Ciidamada Militariga Dawlada oo Hawlgallo ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Baay

0
Tuesday April 09, 2024 - 11:37:15 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Militariga Dawlada oo Hawlgallo ka sameeyay degaanno ka tirsan gobolka Baay

    Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed gaar ahaan ururka 46-aad Ee guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa Ciidamada ayaa waxaa ay Hawlgalka ka sameeyeen Degaanada kala ah Jiiro Gurey, ideedi , sarmaan Dheer, ilaa iyo Buulo Gaduud Ku waas oo Hoosyimaada Degaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed gaar ahaan ururka 46-aad Ee guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa Ciidamada ayaa waxaa ay Hawlgalka ka sameeyeen Degaanada kala ah Jiiro Gurey, ideedi , sarmaan Dheer, ilaa iyo Buulo Gaduud Ku waas oo Hoosyimaada Degaanada Goof-gaduud Awdinle iyo Degmada Bardaalle Ee Gobalka baay. Saraakiisha ayaa sheegay in Ciidanka ay Bur buriyeen Goobo Xubno ka tirsan Alshabaab isku Abaabuleyeen. Howlgalka waxaa hogaaminayey Taliyaha ururka 46-aad ee guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyed X/le Xasan Aadan Maxamed (XasanTaar) waxaana uu Warbaahinta usheegey In Dhamaan Degaanadan ay gacantoda hada ay ugu jirto Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip