FARMAAJO: "Dhaqanka gaabiska ah ee lagu yaqaano DFS waxaa muuqata inay dib u dhaceyso doorashada dadban"

0
Tuesday July 26, 2016 - 01:05:02 in Wararka by
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FARMAAJO: "Dhaqanka gaabiska ah ee lagu yaqaano DFS waxaa muuqata inay dib u dhaceyso doorashada dadban"

    Ex- Ra'iisal Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay xaaladda wadanka, gaar ahaan qabanqaabada loogu diyaar garoobayo inay dalka ka dhacdo doorashada dadban, wuxuuna hoosta ka xariiqay arrimo dho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ex- Ra'iisal Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay xaaladda wadanka, gaar ahaan qabanqaabada loogu diyaar garoobayo inay dalka ka dhacdo doorashada dadban, wuxuuna hoosta ka xariiqay arrimo dhowr ah oo madaxda Soomaalida dib ugu dhigayaan xilliga loo asteeyay doorashada.
Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay madaxda Dowladda Federaalka inaysan dalka u diyaarin doorasho ku dhacda xilligii loogu talo galay, wuxuuna sheegay in ilaa iyo iminka aan la magacaabin guddiga xalinta khilaafaadka.

"Dhaqanka gaabiska ah ee lagu yaqaano Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa muuqata inay dib u dhaceyso doorashada dadban” ayuu yiri hoggaamiyaha xisbiga Tayo oo sheegay in Baarlamaanka looga fadhiyo sharciga uu ku shaqeynayo Madaxweynaha wixii ka dambeeya bisha Septembar.

Audio Player


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip