Wararka

Maamulka Jubbaland oo sheegay inuu dhowaan weerar ku yihiin Bu'aale

0 Visits: 1011 | Sunday September 06, 2015 - 11:16:40
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inuu dhowaan bilaaban doono wajiga labaad ee howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab, gaar ahaan Gobolka Jubadda Dhexe oo ah gobolka kaliya ee Al-Shabaab si buuxda gacanta ugu hayaan. Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in marka la…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Somaliya "135 Oday ayaan ka gudbaynaa, mana dhaceyso doorasho qof iyo cod"

0 Visits: 1017 | Sunday September 06, 2015 - 11:09:05
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa sheegay inay doonayaan ka gudubka marxaladii Odayaasha 135 ay ku soo xuleen Xildhibaanada hada shaqeeya, si loo gaaro marxalad cusub oo lagu hanto doorasho dalka ka dhacda. Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Somaliya,…

Read More »

Guuleed "Haddii aan duruufta nagu qasbin xoog inaan u adeegsano Ahlusuna ma rabno"

0 Visits: 1096 | Sunday September 06, 2015 - 11:03:18
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in aanay marnaba la aqbali doonin ciida ka madax banaan ciidamada sharciga ah ee dowladda ka tirsan ee ku sugan Gobollada Dhexe. Madaxweyne Guuleed oo wareysi siinayay Idaacada VOA ayaa sheegay in mar walba ay diyaar u yihiin wada hadal…

Read More »

Al-shabaab Oo Ku Damaashaadaya Degmo Ay AMISOM Ka QabsadeenDAAWO SAWIRADA:-

0 Visits: 1079 | Sunday September 06, 2015 - 10:29:22
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa bogooda kusoo bandhigay sawiro ay kasoo qaaden Maleeshiyaadkii la wareegay deegaanka Kuntuwaarey ee G/Sh/Hoose oo ay ka baxeen Ciidamada AMISOM.

Read More »

Jarmalka iyo Austria oo qaabilay kumanaan qaxooti ah

0 Visits: 1060 | Sunday September 06, 2015 - 10:03:20
Jarmalka iyo Austria ayaa albaabada u furay kumanaan qof oo muhaajiriin ah, kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay ku xayirnaa dalka Hungary. Xiisada Muhaajiriinta magangalyo doonka ah ee ku qul quleysa Yurub ayaa maalmihii u dambeeyay sii xoogeysatay, iyadoo wadamada Yurub ay ku kala qeybsanaayeen qaabilitaanka…

Read More »

Mareykanka oo walaac ka muujiyay qorshaha Ruushka uu ku hubeynayo dowladda Suuriya

0 Visits: 1027 | Sunday September 06, 2015 - 09:58:53
Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry ayaa walaac ka muujiyay qorshaha Ruushka uu ku hubeynayo dalka Suuriya, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in Ruushka ciidamo ka joogaan Suuriya. Mr Kerry ayaa taleefanka kula hadlay dhigiisa Ruushka Sergie Lavrov, isagoo kala hadlay arrinta ku aadan…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 6-DA SEPTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1190 | Sunday September 06, 2015 - 09:54:09
BASHIIR CIISE CALI"LACAGTA BEEN ABUURKA AH PUNTLAND AYAA KEENTAY" Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo shalay Shir Saxaafadeed ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Faah-faahin ka bixiyay Lacago Been abuur ah oo mudooyinkii danbe laga dareemayay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Boqorka dalka Sacuudiga iyo Madaxweynaha Mareykanka oo Washington ku kulmay

0 Visits: 1062 | Saturday September 05, 2015 - 10:17:07
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama, ayaa Magaalada Washington kula kulmay Boqorka dalka Sacuudiga Boqor Salmaan, kadib markii booqasho uu ku tagay dalkaasi Mareykanka Boqor Salman.

Read More »

misom oo isaga baxday deegaanka Ceel Silindi iyo Shabaab oo la wareegay

0 Visits: 992 | Saturday September 05, 2015 - 10:12:46
Ciidamada Ururka Al Shabaab ayaa saaka aroortii la wareegay deegaanka Ceel Silindi oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose, kadib markii ciidamadii Amisom ay isaga baxeen deegaankaan.

Read More »

Ku dhawaad 60 ruux oo Somali ah oo lagu xiray dalka Masar

0 Visits: 1031 | Saturday September 05, 2015 - 10:08:29
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya dalka Masar ciidamada ammaanka dalkaasi, ayaa xabsiga dhigay ku dhawaad 60-ruux oo Somali ah, kuwaasi oo rabay inay doon ka racaan dalkaasi si ay u gaaraan Xeebaha dalka Talyaaniga.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 5-TA SEPTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1411 | Saturday September 05, 2015 - 09:34:47
MADAXWEYNAHA: ''SOOMAALIYA WAXAY LEEDA HAY FURSAD AY KU NOQOTO HORSEEDKA DHAQA ALAHA QAARADDA AFRIKA'' Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxa muud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella, ayaa maanta kulan ku yeeshay xar unta madaxtooyada dalka…

Read More »

Jawaari oo ugu dambeen soo jeediyay in laga wada hadlo Mooshinada iska soo horjeeda (Aqriso)

0 Visits: 1118 | Friday September 04, 2015 - 22:46:31
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa ugu dambeen caawa qaraar ka soo saaray Mooshinada iska soo horjeeda, ee Guddoonka Sare Baarlamaanka, uu siyaabooyinka kala duwan kaga kala qabtay Xildhibaanada iska soo horjeeda. Gudoomiyaha, ayaa waxa uu soo jeediyay in arrimahaasi…

Read More »

Madaxweynaha: ''Soomaaliya waxay leedahay fursad ay ku noqoto horseedka dhaqaalaha qaaradda Afrika''

0 Visits: 1042 | Friday September 04, 2015 - 18:51:43
Rome, 4 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella, ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Talyaaniga ee magaalada Rome.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Nigeria iyo ku Xigeenkiisa Osinbajo oo soo Bandhigay Hantida ay Haystaan

0 Visits: 1095 | Friday September 04, 2015 - 18:45:16
Madaxweynaha dalka Nigeria, Mohammadu Buhari iyo ku xigeenkiisa, Yemi Osinbajo ayaa soo bandhigay hantida ay xilligan haystaan, taasoo la sheegay inay qayb ka tahay la dagaalanka Musuq-maasuqa.

Read More »

Maalinta Soomaaliya iyo bandhigag Expo Milaano (Daawo Sawirrada)

0 Visits: 1095 | Friday September 04, 2015 - 10:12:18
Magaalada Milano, ayaa waxaa ka soconaaya barnaamij bandhig ah oo loogu magac daray Expo Milano, kaa oo ay 150 dal ku soo bandhigi doonaan wax soo saarkooda, fursadaha ganacsi ee ka jira. Khamiistii, ayay ahayd maalin u gaar ah Somaliya, iyadoona uu ka qaybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya,…

Read More »

Madaxweynaha oo Talyaaniga kula kulmaya hoggaamiyeyaal iyo shirkadaha maalgashiga

0 Visits: 1037 | Thursday September 03, 2015 - 20:13:21
Madaxxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Milan ee dalka Talyaaniga, halkaasoo uu kaga qeybgalayo Carwo Caalami ah oo dhinaca ganacsiga iyo maalgashiga la xiriira.

Read More »

10 ka mid ah meydadka Amisom oo calanka Uganda lagu daday oo laga qaaday Garoonka Aadan Cadde

0 Visits: 1215 | Thursday September 03, 2015 - 20:02:10
Meydadka 10 ka mid ah Ciidamadii Militariga Uganda ee lagu laayay weerarkii Talaadadii ka dhacay Degmada Janaale Ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa maanta laga qaaday Garoonka Aadan Cadde. Askartan, ayaa waxaa lagu wadaa in aas qaran loogu sameeyo deegaanada ay ka soo kala jeedaan, salaan sharafna…

Read More »

Golaha Wasiirada oo xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidamada Xoogga dalka

0 Visits: 1118 | Thursday September 03, 2015 - 19:59:13
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shirkoodii caadiga ahaa maanta yeeshay ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidamada Xooga dalka Sareeye Gaas Dahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe), iyagoo magacaabay Taliye cusub. Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa golaha Wasiirada u soo jeediyay…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Militariga Uganda oo kormeeray Xerada Amisom ee Degmada Janaale (Daawo Sawirada)

0 Visits: 1173 | Thursday September 03, 2015 - 19:49:02
Xerada Ciidamada Amisom Ee Degmada Janaale Ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxay ku taallaa Webiga Shabelle jiinkiisa. Webiga oo dhex mara Degmadaasi Janaale. Taliyaha Ciidanka Militariga Uganda, General Katumba Wamala oo booqasho ku joogay dalka Kenya, ayaa safar deg deg ah ku yimid Magaalada Muqdisho,…

Read More »

Golaha ammaanka oo sheegay in la ciqaabayo dadkii soo qaban qaabiyay iyo kuwii maalgeliyay weerarkii Jannaale

0 Visits: 1177 | Thursday September 03, 2015 - 11:16:03
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa waxa ay ka hadleen weerarkii cuslaa ee Ururka Al Shabaab ay ku qaadeen Saldhig ciidamada Amisom ay ku leeyihiin Degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Read More »