Guddoonka Baarlamaanka oo sheegay in la soo afjaray jiritaanka Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha

0
Friday September 25, 2015 - 20:14:29 in Wararka by
  • Visits: 738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoonka Baarlamaanka oo sheegay in la soo afjaray jiritaanka Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha

    Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in la soo afjaray maanta jiritaanka Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh 12/08/2015 isla markaana loo gudbay marxalad wadahadal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in la soo afjaray maanta jiritaanka Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh 12/08/2015 isla markaana loo gudbay marxalad wadahadal.

Qoraal ka soo baxay Guddoonka baarlamaanka ayaa lagu sheegay in guddoonka Baarlamaanka uu hubiyay in ay jiraan tuhunka qiyaano qaran ee ku xusan qodobka 184 ee xeerka ciqaabka qaranka, isla markaana loo gudbayo wadahadal lagu xalinayo arrimaha cabashooyinka

Guddoonka ayaa sheegay in 7da Oktobar la qaban doono kulan ay ka qeybgali doonaan Madaxweynaha,Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka waxana loogu baaqay dhinacyada ay quseyso in ay ka soo qeybgalaan kulanka.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay guddoonka Baarlamaanka;-

warqada kowadwarqada 2aad




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip