Dawlada Soomaaliya oo Codsi u dirtay Midowga Afrika

0
Tuesday April 09, 2024 - 11:27:22 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 72
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Soomaaliya oo Codsi u dirtay Midowga Afrika

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsi u gudbisay Midowga Afrika oo ku saabsan hawlgalka ciidamada caalamiga ah ee wixii ku dambeeya bisha December ee sannadkan. Codsigan ayaa la xiriira ciidamo caalami ah oo howlgalka kala wareega ciidamada ATMI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsi u gudbisay Midowga Afrika oo ku saabsan hawlgalka ciidamada caalamiga ah ee wixii ku dambeeya bisha December ee sannadkan. Codsigan ayaa la xiriira ciidamo caalami ah oo howlgalka kala wareega ciidamada ATMIS oo qorshuhu yahay in howlgalkooda lasoo geba-gebeeyo bisha December ee 2024. Dhamaadka sanadkan 2024 ayaa la qorsheeynayaa in Ciidamada ATMIS ee Hawlgalka U jooga Soomaaliya ay gabi'aahaan dalka isaga baxaan waxaana dawladu ay raadineysaa Ciidankii bedeli lahaa Hawlha Midowga AFrika Soomaaliya ee ATMIS.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip