HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 8-4-2024

0
Monday April 08, 2024 - 07:43:04 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 8-4-2024

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Raysal Wasaare Xamse oo magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiirrada

Raysal wasaaraha xukuumadda fede raalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno kamid ah goli hiisa wasiiradda, oo ay kamid yihiin wa siirrada arrimaha gudaha, amniga iyo arrimaha dibadda.

Raysal wasaare Xamse ayaa wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caala miga ah u magacaabay, Axmed Macalin Fiqi oo ahaa wasiirkii arrimaha gudaha ee dowladda.

Sidoo kale raysal wasaaraha ayaa wasiirka arrimaha gudaha ee xukuu madda federaalka u magacaabay, Cali Yuusuf Cali Xoosh oo kamid ah xubna ha baarlamaanka aqalka hoose.

Wasiirka amniga ayaa loo magacaa bay Gen. Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil Farataag, halka wasiirka tamarta iyo biyaha loo magacaabay Cabdullaahi Bi dhaan Warsame.

Maxamed Aadan Macalin ayaa loo magacaabay wasiirka boostada iyo is gaarsiinta ee xukuumadda federaalka, halka Axmed Cumar Maxamed loo ma gacaabay wasiir u dowlaha bey’ada iyo isbeddelka iyo cimilada.

Waa kuma wasiirka magacaaban ee wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS.?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maan ta u magacaabay wasiirka arrimaha di badda ee dowladda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ahaa wasiirka arrimaha Gudaha XF kadib isku shandheyn iyo magacaabis lagu sameeyay golaha wa siiradda.

Haddaba hoos ka akhriso xogta wa siirka magacaabam ee wasaraadda arri maha dibadda Soomaaliya

Danjire Axmed Macallim Fiqi, Wasiir ka cusub ee Wasaarada Arrimaha Diba dda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, wa xaa u leedahay khibrad waxbarasho o xagga amniga, maamulka iyo xiriirka caalamiga, waxaa kale u heerar kala du wan ugu soo shaqeeyay qaranka, isaga oo soo nogday;

1. 2011: Safiirka Soomaaliya ee Suudaan

2. 2013: Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed.

3. 2020-2021: Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Goboleedka Galmudug.

4. 2016-2022: Xildhibaanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

5. 2022-2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka lyo Dib-u-heshiisiinta XFS.

Danjire Axmed Fiqi waxaa uu khibrad durugsan u leeyahay arrimaha horumar inta, siyaasadda, xallinta khilaafaadka iyo dimoqoraadiyadeynta.

Wasiirka Caafimaadka oo kulan la qaatay Wakiilka Cusub ee UNFPA Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Fe deraalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakii lka Cusub ee UNFPA Soomaaliya Dr. Mary Otieno iyo wafdi ay hogaaminey sey.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caa fimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuu madda Federaalka Soomaaliya Dr. Guu leed Cabdijaliil iyo xubno ka tirsan Wa saaradda Caafimaadka iyo Hey’adda UNFPA.

Kulanka oo ahaa mid isbarasho ah ayaa labada dhinac waxay ugu hadleen sidii loo sii amba qaadi lahaa wadashaq eynta Wasaaradda Caafimaadka iyo Hey’adda UNFPA si loogaaro yoolka ho rumarineed ee ku foogan qaabeynta iyo tayeynta Caafimaadka qoyska ee Soo maaliya taasoo qeyb lixaad leh ka qaa daneyso in bulshadeenu ku naalooto Caafimaad dhamaystiran.

Dr. Mary Otieno wakiilka cusub ee He y’adda UNFPA Soomaaliya ayaa sheeg tey in ay sii xoojin doonaan wadashaqe ynta ay la lee yihiin Wasaaradda Caafi maadka iyo daryeelka bulshada Xukuu madda Federaalka Soomaaliya, iyo si doo kale dardar gelinta howlaha horta binta leh ee hadda ku jira qorshaha Hey’adda.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaafka iyo daryeelka iyo bulshada Xukuumadda Fe deraalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Aden ayaa sheegey in dhankooda ay xoojin doonaan wadashaqeynta kala dhaxeysa Hey’adda UNFPA.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryee lka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an wax ka qabashada baahiyaha Caafimaad ee ka jira Dalka gaar ahaan qeybta Caafimaa dka qoyska iyo xoojinta xiriirka saaxiib adda Caalamiga ah si loo gaaro yoolka horumarinta Caafimaadka Qaranka.

Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo diginin u dirtay maraakiibta iyo shirkadaha ka Kalluumeysta Soomaaliya

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaq aalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa diginin u dirtay dhammaan maraakiibta iyo shirka daha ka Kalluumeysta biyaha Soomaa liya.

Digniintaan ayaa ku qotonta u hog gaansanaanta sharciga Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga Soomaali yeed, gaar ahaan qodobka 31aad ee qeexaya hababka Kalluumeysi ee la ogol yahay.

Iyada la xiganayo qodobkan ayaa Wa saaraddu si adag u sheegtay in aan la ogoleyn dhammaan nuucyada ama ha babka Kalluumeysi ee ka hor imaanaya sharciga, haddii ay dhacaanna ay sa babi karaan in tallaabooyin adag oo ka dhan ah cidda lagu helo la qaadi doono.

Waxaa loogu baaqan dhammaan dhina cyada ay digniintaan ku socoto in ay qa ataan mas’uuliyaddooda si loo ilaaliyo kheyraadka badaheenna islamarknaa si wax ku oolnimo leh looga faa’iideysto.

Dal katirsan Yurub oo ciidankiisa hubeynaya ciidul fidriga awgeed

Booliska Norway ayaa ku dhawaaqay in askarta heeganka ah ee dalka oo dhan la hubeeyo ilaa amar dambe.

Bayaan kasoo baxay ayaa lagu she egay in tallaabadan ay jawaab u tahay hanjabaadaha sii kordhaya ee ka dhan ka ah Muslimiinta, xilli ay ku beegan ta hay maalmaha Ciidul Fidriga ee todo baadka soo socda.

Waxa ay sheegtay in xilliyada ay dad badan u badan tahay in ay isugu yimaa daan ay ahaayeen bartilmaameedyo suurtagal ah oo weeraro argagixiso.

Dhaqan ahaan booliiska Norway, sida wadamada kale ee Scandinavianka, si joogta ah uma qaataan qoryaha ama hubka.

Haya’adda King Salmaan oo dalka keentay Gargaar loogu talo galay danyarta Sakatul fidriga

Haya’adda Waddaniga ah ee Maha sin Foundation oo kaashanaysa xarunta Gargaarka Bani’aadantinimo ee King Salmaan,ayaa ku dhawaaqday in ay hir gelinayso Mashruuca Sakaatul Fidriga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Sannadkan 1445-Hijriyadda/2024.

Haya’adda Waddaniga ah ee Mahasin ayaa gaarsiin doonta dadka danyarta ah Raashin dhan 646 Ton,Mahasin ay aa gaarsiin doonta deegaanada Dowlad goboleedyada Koonfur- galbeed,Jubala nd, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir.

Mashruucan ayaa ka mid aha Mashaa riicda Gargaarka ee ay bixiso Haya’ad da Gargaarka ee King Salmaan kaas oo ay ku taageerto Shacabka Soomaaliy eed.

Madaxda Haya’adda Waddaniga ah ee Mahasin ayaa uga mahadcelisay Ha ya’adda Gargaarka King Salmaan taa geerada ay u fidisay shacabka Soomaa liyeed kuwooda nugul.

Askar fannaan reer Jigjiga ah Hargaysa ku xidhay oo xabsiga loo taxaabay

Ciidamada Amaanka Somaliland ay aa xabsiga dhigay 4 askari oo dorraad si xoog ah Hargaysa ugu xidhay fann aan reer Jigjiga ah oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen Habane 'Maxamed Yare', iyada oo fannaankiina la sii daa yay.

Qaar kamid ah hobolada magaalada Hargaysa oo dorraad ka qayliyay xadhi ga Maxamed Yare, ayaa sheegay in xa bsiga loo taxaabay askartii falka gaysa tay, loona haysto danbi sharci jabin ah.

"Waxaanu sheeganaynaa in nala xaal mariyay oo waliba raggiina noo xidhan yihiin, sharciga ayaana naloo marinayaa, sharci kumay socon, madaxdoodana amar kamay haysan, way soo dhamaa tay Maxamedna wakaa bannaanka joo ga, nimankii kalena sharci ayay noogu xidhanyihiin" Hoobal Maxamed Bakaal Cirro, ayaa sida yidhi.

Hoobal Cabdi Ciise Cajuun oo kamid ahaa hobolada dorraad warkoodu war baahinta ku faafay kadib xadhiga fan naan Maxamed yare, ayaa isna shee gay in uu hada faraxsanyahay, isla mar kaana raggi falka gaystay xabsiga loo ta xaabay.

Fannaanka la xidhay oo isna warbaa hinta la hadlay kadib markii lasoo daa yay, ayaa u mahadceliyay fannaaniinta reer Hargaysa ee garab istaaga u muujiyay, iyo taliyaha sirdoonka oo uu sheegay in uu ka hawlgalay sii dayntiisa.

"Nidaamka dhacay wuxuu ahaa, nida am uu khaladyari ku jiro, ciidankana qa ar qaldan iyo qaar kaleba way ku jiraan, wixii khaldanaana waa la saxay, wax wayn oo la sii buun buuniyaana meesha ba ma yaalo" ayuu yidhi Maxamed Yare.

Fannaaniinta ayaa dorraad sheegay in ay soo weerareen 4 askari oo sirdoonka ka socda, iyaga oo xoog ku xidhay Fan naan Maxamed Yare, isla markaana caga juglayn iyo jidh dil u gaystay fan naaniin kale.

Laamaha Amniga oo soo bad baadiyay Nin ajaanib u afduubnaa Al-Shabaab

Ciidamada nabad Sugida iyo sirdoon ka qaranka iyo ciidamada booliiska Soo maaliyeed oo iska kaashanaya howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deega ano hoosyimadaa degmada Baladxaa wo Sida Najax, Haroo ilaa Abdi ducaale ayaa waxaa Al-Shabaab looga Soo fur tay Muwaadin u dhashay qowmiyada Oromada oo ay halkaasi ku haysteen.

Muwaadinkan oo Jeebeysnaa ayaa Jir dil xoogana uu ka muuqday, iyada oo markii ay maqleen Al-Shabaab in Ciidan ka uu ku soo socda ay goobta isaga ta geen.

Ciiidanka qaranka ayaana si nabad ah u soo badbaadiyay muwaadinkan wa xaana hadda la geeyay isbitaal ku yaalo degmada Si loola tacaalo Xaaladiisa caafimaad. Maadama uu aad u dhibaa teysan yahay.

Badmaaxiin Afduub loogu heysto Xeebaha Somalia oo la filayo in la sii daayo

Warar soo baxay ayaa sheegay inay socdaan Wada-xaajood lagu sii dayn doono 23 Badmaaxiin Reer Bangladesh oo afduub loogu haysto Xeebaha Soma lia.

Maamulka Shirkadda SR Shipping Limited ee leh Markabka MV Abdullah ayaa rajo ka muujiyey Wada-xaajood ay la leeyihiin Burcad-baddeeda Soomaa lida ee afduubka ku haysta Markabka MV Abdullah iyo Badmaaxiinta la socota.

Milkiilayaasha ayaa waxay u sheegeen Suxufiyiinta in horumar laga gaaray Wada-xaajoodkaasi, balse aan la filay nin in Badmaaxiinta dib ugu soo laab taan dalkooda Hooyo ka hor Ciiddul Fi triga.

Mizanul Islam oo La-Taliye dhanka Warbaahinta u ah Shirkadda leh Marka bkaasi oo la hadlay Wargeyska Bangla Tribune ayaa tilmaamay in Kulanka ay la leeyihiin Burcad-baddeeda uu yahay mid miro-dhal ah.

Sidoo kale, Qoysaska Badmaaxiinta Afduubka loo haysto ayaa quudaray nayo sidii ay Badmaaxiinta u soo laaban lahaayeen ka hor Ciiddul Fitriga, si ay ula wadaagaan Farxada si wadajir ah.

23-ka Badmaax ee u dhashay dalka Bangladesh waxaa Markabkooda MV Abdullah laga qafaashay Xeebaha Som alia bishii la soo dhaafay ee March 4-dii, xilli uu Markabku ku sii jeeday Dekedda Al Hamriyah Port ee dalka Imaaraadka Carabta.

Markabkaasi oo waday Rar Shixnad Dhuxul oo dhan 58,000 oo Tan oo uu ka soo qaaday Dekedda Caasimadda dalka Mozambique ee Maputo waxa uu qorshuhu ahaa inuu Dekedda Al Hamri yah ku xirto bishii la soo dhaafay 19-dii.

New Zealand oo war cusub kasoo saartay dadka muhaajiriinta ah

New Zealand ayaa ku dhawaaqday in si degdeg ah loo adkeynayo sharciyada dal ku galka si loo joojiyo qulqulka mu haajiriinta imaanaya, kuwaasoo gaaray heerkii ugu sarreeyay sanadkii hore.

Waxaa yimid boqol iyo toddobaatan iyo saddex kun oo qof, tiradaas oo ay dowladdu ku tilmaantay mid aan la sii wadi karin.

New Zealand waxa ku nool in ka ba dan shan milyan oo qof.

Hadda wixii ka dambeeya, waxaa jiri doona imtixaano adag oo Ingiriisi ah oo laga qaadayo shaqaalaha xirfadaha yar yar, iyo hoos u dhac ku yimid waqtiga dadka qaar ay sii joogi karaan dalka.

Australia waxay sidoo kale dhawaan soo bandhigtay sharciyo adag oo dalku galka ah si loo xakameeyo socdaalka sii kordhaya.


Wax ka ogoow malaayiin doolar oo Soomaaliya la siiyay ka dib dayntii dhawaan laga cafiyay

Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha (IFAD) kaas oo ay ku heli doonto lacag dhan $31.22 milyan oo doollarka oo loogu talagalay barnaamijyada taagee rada ee la xiriira sugnaanta cunnada iyo reer miyiga.

Lacagta waa in la marsiiyaa barnaa mijka u adkeysiga hab-nololeedka miyiga (RLRP), kaas oo looga gol leeyahay in la gu wanaajiyo sugnaanta cuntada iyo ad keysiga dhulka miyiga ah.

Wasiirka Beeraha iyo waraabka Soom aaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa BBCda u sheegay in talaabadani ku timid xoogaysiga dowladdnimada dalka iyo daynti dalka laga cafiyey.

"Soomaaliya waxaa u furmay maalga shiga iyo mashaariicdii horumarinta ka dib dayntii dalka laga cafiyey, IFAD waxay dalka dib ugu howlgalaysaa burburkii dal ka ka dib, taas oo ka shaqaysa horu marinta beeraha” ayuu yiri Maareeye.

Wuxuu sheegay in mashruucaan lagu hagaajinayo nolosha beeralayda lagana caawinayo dabeecadaha isbadelka cimila da iyo adkaysigooda.

Ansixinta qodobbada dastuurka ka dib muxuu noqon doonaa mustaqbalka hana anka awood qaybsiga ee 4.5

Wasiirka beeraha iyo waraabka ee Soo maaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeya ayaa BBCda u sheegay in lacagtani ay tahay mid deeqa oo ay bixinayaan ha ya’adda IFAD iyo dalal caawiya Soomaa liya.

Wuxuu sheegay in lacagtan ay sidoo kale qayb ka mida laga sugayo inay ku da raan dowladda Soomaaliya, Maamul go boleedyada iyo beeralayda Soomaaliyeed markii uu kobco wax soo saarkooda.

11 milyan iyo 600 kun oo ka mida lacag ta waxaa bixinaysa haya’adda IFAD, 2 milyan 700 waxaa bixinaysa dowladda So omaaliya, Maamulada dalka ee mashruu cu ka fulayo iyo beeralaysa oo mustaq balka wax ku daraya sida BBCda u she egay wasiir Maareeye.

" HaddaLacagta waxaa la hayaa 11 mi lyan oo dollar oo haya’adda IFAD, marka intaas ayaa mashruuca lagu bilaabayaa qaybtiisa hore” ayuu intaas raaciyey Wa siir Maareeye.

Inta kale ee lacagta waxaa uu sheegay wasiir Maareeye ku soo dhammaan doon to muddo siddeed sanaa oo qorshaha ma shruucu socon doono.

Maxaa lagu qabanayaa lacagtaas

Sida uu BBCda u sheegay wasiirka beera ha iyo waraabka, muhimada ugu weyni waa sidii loo taageeri lahaa beeralayda Soomaalida loona siin lahaa agab iyo aqoon ay ku kobciyaan wax soo saarkoo da.

Dhulka beeraha ku haboon ee Soomaa liya ayaa heli doona mudnaanta mashruu ca gaar ahaan maamulada Hirshabele, Jubaland iyo Koonfur galbeed sida uu wasiir maareye u sheegay BBCda.

"Siidhka, agabka beeraha,tababaro iyo in lala qabad siiyo adkaysiga dabeecada deegaanka ee isbadashay ayaa laga taa geerayaa beeralayda si loo hubiyo inay la falgalaan isbaddelka cimilada ee caalam ka saamaysay” ayuu yiri Maareeye

Mar BBC du waydiisay waxaa uga meel yaala cabashada ay jeediyaan beeralay da Soomaalidu xilliyo kala duwan iyagoo la hadlay warbaahinta ee ah in ha ya’addaha gargaarka ee ka howlgala Soo maaliya ay bixinta raashinka gargaarka ku soo beegaan xilliga ay dalagyadoodu soo go’ayaan ayuu sheegay.

"Waxaan doonaynaa inaan waxkasta oo dhib ku ah beeralayda Soomaaliyeed ka difaacno, ama ha kaga yimaadeen ha ya’addaha gargaarka ama meelo kala há kaga yimadeene, maxaa yeelay dowlad da ayaa ilaalisa beeralaydeeda” ayuu in taas raaciyey.

Maalgelintan ayaa noqonaysa tii ugu horreysay ee ay IFAD si toos ah u maa lgeliso Soomaaliya tan iyo markii dalka la ga cafiyey deymihii balaayiinta dollar aha a ee mudda dheer lagu lahaa.

Dowladda Soomaaliy ayaa sheegtay inay dadaal u bixinayso sidii ay u xoojin la hayd dhaqaalaha iyo dakhliga gudaha ee dalka, dhawaam ayaana wasaaradda maaliyadda Soomaaliya sheegtay in dakh liga guduhu iyo dhaqaalahuba ay samee yen kor u kac gaarsiisan 3.7 boqolkiiba sanadkan 2024-ka

IFAD waa hay'ad maaliyadeed oo caala mi ah iyo wakaalad gaar ah oo Qaramada Midoobay ah oo xarunteedu tahay ma gaalada Rome ee dalka Talyaaniga.

Sanduuqa horumarinta IFAD, wuxuu maalgaliyaa beeralayda iyo dadka reer mi yiga ah, iyagoo awood siinaya inay yaree yaan faqriga, kordhiyaan sugnaanta cun tada, hagaajinta nafaqada, iyo xoojinta adkeysiga.

Laga soo bilaabo sanadkii 1978, wuxuu sanduuqu bixinay in ka badan $24 bilyan oo dollar oo deeqo ah iyo deymo dulsaar yar si loogu maalgeliyo mashaariicda wa damada soo koraya sida lagu sheegay xog lagu baahiyey bogga haya’ddaas.

Mareykanka oo $17.5 Milyan magdhow u siinaya haween xijaabka laga siibay

Booliiska magaalada New York ee dal ka Mareykanka ayaa lacag dhan $17.5 mi lyan ku bixinaya dacwad ay so gudbiyeen labo haween Muslimiin ah oo lagu qasbay inay xijaabka siibaan mar ay sawirro ka qaadayeen booliiska laga shakisan yahay.

Dacwaddan oo ku muddeysneyd 2018 ayaa lagu sheegay in xoriyadda diimeed ee Jamila Clark iyo Ariwa Aziz meel looga dhacay, sidoo kalena arrimahooda u gaar ka ah loo dhacay.

Sida laga soo xigtay qareennada, in ka badan 3,600 oo qof ayaa laga yaabaa inay helaan lacagta sida la qorsheeyay.

Siyaasadda booliiska ayaa oggolaatay in sawir lagu galo xijaabka afar sano ka hor. Maamulka Magaalada New York City ayaa sheegay in kiiskan uu albaabka u furay in isbeddel toos ah la sameeyo.

Heshiiska magdhowga, ayaa si kastaba, waxaa qasab ah inuu ansixiyo xeer ilaali yaha federaalka oo kiiskan ku daba jiray.

Sida laga soo xigtay dokumentiga maxka madda, Ms. Clark ayaa oysay, iyadoo sheegtay inay dooneysay inay xijaab xir ato waxayna ka codsatay booliiska inay gashato xijaabkeeda mar ay sawir ka qaa dayeen.

"Markii ay igu qasbeen inaan xijaabka iska siibo, waxaan dareemay qaawani. Ma hubo haddii erayadu ay qiyaasi kara an sida aan u dareemay in meel la iiga dhacay,” ayay ku tiri war ay soo saartay Ji mcihii.

"Aad baan ugu faraxsanahay inaan qey bteyda ka qaatay caddaalad u keenidda kumannaan reer New York ah.

"Heshiiskan wuxuu caddeynayaa inaan saxanaa sanadahaas oo dhan markii aan lahaa waa khalad inaan xijaabkeyga u sii bo si sawir la iiga qaado,” ayay tiri.

Qareennada haweenka ayaa ku dooday in booliiska lagu qasbo inay xijaabkooda dhigaan marka ay sawir ka qaadayaan ee deysanayaasha ku sugan xarunta boolii ska ay meel uga dhacayso xoriyaddooda diimeed iyo xitaa xuquuqdooda.

War uu helay wargeyska New York Tim es, ayaa waxaa lagu sheegay in waaxda caddaaladda ee magaalada ay sheegtay in heshiiskan uu "si taxadar leh isugu dheellitirayo xushmadda ay waaxdu u he yso arrimaha diinta ee aadka loo rumey san yahay iyadoo muhiim ay tahay xooji nta sharciga loo baahan yahay marka sa wir la qaadayo”.

"Cahdigan wuxuu u adeegayaa danaha dhammaan.”

Lacagta ayaa la filayaa in loo kala qey biyo kumannaan dacwad soo gudbiyay ku waasoo la xiray intii u dhaxeysay March 2014 ilaa August 2021. Qareennada ayaa sheegay in shakhsiyaadka ay heli karaan ugu badnaan $7,000 ilaa $13,000.

Golaha Xiriirka Islaamiga ah ee Marey kanka (CAIR), ooah kooxda ugu weyn Mareykanka ee u ololeysa arrimaha Musl imiinta, ayaa ammaanay haweenka, iya goo sheegay in isbeddelka uu saameyn doono haweenka diimaha kale heysta ee sidoo kale xirta maro-diimeedka madaxa lagu xirto.

"Waxaan mahad u direynaa haweenka Muslimiinta ah ee sida geesinnimada leh ugu adkeystay tan, iyagoo sababay isbe ddel siyaasadeed oo ay ka faa’iidi karaan kuwo badan oo si isku mid ah waajibaad diini ay u tahay,” ayuu yiri madaxa CAIR ee New York, Afaf Nasher.

Maxay tahay abaalmarinta la siiyay ciidamadii Hindida ahaa ee weeraray burcadda Soomaalida ah?

Taliyaha Ciidamada Badda Hindiya Admiral R.Hamari Kumar ayaa ku abaa lmariyey cutubkii ciidanka gaarka ah ee Markabka INS Sharda ‘On-the-Spot Cita tion’ kuwaas oo fuliyey howlgalkii lagu soo furtay Markab iyo doon ganacsi oo ay gacanta ku hayeen kooxo burcad baddeed ah.

Markabka INS Sharda, ayaa ku lug lah aa sii daynta dhammaan 19 sha qaale saarnaa doon kaluumaysi oo laga lagaa Iran taas oo ay burcad baddeed Soomaali ah afduub ugu haysteen xee baha bari ee Soomaaliya sida lagu shee gay bayaan ay soo sareen ciidamada badda ee Hindiya

Shaqalaaha ay ciidamada badda Hin diya howlagalkas ku soo furteen waxay kala ahayan kow iyo toban badd-maax oo u dhashay Iran iyo siddeed u dha shay dalka Pakistan.

Admiral Kumar, ayaa abaalmarinta gu doonsiiyey ciidamada intii ku guda jiray booqasho oo ku tagay Taliska ciidanka bad dee Koonfurta magaalo xeebeedka Kochi, wuxuuna markabka iyo ciidama dii saarnaa uu sheegay inay fuliyeen howlgal guulaystay oo ka dhana burcad baddeeda.

Bilad ayaa la gudoonsiiyay taliyihii hu gaaminayay ciidamadaas.

Markabka ayaa loo xilsaaray in uu ba aritaan ku sameeyo markabka kalluu meysiga ee Iran "Omari” oo ay u badan tahay in ay afduubteen burcad badee dda, sida ay sheegeen ciidamada bad da.

"Iyada oo ku saleysan agabka ilaalo ee ciidamada badda ee RPA, markabku wu xuu qabtay markabka wuxuuna haystey raad qarsoon habeenkii oo dhan. Inta la gu guda jiro saacadihii hore ee Febraa yo 2, helida markabka iyo kooxda Pra har ayaa la bilaabay, "ayaa lagu yiri ba yaanka.

Taliyaha ciidamada badda ayaa shee gay in kooxda INS Sharda ay ku ama anan yihiin inay "ka jawaabayeen weera rrada burcadbadeedda iyagoo si taxa dar leh u horseedaya in si badbaado leh oo guul leh loogu fuliyo howlgallada badda iyadoo ay jiraan xaalado adag".

Howlgalada kale ee ciidamada badda hindiya ka fuliyeen xeebaha Soomaaliya

Ciidamada badda Hindiya ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa dhowaan soo badbaadiyey toddobo iyo toban sha qaale ah oo saarnaa markabka MV Ru en oo muddo saddex bilood ah gacanta ugu jiray burcad baddeeda Soomaaliya, sida ay baahiyeen ciidaamadda badda ee Hindiya.

Howlgal qaatay in ka badan afartan saacood oo gacan ka hadal ah ayaa wa xaa fuliyey Markabka dagaalka ee INSS ubhadra oo ay caawinayaan diyaarada ha qumaatiga u kaca iyo kuwa ilaalada ee aan duuliyaha lahayn, sida ay bar tooda X ee hore loo oron jiray Twiter ku sheegeen ciidamada badda Hindiya.

Tirada burcad baddeeda ay ciidama da Hindiya ku qabteen howlgalkaas ay ay ku sheegeen in ay dhan tahay 35 nin.

Xilliga howlgalku dhacayey markabka ayaa ku sugnaa masaafo 1400 Nautical Miles u jirta xeebta badweynta Hindiya.

Sidoo kale ciidamada ayaa dabayaa qadii bishii January soo badbaadiyay labo markab oo ay afduubteen burcad-badeedda Soomaalida.

Biyaha iyo xeebaha Soomaaliya ayaa horay u ahaa meel ay ku badan yihiin burcad-badeedda, balse waxaa ay dha mmaan joogsadeen, kaddib markii ciida mada caalamiga ah ay kordhiyeen roon dada ay halkaasi ka sameeynayaan.

Hindiya ayaa horey gacan uga gaysat ay ilaalinta aagga biyaha Soomaaliya ta n iyo 2008-dii.

