Oriental oo saldhigeedu yahay M/London ee dalka Ingiriiska ayaa waxa ay Wa saaradda dekedaha iyo kalluumeysiga Galmu dug la gaartay heshiiskan, kadib markii bilihii u gu dambeeyey kulamo kala duwan ay la qaat een wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka wasaar adaasi.

    Heshiiskan kadib ayaa waxaa la filayaa in dalka ay soo gaaraan dhamaadka bishaan koox sahan ah oo ka socota shirkada Oriental, kuwa asi oo darsi doona qaabka loo bilaabayo dhis maha Dekadda Hobyo, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay heshiiskan.

     Wasiir Cabdi Saabir Nuur oo isaguna ka ha dlay saxiixa heshiiskan ayaa ugu horeyntii bog aadiyey, isagoona sheegay in wajiga labaad ee heshiiskan uu bilaaban doono Bisha Maarso 2021.

      "Waxaa xaqiiqo ah in dhismaha Dekedda Hobyo ku soo kordhin doonto isbedel dhaqan-dhaqaale oo muuqda nolosha Maalaayiinta ku nool Galmudug iyo dowlad-goboleedyada la der iska ah,” ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabee yay wasiir Saabir.

     Heshiiska dhismaha Dekedda Hobyo ayaa la rumeysan yahay inuu abuuri doono fursado sha qo, ganacsi oo horseeda isbedel dhaqan-dha qaale oo muuqda, saameyn toos ah ahna ku ye elan doono nolosha Maalaayiinta ku nool Gal mudug iyo dowlad-goboleedyada la deriska ah.

DFS oo sheegtay inay bilaabeyso qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa

     Wasiirka W/Beeraha XFS Md.Saciid Xuseen Ciid ayaa Xafiiskiisa M/ Muqdisho waxaa uu ku la kulmay Wasiirka Beeraha Daaqa & Dhirta Ga lmudug Axmed Nuur Xaaji , iyaga oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah.

Kulankooda ayaa sigaar ah waxaa diirada loogu saaray, sidii Wasaaradda Beeraha DFS & tan Galmudug ay u kor dhin lahaayeen la dagaalanka Ayaxa oo dhiba ato ku haya degaano ka tirsan Maamulka Galm udug. Wasiirka Beeraha Daaqa & Dhirta Galmu dug Axmed Nuur Xaaji ayaa sheegay in degaan nada Galmudug uu dhibaato xoogan ku haayo Ayaxa, isla markaana uu baabi’iyay dalagyo ku beernaa Beero ku yaalla degaano ka tirsan Maamulkaas.Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS Md. Ciid ayaa dhankiisa  sheegay in Ayaxa maalm ihii la soo dhaafay uu dalka Soomaaliya kasoo gelayay dhinaca Yemen , isla markaana uu qor shahoodu yahay in la kordhiyo howlgal lada iyo dagaalka ka dhanka ah Ayaxa maad aama dhib aatooyin kala duwan uu geysanayo

      Waxaa uu sheegay in degaano badan oo ka tirsan Galmudug ay ka socdaan howlgallo lagu buufinayo Ayaxa, waxaana uu sheegay in maa mulada kale ay kala hadleen sidii loo dardar gel in lahaa  howlaha lagula dagaalamayo Ayaxa.

Degaano ka tirsan Maamulada Hir-Shabeelle & Galmudug ayaa waxaa dhibaato daran ku haay ay todobaadyadii la soo dhaafay Ayaxa, kaas oo baabi’iyay dalagyo ku yaalla beeraha dega ano ka tirsan labada Maamul.

Xildhibaano Guddoomiyaha Aqalka Sare ku eedeeyay khalqal gelin Siyaasadeed

    Xildhibaanada 2da Aqal ee ka soo jeeda Go bolada Woqooyi we loo yaqaano Soomaaliland ayaa Gudoomiyaha Aqalka Sare ku eedeeyay inuu dayacay masuuliyadiisa ka qeyb galka Shir arkii looga hadlaayay Doorashooyinka ee ka dhacay Dhuusamareeb iyo Muqdisho.

     Kulan ay Xildhibaannada ku yeesheena M/ Muqdisho ayaa waxaa ay kasoo saareen dhowr qodob oo u badan eedeyn kulul oo ay u jeediye en Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi, waxaana kamid ah.

1: In Guddoomiyaha Aqalka Sare uu mas’uul ka aheyn soo xulista ama diyaarinta Guddiga hag aya Doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi.

2: in shirarkii Siyaas adeed ee looga hadlay Arrimaha door ashooyinka ee ka dhacay Dhuusamar eeb iyo Muqdisho in ay aheyd in uu ka qeyb-ga lo Gudd oomiyaha Aqalka Sare balse uu dha cay, isla markaana bedelkiisa uu shirarkaas uga qeyb galay Madaxweyne Farmaajo.

3: in uusan jirin heshiis is-afgarasho oo ay gaa reen Xubnaha Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi ugu jira Golaha Shacabka, Golaha Aqalka Sare iyo Golaha fulinta.

     4: in Guddoomiyaha Aqalka Sare qoraalkii uu Dorraad faafiyay ee uu uga hadlay Arrimaha do orashooyinka Xildhibaannada Gobolada Wa qooyi iyo kuwii uu horay u soo bandhigay uusan cidna ku Mertelin, isla markaana ay abuuri kara an khilaaf iyo khalqal siyaasadeed.

5: Xubnaha Saddexda Gole ka tirsan ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi waxaa ay dowladda Soomaaliya ku metelaan raadinta midnimo loo dhan yahay, sidoo kalena uusan jirin Madaxw eyne ama mas’uul kasoo jeeda Soomaaliland oo laga sugayo Xubnaha Guddiyada doorash ooyinka iyo khilaafaadka.

Ugu dambeyn Warsaxaafadeedkabay soo saar een Xildhibaannada ayaa waxaa ay ku shee geen in soo xulista & Magacaabista Guddiyada doorashooyinka Xildhibaannada Gobolada Waqooyi ay xaq u leedahay Xukuumadda Soo maaliya.Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xa ashi Cabdillaahi weli wax jawaab ah kama bixin ee deynta ay u jeediyeen Xildhibaannada 2da Aqal ee kasoo jeeda G/Waqooyi ee loo yaqaa no Soomaaliland.

Gabar yar oo laga soo badbaadiyey burbur ka Dhulgariirkii Turkiga

     Gabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saar ay daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacay dalka Turkiga .

Gabadha ayaa laga helay dhismaha hoost iisa magaa lada IZMIR ee dalka Turkiga taas oo qasaare xoog leh uu u geystay dhul gariirka.

91 saac ayeey dhismaha ku hoos jirtay waxaa na la sheegay in shaqaalaha gurmadka ay la faj aceen arintan Duqa magaalada IZMIR, Tunc So yer ayaa ku tilmaamay mucjiso arintan .

     Shaqaalaha gurmadka iyo dadka meesha joogay ayaa ku qeyliyay allaahu akbar rabi ayaa weyn markii ay inanta yar oo nool ay heleen.

Galmudug oo taageero weeydiisatay Mareykanka

      Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galm udug Axmed Macalin Fiqi oo uu wehlinayay Wa siirka Qorsheynta maamulkaas ayaa Xarunta  Safaaradda Marayk anka ee Muqdisho waxaa ay kula kulme en mas’uuliyiin ka tir san safaaradda Mara ykan ka ee Muqdisho.

    Xubnaha ay la lulm een oo Safaaradda Ma reykanka ee Muqdisho u qaabilsan Barnaamijka Dembi baarista (CIP), xafiiska UNODC iyo ma s’uuliyiin kale ayaa wax aa ay kala hadleen sidii Galmudug loogu taba bar lahaa Waaxda dambi barista ee Ciidamada Booliska Galmudug.

  "Wasaaradda amniga Galmudug waxay soo dhowayneysaa wada shaqayn dhex Marta Bar naamijka INL iyo xafiiska qaramada midoobay ee UNODC gaar dhinaca tababarka waaxda De mbi Baarista ee ciidamada Booliiska Galmudug oo dhowaan ay wasaaradda amnigu aas’aase yso ayaa lagu yiri” War kasoo baxay Wasaa radda Amniga Galmudug.

     Galmudug ayaa dhawaan waxaa ay qorshe yneysaa dhismaha Ciidamo Boolis u gaar ah, iy ada oo dhawaan ay ansixiyeen Sharciga lagu dhisi lahaa Baarlamaanka Galmudug.

Askari lagu toogtay degmo ka tirsan gobolka Baay

     Wararka laga helayo degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in askari ka tirsan Ciid amada Maamulka K/Galbeed uu dil ay askari kale, balse askarigii dilka geystay goobta lagu oogtay.

Dilka Askariga ayaa waxaa la sheegay inuu yi mid, ka dib markii askariga la dilay oo lagu Mag acaabi jiray  Mohamed Ogow uu Qorigiisa u dhii bay askari ay ka wada tirsanaayeen Ciidamada Daraawiishta K/Galbeed laakin qorigiisii lagu dilay.  " Askariga la dilay iyo kan wax dilay saaxi ibo ka wada tirsan Ciidamada Daraawiishta K/ Galbeed ee k  sugan Buurhakaba ayay wada ahaayeen, markii la dilay askarigii dilay Ciidamo kale oo u dhowaa ayaa goobta ku dilay ayuu yiri” Qof kamid ah dadka ku nool Buurhakaba.

    Meydka 2da askari ayaa waxaa goobta ka qa aday Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta ma amulka k/Galbeed, waxaana la sheegay in uu san jirin khilaaf ka dhaxeeyay askariga dilay askariga kale

Maxay yihiin Ciidamada Cusub ee loo Diyaariyey D/Baraawe?

     Koonfur Galbeed ayaa diyaarisay ciidamo cusub oo la qorsheynayo in maalmaha soo socda la geeyo M/Baraawe ee ca asimadda maamulkaasi oo ay ka dhici doono door ashada xildhibaanada 2 aqal ee Soomaaliya.

     Ciidamada la geynayo Baraawe ayaa isugu jira     Daraawiish iyo Booliis, sida ay Warbaahi nta qaar  u sheegeen ilo wareedyo lagu kalso on yahay.

     Wararka ayaa sheegaya in askartaas lagu biirin doono ciidamada haatan ku sugan Bara awe, si ay xoojiyaan amniga guud ee magaallo xeebeedkaasi.

     Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daray in si gaar ah ay uga howl-geli doonaan goobaha ay ka dhacayaan doorashada xildhibaanada ka soo gelaya baarlamaanka Baraawe.

     Lama shaacin tirada askarta ay K/Galbeed geyneyso halkaasi, sidoo kalena lama oga hal ka laga soo qaadayo ciidamadaasi.

    Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyada oo horey waxgaradka Baraawe ay madaxweyne La fta Gareen uga dalbadeen ciidamo dheeraad ah oo suga amniga degmadaasi.

      Soomaaliya ayaa isku diyaarineyso doorash ooyinka 2020/2021, iyada oo ay ugu horreyso soo xulista xildhibaaada oo ka dhici doonto magaalooyin dhowr ah.

Xisbiga Wadajir oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid jadwalka doorashooyin ka Soomaaliya

    Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay oo qoraal ka soo saaray dib u dhaca ku yimid Jadwalka Do orashooyinka Soomaaliya ay heshiiska ku gaar een Madaxda DFS & kuwa maamul goboleedy ada.

    Qoraalka ayaa lagu sheegay in sheegay Xisb iga isha ku haayo habsi u socdka fulinta heshiis kii Doorashada 2020/ 2021, isla markaana ay walaac xoogan ka muuj inayaan in weli aan tallaab loo qaadin fulinta heshiiskaas.

     Sidoo kale Xisbiga Wadajir ee uu hoggaam iyo C/raxmaan C/Shakuur ayaa taageeray mo wqifka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xa ashi Cabdullaahi ee ku aadan soo magacaab ida Guddiga Doorashada Xildhibaanada Soma liland ee Baarlamaanka Somalia.

Halkan ka aqriso qoraalka uu soo saaray xisbiga Wadajir

 

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda & Dowlad Goboleedyada oo Shir yeeshay           Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Md. Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay inuu diiradda saarayo sidii guul looga gaari la haa hayaanka dhimista saboolnimada iyo koritaan loo siman yahay.

    "Waxaa Sharaf u ah Dawladda iyo Dad ka Soomaaliyeed , Shalay inan joogno tallaabooyinkii u horre eyay ee aan ku gaareyno isbeddel bulsho,    Muwaadiniinta nugulna ay gaareyso taageerro uga imaanaysa Dawladda” ayuu yiri isagoo Shalay Muqdisho ka daahfuray kulan la xiriiray Siyaasadda Ilaalinta Bulshada. Kulanka ayaa isu keennay xubno sare oo matalayey DFS&,D/G/yada dalka iyo gobolka Banaad ir,iyadoo ujeeddadu tahay in fahan qoto dheer laga helo siyaasadda Ilaalinta Bulshada,lana gaarsiiyo dhammaan Bulshada.

    "Waxaa muhiim ah inan hoosta ka xariiqno in DF& Dawladaha xubnaha ka ah inay inta badan dadkeenna Soomaaliyeed ee saboolka ah, tab arta daran ay ku xisaabtamayaan ballanqaadke ena iyo dadaalkeenna si aan u hubino siyaas addan.” ayuu ku daray.

     G/Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay bi shii July ee sannadkii 2019, siyaasadda Ilaalinta bulshada oo ay hoggaamiso Wasaaradda Shaq ada iyo Arrimaha Bulshada, waxaana qeyb ka ah siyaasadda in lagu dhimo saboolnimada, iy adoo lagu guuleystay ku dhawaad 1.2 Milyan oo bulshada nugul ah inay taageerro dhaqaale ka helaan barnaamijka Baxnaano ee qeybta ka ah siyaasadda.

Austria:4-qof oo lagu dilay weeraro ka dhacay Magaalada Vienna.

Booliska Austria ayaa bilaabay ugaarsiga dabley hubaysan oo rasaas ku furay goobo badan oo kuyaala bartamaha Vienna, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan afar qof, tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen.

Ra’iisul Wasaaraha Austria Sebastian Kurz ayaa weerarkaasi lagu dilay dad rayid ah ku tilmaamay fal argagixiso oo laga naxo.

Booliska ayaa sheegay inay toogeen Mid ka mid ah dableydii geysatay weerarkaasi,kaas  oo loo aqoonsaday inuu yahay kooxda dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Shaam,halka la baadi goobayo mid kale oo weli baxsad ah.

wasiirka arrimaha gudaha ee Austria Karl Nehammer ayaa sheegay in 15 qof ay ku dhaawacmeen weerarkii ka dhacay bartamaha caasimada, waxaana dadkaasi ka mid ah sarkaal boolis ah

Dagaalka Qowmiyadaha ee Itobiya oo meeshii ugu saraysay gaaray.

Ugu yaraan 100 qof oo ka soo jeeda qowmiyada Amxaarada ayaa lagu dilay weerar maalin ka hor, 1-dii bishan November ay qaaday koox la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Jabhadda hubeysan ee Oromo Liberation Army oo magaceeda loo soo gaabiyo (OLA).

Weerarkaas waxa uu ka dhacay tuulo lagu magacaabo Gawa-Qanqa oo hoos tagta degmada Guliso ee dhacda galbeedka gobolka Wellega Zone ee dalka Itoobiya.

Kooxdaas waxay weerarka qaaday maalin kadib markii ciidamada milteriga dowladda dhexe ee Itoobiya ay isaga bexeen aaggaas, iyagoo aan shaacin sababta bixitaankooda.

Dad ku sugan deegaanada dadkaas lagu laayey ayaa warbaahinta u sheegay in tobaneeyo rag, dumar iyo carruur isugu jira la dilay, hanti badan la dhacay, isla markaana ay kooxdu gubtay oo dab qabadsiiday wixii ay qaadi weysay."Weerarkan macno darrada ah ayaa ah kii ugu dambeeyay ee taxane dilal dalka ka dhaca, kaas oo xubno ka tirsan qowmiyadaha tirada yar si ula kac ah loola beegsaday. Xaqiiqda ah in dhacdadan foosha xun ay dhacday waxyar kadib markii ciidamada dowlada ay si lama filaan ah uga baxeen aaga duruufo aan la fahmi karin ayaa keenaya su’aalo ay tahay in laga jawaabo” waxaa sidaas yiri Deprose Muchena oo ah Agaasimaha Bariga iyo Koonfurta Afrika ee hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International.

Sarkaalkaas ka tirsan Amnesty ayaa mas’uuliyiinta dowladda Itoobiya ka dalbaday inay baaraan wixii dhacay oo ay maxkamadeeyaan kuwa mas’uulka ka ahaa weerarkaas, weliba si cadaalad ah.

"Amnesty International waxay la hadashay qaar ka mid ah dadkii ka badbaaday weerarkii foosha xumaa ee ka badbaaday geerida iyagoo ku dhuumaaleystay keyn ku dhow. Waxay sheegeen in kooxda weerarka soo qaaday ay cadeeyeen inay yihiin OLA oo ay sheegeen inay ‘gacanta ku hayaan’ aagga ay ciidamada d



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip