Wararka

Ilaa 20 qof oo naafo ah oo lagu dilay dalka Japan

0 Visits: 506 | Tuesday July 26, 2016 - 10:01:20
Aroornimadii saaka nin mindi ku hubeysnaa ayaa dilay ilaa labaatan qof gudaha dalka Japan. Dadkaa ayaa waxaa la sheegay inuu ninkaasi gawracay. Wararka qaar ayaa sheegaya in ninkaasi uu ka shaqeynaayay meel lagu xannaaneeyo dadkaa naafada ah.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 26-KA LUULYO 2016-KA

0 Visits: 1479 | Tuesday July 26, 2016 - 09:42:57
DOWLADA TURKIGA OO AMARTAY IN XABSI GA LOO TAXAABO 42 SAXAFI Dowlada Turkiga ayaa soo saartay am ar lagu xirayo 42 saxafi oo ka shaqeeya qeybaha kala gedisan ee warbaahinta da lka Turkiga. Saxafiyiinta la amray in la xi ro ayaa la sheegay in uu kamid yahay sa xafi caan ah horena u soo noqday mud ane…

Read More »

DEGDEG:-Qaraxyo xooggan oo ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Is rasaaseyn ka socota ..

0 Visits: 536 | Tuesday July 26, 2016 - 09:29:31
Qaraxyo xooggan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasoo dhammaan xaadaha magaalada qaar ka mid ah ay gariiriyeen iyadoo siwyn dadka deggan nawaaxiga qaraxyadu ka dhaceen ay ku joqtay anfafiir jugtaasi dhagohooda cusleynay

Read More »

FARMAAJO: "Dhaqanka gaabiska ah ee lagu yaqaano DFS waxaa muuqata inay dib u dhaceyso doorashada dadban"

0 Visits: 469 | Tuesday July 26, 2016 - 01:05:02
Ex- Ra'iisal Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay xaaladda wadanka, gaar ahaan qabanqaabada loogu diyaar garoobayo inay dalka ka dhacdo doorashada dadban, wuxuuna hoosta ka xariiqay arrimo dhowr ah oo madaxda Soomaalida dib ugu dhigayaan xilliga…

Read More »

Boqolaal Ruux oo Ku Dhintay Daadad Ku Dhuftay Bariga Shiinaha

0 Visits: 558 | Tuesday July 26, 2016 - 01:03:30
Khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo lixaad leh ayaa la soo sheegayaa iney geysteen daadad xoogan oo ku dhuftay gobolo ka tirsan bariga wadanka Shiinaha.

Read More »

Dowladda Kenya oo Saraakiil Boolis u soo dirtay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

0 Visits: 680 | Monday July 25, 2016 - 23:46:57
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Kenya, ayaa waxaa tababar muddo toddobaad socday loogu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho, ka dib markii Isniintii hore ay ka soo deggeen Garoonka Aadan Cadde.

Read More »

Somaliland oo ka hadashay Wafdi ka socday Kenya oo Hargeysa yimid & Hay'ada Nile Acadamy

0 Visits: 541 | Monday July 25, 2016 - 23:27:45
Wasiirka Arrrimaha Dibadda Somaliland, Dr:Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay jireen wefti Kenyaan ah oo dhowaan wadanka yimid, isla markaana la soo hadal qaadeen Jaadka Miiroga ah sidii uu Hargeysa u keeni lahaayeen.

Read More »

DAAWO MUUQAAL: Munaasabadii lagu Caleemo saaray UGAAS XASAN Ugaas Khaliif (SAWIRRO)

0 Visits: 976 | Monday July 25, 2016 - 23:16:44
Munaasabaddaan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay, lana oran karo waa middii ugu ballaarneyd oo Waaydii ugu Dambeeyay ee ka dhacda Dalka Somalia, ayaa lagu caleemmo-saaray Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

Read More »

Nin isku qarxiyay goob lagu caweeyo dalka Jarmalka oo taageersanaa ururka IS

0 Visits: 535 | Monday July 25, 2016 - 23:14:36
Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Bavaria ee dalka Jarmalka Joachim Hermann ayaa sheegay in ninkii isku qarxiyay shalay deegaanka Ansbach ee u dhashay dalka Siiriya uu duubay kahor inta uusan is miidamin cajalad muuqaal ah oo uu ku sheegayo inuu daacad u yahay ururka ISIS.

Read More »

Madaxweynaha oo hambalyo u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

0 Visits: 457 | Monday July 25, 2016 - 23:12:38
Muqdisho, 25 July 2016 (Villa Somalia)-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta si rasmi ah loogu caleema saaray magaalada Beled Wayne ee gobolka Hiiraan.

Read More »

17 ruux oo ku geeriyootay Qarax gaari loo adeegsaday dalka Ciraaq

0 Visits: 448 | Monday July 25, 2016 - 15:10:13
Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray Magaalada Al Khaalis ee ku taalo Gobolka Diyaali ee dalka Ciraaq. Weerarkaan ayaa waxaa ku geeriyooday 17 ruux, waxaana weerarka uu ka dhacay meel ku dhaw Bar Koontarool oo ciidamada Booliska ay halkaasi kuleeyihiin.

Read More »

Madaxa Howlgalka Amisom oo booqday Degmada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhexe (SAWIRRO)

0 Visits: 543 | Monday July 25, 2016 - 15:02:16
Wakiilka Midowga Afrika ee Somaliya, ahna Madaxa Howlgalka Amisom Ambassador Francisco Madeira, oo ay wehliso Ku xigeenkiisa, Taliyaha cusub ee ciidamada Amisom Jeneraal Subagle, ayaa booqday Ciidamada Amisom ee ku sugan Gobolka Shabellaha Dhexe.

Read More »

Toogasho ka dhacday Gobolka Florida ee Wadanka Mareykanka

0 Visits: 442 | Monday July 25, 2016 - 14:58:12
Abaarihii 12:30 saqdii dhexe ee xilliga Gobolka Florida, ayaa waxay toogasho ka dhacday baar ku yaala Magaalada Fort Myers, xilli ay xaflad uga socotay dhalinyaro.

Read More »

Hogaamiyaasha Carabta oo maanta ka hadlaaya sidii loo xoojin lahaa Ciidamada X. dalka Soomaaliya.

0 Visits: 446 | Monday July 25, 2016 - 13:57:29
Waxaa magaalada Nowakshood ee dalka Mauritania ka furmaya maanta shirka ururka Jaamacada Carabta, iyadoo Hogaamiyaasha Carabta ay intooda badan tageen shirkaasi.

Read More »

Xukuumadda oo amar ku bixisay inaan la qaban karin Kulamo aanay la socon Wasaarada Amniga

0 Visits: 508 | Monday July 25, 2016 - 13:36:30
Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in aan kulamada siyaasadeed lagu qaban karin Hoteellada ku yaalla Muqdisho, iyadoo milkiilayaasha iska leh hoteellada Muqdisho loo jeediyay digniin.

Read More »

Ahlusunna Waljamaaca oo tiro dad ah ku xir xiray Dhuusamareeb

0 Visits: 623 | Monday July 25, 2016 - 13:20:51
Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa ku xiray Magaalada Dhusamareeb ee Gobolka Galgaduud illaa 6 qof oo isugu jira Ganacsato iyo dadka deegaanka isugu jira.

Read More »

Duqayn culus dhinaca cirka oo xalay ka dhacday Deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo

0 Visits: 578 | Monday July 25, 2016 - 13:13:18
Duqayn culus oo dhinaca cirka ah, ayaa caweysnimadii xalay ka dhacday Deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo, halkaasoo ay ka arrimiso Al Shabaab, ka dib markii horaantii sanadkan ay ka qabsatay Ciidanka Militariga Kenya.

Read More »

Daawo Sawirro: Munaasabada Caleema Saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

0 Visits: 617 | Monday July 25, 2016 - 13:08:07
Waxaa duleedka magaalada Beledweyn, gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta ee C/kariin Laqanyo ka socota munaasabada caleema saarka iyo caana shubka Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Read More »

Diyaarada Dunida ugu weyn ee ku duuuli karta Bari iyo Biyo oo lasoo saaray (Daawo Video)

0 Visits: 664 | Monday July 25, 2016 - 12:52:47
Dowlada Shiinaha ayaa ugu dambeyn ku guuleesatay in ay sameesato Diyaarada ugu weyn Dunida ee barri iyo biyo intaba kuwada duuli karta, waxaana Sameynta diyaardaasi ay socotay mudo ku dhaw sideed sano .

Read More »

Ciidamo AMISOM ka tirsan oo isku geedaamay Magaalada Marka

0 Visits: 508 | Monday July 25, 2016 - 12:45:46
Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Africa ee AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in ay hareereeyeen Magaalada Marka. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadii AMISOM ee ku sugnaa Xerada Ayuub ay ka soo galeen Magaaladaasi dhinaca Xeebta

Read More »