Qaar badan oo ka mid ah ciidamada caalamiga ah ee qeybta ka ah howgal lka ilaalinta biyaha Soomaaliya ayaa hadda u guuray dhanka Badda Cas, sida ay ku warrantay wakaaladda warar ka ee AFP, halkaasoo kooxda Xuutiyii nta ee Yamen ay weerarro ku qaadaan maraakiibta gancsiga ee maray.

Khubarrada ayaa hadda ka cabsi qaba in arrintaas ay ka faa’iideysteen burcad badeedda Soomaaliyeed, sida ay sheeg tay AFP.

Raggan burcad baddeeda ah ayaa cii damada badda Hindiya geeyeen dalka Hindiya halkaas oo ay ku marayaan ciqaabta falalkii burcad baddeeda.

Burcad baddeeda ayaa ayaa hadda gacanta ku haya markab xamuul ah oo ka babanaaya calanka dalka Bangala desh xili ay marayeen xeebaha Sooma aliya waxaana ay qafaasheen 23-sha qaale ah sida ay sheegeen milkiila yaasha markabka.

Markabka MV Abdullah ayaa ka soo shiraacday caasimadda Mozambique ee Maputo wuxuuna ku sii jeeday dalka Isutagga Imaaraatka Carabta shixnad dhan 55,000 oo tan oo dhuxul ah markii la weeraray Talaadadii, sida uu shee gay Kabir Steel Re-Rolling Mills oo markabka iska leh.

Falalka burcad baddeeda Soomaalida ayaa dib u bilowday dhamaadka sanadk ii 2023-kii ilaa bilowga sanadkan iyadoo ay xoogaysteen weerarada ay ku qad een marakiib ganacsi oo gooshaysay biyaha caalamigaa.

Madaxa Nato: Israa'iil waa inay wax badan ka qabataa ilaalinta rayidka iyo shaqaalaha gargaarka

shalay, Xoghayaha Guud ee Nato Je ns Stoltenberg ayaa weriyaha BBC Lau ra Kuenssberg ay su'aalo ka weydiisay arrimo badan oo uu ka mid yihiin da gaalka Israel iyo Gaza.

Stoltenberg ayaa dhawaan dhaleecee yay weeraradii lagu dilay 7 ka mid ah shaqaalaha gargaarka ee Jikada Dhexe ee Adduunka (WCK) ee Gaza, Laura ayaa waydiisay in uu dareemayo in Isr ael ay aad uga fogaatay.

Isagoo ka jawaabaya, madaxa Nato wuxuu yiri "aad bay muhiim u tahay [in] xulafada Nato, oo uu ku jiro Mareykan ka, ay gaarsiiyaan fariin cad oo ku soco ta Israa'iil oo ah inay sameeyaan wax badan, si aad ah, si loo ilaaliyo rayidka iyo ilaalinta shaqaalaha gargaarka".

Waxa uu sidoo kale soo dhaweeyay dadaalka ay wadaan Mareykanka, UK iyo kuwa kale ee lagu fududeynayo he shiis xabad joojin ah.

Xogta howlgal Al-Shabaab looga dilay horjooge

Faah-faahino dheeraad ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo habeen hore ciidamada dowladda ay ka fuliyeen deegaanka Hanti-wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Howl-galkan oo ay fuliyeen ciidanka ku maandooska Danab ayaa lagu dilay afar xubnood oo uu ku jiro horjooge ma gaciisa lagu sheegay Zubeyr.

Ninkaan ayaa ahaa madaxa amniga ee kooxda Al-Shabaab ee gobolka Sha beellaha Hoose.

Howl-galka ayaa sidoo kale waxaa la gu bur-buriyay fariisimahii kooxda ku la heyd deegaanka Hanti-wadaag ee gobo lka Shabeellaha Hoose, sida lagu yiri qoraal kasoo baxay dowladda fedaraal ka Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa dagaalka socda loo ga dilay horjoogayaal sare, ayada oo ho rraantii sanadkaan un howl-gal dhanka cirka ah oo ka dhacay deegaanka Nuun -Garre oo hoostaga degmada Awdhee gle lagu dilay laba horjooge oo muddoo yinkii dambe si aad ah loogu raadjoogay.

Labada horjooge ee lagu dilay howl-galkan ayaa kala ahaa; Cumaraani Ma xamed Malaaq oo ahaa horjoogihii dee gaanka Bariire iyo horjoogihii baadda iyo boobka sakawaadka dadka beera layda ah u qaabilsanaa Alshabaab kaa si oo lagu magacaabi jiray Saabir.

‘Muwaadiniinta dalkeygow’: Warqada sirta ah ee Maxamed Siyaad Barre qoray kahor geeridiisa ee laga helay madxafka Ingiriiska

Warqada Maxamed Siyaad Barre waxaa laga helay madxafka taariikhda ee Ingiriiska

Maalinnimadii Talaadada ee bishii Oktoobar ay ahayd 10-ka, sannadka 2023, waxa aan baaritaan cilmi-baariseed u tagay keydka lagu keydiyo dokumentiyada taariikhiga ah ee dalka Ingiriiska (UK National Archives).

Waxaan daba-joogay dhammeystirka da raasad ku saabsan dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya ka billowday dhammaadkii tod dobaatameeyadii illaa iyo billowgii sagaash ameeyadii.

Waxaan halkaas ka helay faylal sir ahaan jiray oo Wasaaradda Arrimaha Dibada ee I ngiriisku ay ku keydisay wixii xog ahaa, ee ay ka heli jirtay arrimaha dowladdii militarig a ahayd ee Soomaaliya iyo jabhadihii hubeysnaa ee la dagaallamayey.

Faylka waxaa kaloo ku jirta warqad aad u xiise badneyd, oo uu Maxamed Siyaad Barre u diray kaaba-qabiillada Soomaal iyeed bishii Oktoobar, 1992dii Warqadda, oo ka kooban saddex bog, waxaa ma gaalada Nairobi ka soo diray safaaradda Ingiriisku uu ku leeyahay Kenya.

Warqaddu waxay ku billaabatay qoraal yar oo cover ah, oo gaaban, oo ay Canab Maxamed Siyaad Barre, oo uu dhalay Ma xamed Siyaad, ay ku sharraxeyso waxa ay tahay warqadda aabbaheed.

Sida muuqata, safaaradda Ingiriiska ee Kenya ku taalla waxay warqadda ka heshay Canab lafteeda, oo diblomaasiyiin ajnabi ah ku guddoonsiisay Hoteel PanAfric ee ma gaalada Nairobi, oo markaas ay address ka dhigatay Canab, sheegtayna in P. O. Box-keedu uu yahay 244144, mana sheegin qol ka ay ka deggan tahay hoteelka. Taariikhda ay cover-ka ku qortay waa 19-ka bisha Okt oobar 1992.

Canab waxa ay kubillowday cover-keeda in warqadda Maxamed Siyaad Barre ay ta hay ‘Warqad Nabadeed’ (Letter of Peace).

Waxa ay tiri: ‘Waxa aan idinku wargeli nayaa dadaalka joogtada ah ee Mudane Maxamed Siyaad Barre ee ah in nabad iyo xasilooni lagu soo celiyo Soomaaliya, si daas awgeed waxaa halkan ku lifaaqan war qadda soo socota, oo ah mid iyadu is sharr axaysa, oo ah farriin nabadeed oo ku soco ta dhammaan hoggaamiyeyasha dhaqanka Soomaaliyeed, kana timid Mudane Maxa med Siyaad Barre, oo kula talinaya inay saacidaan dadaalka gargaarka iyo nabadda ee ay waddo Qaramada Midoobay iyo inay xal-waara u raadiyaan mushkiladda maanta haysata Soomaalida si loo ilaaliyo ummad-nimadooda’.

Maxamed Siyaad Barre oo u waramay Cab dulaahi Xaaji

Maxamed Siyaad Barre oo la hadlaya we riyaha BBC Somali, Cabdulaahi Xaaji

Meesha u dambeysa ee cover-ka waxa ay Canab ku sheegatay inay tahay Ergay G aar ah, oo ka wakiil ah Maxamed Siyaad Ba rre, mana aysan ku sheegin wax title ah oo uu leeyahay aabbaheed, kaddibna maga ceeda ayay ku saxiixday. Waxaa hoos ku sii taalla stamp ay ku dhufatay safaaradda Ingiriiska ee Kenya, oo taariikhdeedu tahay 26-ka Oktoobar 1992, oo u muuqata inay tahay maalintii ay sida rasmiga ahayd war qadda u guddoomeen.

Bogga koowaad ee Warqadda Maxamed Siyaad, waxaa ku taalla stamp-da Madaxt ooyada Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Soo maaliya, waxayna ku taariikheysan tahay 15-ka bisha September 1992, magaalada ku qoran-na waa Lagos, dalka Nigeria.

Wuxuu ku billaabay: ‘Waxaan jeclaan la haa inaan kaga faa’iideysto fursaddaan ina an idin soo gaarsiiyo salaanteyda, si sharaf iyo xurmo ay ku dheehan tahay.

Farriinteydu waxay idiin siddaa warbixin iyo talooyin ku saabsan xalka arrimaheenna gudaha, waxaana la socda baaq ku waja han dhammaan xoogagga ka ciyaari kara door wanaagsan hannaanka nabadda ee Soomaaliya’.

Arartaas kaddib wuxuu yiri: ‘Muwaadin iinta dalkeygow, labadii sano ee ugu dam beysay, waxaan marqaati ka ahayn bur burka qiyamkii taariikhiga ahaa iyo hiddihii dhaqanka ee jiilasha mustaqbalka’.

Halkaas markuu marayo, hal mar ayuu gadaal u noqday, wuxuuna yiri ‘waxaa mu hiim ah in la xuso dagaalkii aan la galnay qabyaaladda waqtigii la soo dhaafay’.

Wuu sii watay, wuxuuna xusay in markii taliskiisu ay duugayeen qabyaaladda aysan ka soo horjeedin dhaqankii jilibyada ee Soo maaliya, laakiin ay ka soo horjeedeen ‘ca naasiir’, sida uu yiri, ‘ku howlan naftooda oo isticmaalaya qabyaalad iyagoo u daneyna ya danahooda shaqsiga ah’.

Wuxuu intaas ku sii daray ‘faham la’aanta dadka caadiga ah aysan ku kala saari karin kuwaas ayaa keentay inay taageeraan ku wa loogu yeero qabqablayaasha dagaalka, oo ku keenay ummadda Soomaaliyeed inay kufto, iyagoo dadka u kala qaybiyey qabiillo iyo jufooyin, kana barakiciyey waqooyi iyo koonfur’.

Bogga koowaad, wuxuu ku soo gunaan aday in hay’adaha kala duwan ee Qarama da Midoobay iyo ururrada bini’aadamn imada ay muddo dheer ku howlanaayeen ‘inay badbaadiyaan dadka Soomaaliyeed ee uu sameeyey dagaalka sokeeye, una fidi yaan caawimaad ka kooban cunno, daawo iyo dhaqaatiir’, taasoo keentay inay qaar kood ku waayaan naftooda, kuwa kalena la gu dhaawacay.

Bogga labaad, wuxuu ku billowday inuu ka warbixiyo in kaddib markii amnigooda la geliyey qatar in bulshada caalamka ay go’ aansaday laba arrimood: (1) Inay joojiyaan wixii caawimaad ah, illaa xabbad-xoojin la gu heshiinayo, ama (2) Inay cunnada sii qa ybiyaan, kana badbaadiyaan dadka baahi da iyo xabbadaha, ayna dadaal kasta ku bixiyaan in la joojiyo dagaalka iyo qalalaa saha.

Waxaa Muqdisho ka qarxay dagaal so keeye kadib markii la riday xukunkii kacaanka ee kow iyo labaatan sano. Da gaalk waxa uu u dhexeeyay Cali Mahdi iyo Janaraal Caydiid oo kala hoggaaminayay la badii garab ee jabhaddii dowladda ka saar tay Muqdisho.

Isaga oo mar walba qoraalkiisa dhex-taal uga dhigaya ‘muwaadiiinta dalkeygow’ ayuu bogaadiyey Xoghayihii xilligaas ee Qarama da Midoobay, Boutros Boutros-Ghali iyo ma gacaabista uu Maxamed Saxnuun u maga caabay wakiilkiisa gaarka ah ee Soom aaliya, si uu uga caawiyo Xoghayaha Guud arrimaha la xiriira xal nabadeed oo loo helo khilaafka ka taagan Soomaaliya.

Maxamed Siyaad Barre, wuxuu kaloo bo gaadiyey dalka Mareykanka, oo ciidan u soo diraya xeebaha Soomaaliya, si ay u caawiyaan howlgallada Qaramada Midoo bay.

Wuxuu yiri ‘uma aragno tallaabadaas inay tahay caqabad, laakiin waa xoog caawi maad oo gacan ka geysanaya nabadda dal keenna’. Si kastaba, wuxuu sheegay inuu welwelka uu qabo la qeybsaday dalal uu ku sheegay ‘wadammada saaxiibbada ah’, sida Mareykanka, wadammada Yurub, wa dammada Afrika iyo wadammada Carabta, qaasatan Sacuudiga, uuna ka codsaday inay caawimaad baaxad leh (massive assis tance) u fidiyaan dad ka kooban hal milyan iyo bar, oo u baahan caawimaad degdeg ah oo dhanka cunnada iyo daryeelka, kuna su gan dalka gudihiisa iyo xuduudaha Kenya iyo Itoobiya.

Wuxuu yiri ‘waxaan wargeliyey dowlada haan inaysan ku dhex-wareerin arrimaha si yaasadda iyo si ay nabad uga sameeyaan Soomaaliya inay wada-shaqeyn la yee shaan hoggaamiyeyaasha dhaqanka, aqoo nyahannada iyo siyaasiyiinta wanaagsan ee aaminsan nabadda iyo xasiloonida Soo maaliya’.

Wuu sii watay, wuxuuna sheegay inuu ba aq (appeal) u diray Qaramada Midoobay in shuruudaha ciidan nabadeed loogu daa bulayo Soomaaliya inaysan la mid noqon ‘xaaladdii aan ku sugneyn 1950-1960, oo ahayd maxmiyaddii Qaramada Midoobay’.

Bogga saddexaad, oo ah kan ugu dam beeya, wuxuu tilmaamay in si’ xaaladda Soomaaliya loogu soo afjaro waqti hore inuu u soo jeedinayo hoggaamiyeyaasha dhaqanka Soomaaliyeed, sida boqorrada, garaadada, malaaqyada, suldaannada, ima amyada, islaannada iyo wabarrada (ugaas yada kuma uusan soo darin), inay go’aan sadaan inaysan wax dadaal ah la harin, ‘si loo dhaqan-geliyo hindisaha soo socda ee lagu hubinayo, laguna soo celiyo madax-bannaanidii iyo ummadnimadii’. Hindisaha uu u soo jeediyey kaaba-qabiillada, wuxuu ku billaabay:

1. In la taageero dadaallada nabadda ee Qaramada Midoobay, iyadoo la kaasha nayo Ururka Afrika, Jaamacadda Carabta, Ururka Islaamka, Ururka Yurub, iyadoo la aqoonsanayo in taasi ay tahay danaheenna.

2. In lagu dadaalo in la hagaajiyo amniga iyo xasiloonida garoomada iyo dekedaha, si loogu gogol-xaaro gaarsiinta qalabka gar gaarka inuu gaaro dadkeenna macluulsan.

3. In la abuuro tallaabooyin kalsooni-dhisid ah oo u dhexeeya ‘dadka gobollada deriska ah’, si loo raadiyo soo-celinta nabadda iyo wada-hadalka iyadoo la isticmaalayo tallaa booyin ku jaango’an hababka dhaqanka.

4. In la diido, lagana fogaado isbahaysiga cusub ee aan barakada lahayn ee qaabki isu yahay qabiilka.’

Intaas kaddib, wuxuu kula dardaarmay, ‘Muwaadiniinta dalkeygow, wiil ayaa ku dhinta dagaalka, kuma dhasho’. Wuxuu ku soo afjaray: ‘Waan idiin mahadnaqayaa dha mmaantiin’, kaddibna saxiixiisii ayuu ku duu gay. Midda xiisaha leh, waa in saxiixa kad dib uu qortay inuu yahay darajada ‘Madax weyne’, iyadoo laba sano iyo bar ka hor xu kunka xoog lagaga tuuray. Hase yeeshee, warqaddaan warqad ka dambeysay, oo la ba bog ahayd, oo uu 10-kii bishii February 1993-kii u diray Madaxweynihii Mareykanka, lagana helay maktabadda keydka Bill Clin ton, wuxuu ku saxiixay inuu yahay Madax weynihii hore ee Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip