Wararka

Sidee Muqdisho loogu dilay Nabadoon laf dhuun-gashay ku noqday Al-Shabaab?

0 Visits: 79 | Tuesday April 09, 2024 - 11:45:27
Nabadoon Gaabow Buule Xasan oo ahaa guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada Awdheegle ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, waxaana la aaminsan yahay inay dishay kooxda Al-Shabaab. Isaga oo sooman maalintiisii 29-aad, daqiiqado ka hor inta aan la afurin ayaa lagu dilay xaafadda…

Read More »

Ciidamada Militariga Dawlada oo Hawlgallo ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Baay

0 Visits: 82 | Tuesday April 09, 2024 - 11:37:15
Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed gaar ahaan ururka 46-aad Ee guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa Ciidamada ayaa waxaa ay Hawlgalka ka sameeyeen Degaanada kala ah Jiiro Gurey, ideedi , sarmaan Dheer, ilaa iyo Buulo Gaduud Ku waas oo Hoosyimaada Degaanada Goof-gaduud Awdinle iyo Degmada Bardaalle Ee Gobalka…

Read More »

Maraykanka oo ka digay Weeraro Qaraxyo ah oo ka dhaca Magaalada Muqdisho

0 Visits: 65 | Tuesday April 09, 2024 - 11:32:25
Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inay heshay xog la xiriirta weerarro ka dhici kara goobo ka mid ah Muqdisho . Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Muqdisho, oo baahisay warbixintan digniinta ah ayaa sidoo kale shaqaalaheeda u dirtay wargelin ay ugu sheegayso in la joojiyay dhammaan dhaqdhaqaaqyada…

Read More »

Burcad badeed Awood looga furtay Markab ay qafaasheen

0 Visits: 65 | Tuesday April 09, 2024 - 11:29:40
Wakaalladda Boliska Qaranka Haiti's National Police Agency ayaa sheegtay inay dagaal la galeen Dabley hubaysan, kana soo furteen Markab waday Shixnad Bariis ah. Iska horimaadka oo socday muddo 5 saacadood ayaa waxaa lagu dilay Tiro ka mid ah Dableydii afduubatay Markabkaasi meel ka baxsan Xeebta…

Read More »

Dawlada Soomaaliya oo Codsi u dirtay Midowga Afrika

0 Visits: 69 | Tuesday April 09, 2024 - 11:27:22
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsi u gudbisay Midowga Afrika oo ku saabsan hawlgalka ciidamada caalamiga ah ee wixii ku dambeeya bisha December ee sannadkan. Codsigan ayaa la xiriira ciidamo caalami ah oo howlgalka kala wareega ciidamada ATMIS oo qorshuhu yahay in howlgalkooda lasoo geba-gebeeyo…

Read More »

HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 9-4-2024

0 Visits: 105 | Tuesday April 09, 2024 - 07:44:14
.

Read More »

HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 8-4-2024

0 Visits: 105 | Monday April 08, 2024 - 07:43:04
.

Read More »

Ruushka oo daad-gureeyey in ka badan 4,400 oo qof kadib markii uu qarxay…

0 Visits: 90 | Sunday April 07, 2024 - 18:25:54
Ruushka ayaa Sabtidii wuxuu daadgureeyey illaa 4,500 oo qof oo ku nool gobolka Orenburg ee ku yaalla xuduudda Koonfureed ee Ruushka, ka dib markii uu derbiyada jabsaday biyo xidheen halkaas ku yaallay. Kooxaha gurmadka degdgegga ah ayaa habeenkii oo dhan ka shaqaynayey sidii u samatabixin lahaayeen…

Read More »

Somaliland oo si yaab leh uga xeeladeysatay xariga fanaan reer Jigjiga ah

0 Visits: 103 | Sunday April 07, 2024 - 18:21:06
Somaliland ayaa shaacisay inay xabsiga dhigtay askar maalintii shalay aheyd soo xirtay fanaan reer Jigjiga ah oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen Habane (Maxamed Yare). Xariga fanaanka oo gadood xooggan uu ka dhashay ayay ciidamada amaanka Somaliland ay sheegeen in lasii daayey, ayaga oo shaaciyay inay…

Read More »

Sida uu noqon doono habka awood qeybsiga 4.5 kadib anisixinta qodobada dasuurka

0 Visits: 94 | Sunday April 07, 2024 - 18:08:37
Xildhibaannada Soomaaliya ayaa dhawaan u codeeyey wax ka beddelka dastuurka oo muddo dheer aan la qabyo tirin. Waxaa taas dhinac socday in Soomaaliya ay ku dhaqmaysay nidaam awood qaybsi, oo ku salaysan afar beelood iyo bar. Qodobbada dastuurka ee wax laga beddelay waxaa ka mid ah doorashada madaxweynaha…

Read More »

Xasan Sheekh oo Maxamed Bin Salmaan ka helay ballan-qaad la xiriira xiisadda Itoobiya

0 Visits: 76 | Sunday April 07, 2024 - 18:00:22
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku suga dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan gaar ah la yeeshay Dhaxal-sugaha dalkaasi, Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdi-casiis. Labada mas'uul ayaa ka wada-hadlay arrimo ay kamid yihiin xaaladda gobolka, xoojinta iskaashiga…

Read More »

Sidee looga falceliyay tallaabada uu maanta qaaday R/Wasaare Xamza?

0 Visits: 87 | Sunday April 07, 2024 - 17:58:04
Kadib wareegto uu maanta soo saaray ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa waxa uu ku magacaabay wasiiro cusub oo kamid noqonayo golihiisa wasiirada. Xamza oo soo dhammeystiray wasaarado muddo banaanaa ayaa magacaabay illaa 4 wasiir iyo hal wasiiru dowle,…

Read More »

Xogta qorshaha socda ee Mareykanka, Qatar iyo Masar ee dagaalka Xamaas iyo Israel

0 Visits: 77 | Sunday April 07, 2024 - 17:55:10
Ergey wada-xaajood ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar Sabtidii, iyada oo la filayo inuu halkaas ka furmo kulan wada-hadalo la xiriira dagaalka Xamaas iyo Israa'iil. Wada-hadalladan ayaa u daaran sidii loo gaari lahaa heshiis xabbad-joojineed oo lagu soo afjaro dagaalka socda muddada lixda…

Read More »

HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 6-4-2024

0 Visits: 109 | Saturday April 06, 2024 - 05:20:46
.

Read More »

Sawirro: Muxuu MADAALE kusoo arkay xalay Xamarweyne iyo Liido?

0 Visits: 107 | Friday April 05, 2024 - 10:36:01
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa xalay kormeer shaqo ku tagay suuqa weyn ee degmada Xamarweyne. Kormeerka guddoomiyaha ayaa u daarna u kuur-galka dhaq-dhaqaaqa ganacsi ee ka jira xilliyada habeenkii, maadaama lagu jiro tobonkii ugu danbeesay ee bisha Ramadaan,…

Read More »

Puntland oo qoraal yaab leh kasoo saartay go'aanka lagu xirayo qunsuliyadda Itoobiya

0 Visits: 100 | Friday April 05, 2024 - 10:33:07
Maamulka Puntland ayaa qoraal rasmi ah oo uu soo saaray ku gacan sayray go'aanka ay Dowladda Federaalka ku xireyso qunsuliyadda Itoobiya ay ku leedahay magaalada Garoowe. Madaxtooyada Puntland ayaa qoraal ay soo saartay ku tiri "Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka ee Ethiopia waxaa ka…

Read More »

DEG DEG: Dab xooggan ooo ka kacay suuqa Bakaaraha

0 Visits: 98 | Friday April 05, 2024 - 10:29:34
Dab xooggan ayaa saaka ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dabkan ayaa waxa uu si gaar ah uga kacay qeybta loo yaqaano Dahablaha, waxaana la sheegayaa in dabka uu xawli ku socdo, uuna kusii fidi karo qeybo kale oo suuqa. Lama ogga waxa sababay, waxaana ganacsatada aysan weli helin…

Read More »

Burcad-baddeed Soomaali ah oo la soo bandhigay laguna wareejiyey Booliska Hindiya

0 Visits: 122 | Thursday April 04, 2024 - 11:22:28
9 Muwaadiniin Soomaali ah oo ku eedeysan Afduubka Dooni Kalluumeysi oo Iran laga leeyahay ayaa waxaa laga dejiyey Dekedda magaalladda Mumbai ee dalka Hindiya. Eedeysanayaasha ayaa lagu wareejiyey Booliska magaalladda Mumbai, wuxuuna qorshuhu yahay in maanta oo Khamiis ah loo gudbiyo Maxkamadda. Ciiddanka…

Read More »

Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab oo laga fuliyay degaanno ka tirsan G/shabeelada Dhexe

0 Visits: 119 | Thursday April 04, 2024 - 11:17:22
Howlgal Ciidanka Xogga dalka iyo Dadka deegaanka ay ka fuliyeen Deegaanada Daaru-nicma, Ceelbacad iyo Burka fiiqey ee gobalka shabelada dhexe ayaa lagu bur buriyay gooba Alshabaab ay gabadsanayeen meel u dhaw deegaanka Ceelbacad. Saraakiisha guutada 19aad gumac ilaala qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka…

Read More »

Ra'iisal Wasaare Xamse oo dhiirageliyay Hormarka ganacsi ee ka jira Muqdisho

0 Visits: 108 | Thursday April 04, 2024 - 11:14:42
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda. Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in kobaca ganacsiga caasimadda Muqdisho uu aas-aas u yahay xasilloonida amni ee ka hirgashay caasimadda…

Read More »