Ra'iisal Wasaare Xamse oo dhiirageliyay Hormarka ganacsi ee ka jira Muqdisho

0
Thursday April 04, 2024 - 11:14:42 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal Wasaare Xamse oo dhiirageliyay Hormarka ganacsi ee ka jira Muqdisho

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda. Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in kobaca ganacsiga caasimadda Muqdisho uu aas-aas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda. Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in kobaca ganacsiga caasimadda Muqdisho uu aas-aas u yahay xasilloonida amni ee ka hirgashay caasimadda dalka ee Muqdisho, taas oo ku dhiirri-gelinaysa ganacsatada Soomaaliyeed in ay aaminaan maalgashiga dalkooda. Ra'iisul Wasaaraha ayaa ammaanay ganacsatada ganacsiyada Kaalinta ay ka qaadayaan Hormarka oyo kobaca dhaqaalaha dalka .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip