DAAWO MUUQAAL: Munaasabadii lagu Caleemo saaray UGAAS XASAN Ugaas Khaliif (SAWIRRO)

0
Monday July 25, 2016 - 23:16:44 in Wararka by
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO MUUQAAL: Munaasabadii lagu Caleemo saaray UGAAS XASAN Ugaas Khaliif (SAWIRRO)

    Munaasabaddaan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay, lana oran karo waa middii ugu ballaarneyd oo Waaydii ugu Dambeeyay ee ka dhacda Dalka Somalia, ayaa lagu caleemmo-saaray Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabaddaan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay, lana oran karo waa middii ugu ballaarneyd oo Waaydii ugu Dambeeyay ee ka dhacda Dalka Somalia, ayaa lagu caleemmo-saaray Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.
thumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnail
thumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnail
thumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnail

Madasha Caleemmo-saarka, ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Saladdiintii ugu badnaa ee Soomaaliyeed, Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Somalia, Siyaasiyiin, Aqoon-yahanno, iyo waxgarad isaga kala yimid qeybaha kala duwan ee dalka.

Ammniga goobta ayaa waxaa si weyn u adkeeyay ciidamada Dowladda FS iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM].

DAAWO: Munaasabadii Maanta lagu caleemo-saaray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Khubado kala duwan oo halkaas laga jeediyay ayaa bogaadin iyo Hambalyo loogu soo jeediyay Ugaas Xasan oo lagu Ammaanay Sida ay Salaaddiintu sheegeen Doorkii uu ka qaatay Mideynta Nulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan.

Duubabkii dhaqanka ee ka qeyb-galay caleemmo-saarka ayaa ka kala yimid, deegaannada Soomaalida, sidda magaalada Muqdisho, gobollada Galguduud, Mudug, iyo deegaannada maamulka Soomaaliland, Puntland, Koonfur galbeed iyo Gobollada Jubbooyinka, sidoo kale waxaa Madasha ka Dhax-muuqday siyaasiyiin magac ku dhax leh bulshad Soomaalida.

XIGASHO:-HIIRAAN.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip