Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab oo laga fuliyay degaanno ka tirsan G/shabeelada Dhexe

0
Thursday April 04, 2024 - 11:17:22 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab oo laga fuliyay degaanno ka tirsan G/shabeelada Dhexe

    Howlgal Ciidanka Xogga dalka iyo Dadka deegaanka ay ka fuliyeen Deegaanada Daaru-nicma, Ceelbacad iyo Burka fiiqey ee gobalka shabelada dhexe ayaa lagu bur buriyay gooba Alshabaab ay gabadsanayeen meel u dhaw deegaanka Ceelbacad. Saraakiisha guutada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal Ciidanka Xogga dalka iyo Dadka deegaanka ay ka fuliyeen Deegaanada Daaru-nicma, Ceelbacad iyo Burka fiiqey ee gobalka shabelada dhexe ayaa lagu bur buriyay gooba Alshabaab ay gabadsanayeen meel u dhaw deegaanka Ceelbacad. Saraakiisha guutada 19aad gumac ilaala qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgalkan hogaaminayay ayaa warbaahinta Ciidamada Qalabka sida u xaqeejiyay howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan in lagu bur buriyay Fariisimo Alshabaab halkaas ay ku lahaayeen Maalmihii la soo dhaafay degaanada Ceelbacad iyo Burka fiiqey waxaa ka socday Hawlgallo la dhan ah Alshabaab oo ciidamada Dawlada iyo kura degaanka halkaas ay ka wadeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip