WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 26-KA LUULYO 2016-KA

0
Tuesday July 26, 2016 - 09:42:57 in Wararka by
  • Visits: 1484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 26-KA LUULYO 2016-KA

    DOWLADA TURKIGA OO AMARTAY IN XABSI GA LOO TAXAABO 42 SAXAFI Dowlada Turkiga ayaa soo saartay am ar lagu xirayo 42 saxafi oo ka shaqeeya qeybaha kala gedisan ee warbaahinta da lka Turkiga. Saxafiyiinta la amray in la xi ro ayaa la sheegay in uu ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DOWLADA TURKIGA OO AMARTAY IN XABSI GA LOO TAXAABO 42 SAXAFI Dowlada Turkiga ayaa soo saartay am ar lagu xirayo 42 saxafi oo ka shaqeeya qeybaha kala gedisan ee warbaahinta da lka Turkiga. Saxafiyiinta la amray in la xi ro ayaa la sheegay in uu kamid yahay sa xafi caan ah horena u soo noqday mud ane ka tirsan baarlamaanka dalka Turkiga Nazli Ilicak.

 

Maamulka Turkiga ayaa xabsiga dhig ay ama baaritaan ku sameeyay dad gaa raya lixdan kun oo ruux oo isugu jira ciid amo Milatari, boolis, xaakimiinta maxkam adaha, macalimiin iyo shaqaale rayid ah.

Warku wuxuu intaa ku daray in masu’ul iyiinta Turkiga ayan wax tafaasiil ah ka bi xinin amarkaas, balse waxaa loo badinay aa in uu qeyb ka yahay oloolha baarsita ah oo lagu ogaanayo dadkii ku lug lahaa Inqilaabkii laga hortagay ee la doonayay in xukunka laga tuuro Dowladda hadda ka dhisan Turkiga. Dawladda Turkiga, ayaa Todobaadkii tagay soo saartay xukun deg deg ah oo lagu soo rogay Gobolada Tu rkiga, kaasoo socon doono muddo Sadd ex bilood ah.

OLOLAHA TALLAALKA CUDURKA SAMBABKA ARIGA OO KA BILOWDAY SH/DHEXE

Munaasabad lagu daahfurayay olole loogaga talla al ayo cudur ka samb abka aricadka shan degmo oo ka mid ah gobol ka Sh/ dhexe ayaa shalay lagu qabtay M/Jowhar G/Sh/dhexe.Munaasabadan ay aa waxaa ka soo qeybgalay kusimaha gu ddoomiyaha gobolka sh.dhexe Sh.Abuu kar Xasan Cali,guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Muxumad Sugaal Cis maan iyo duqa magaalada Jowhar Sh.Sa alax Muudey Cali.

Munaasabadan oo ay goobjoog ka ah aayeen qaar ka mid ah xoolo dhaqatada gobolka,ganacsatada xoolaha iyo dadwey ne kale ayaa waxaa ka soo jeediyay war bixin Cismaan Maxamed Cali Cismaan ga ab oo ah xiriiriyaha hay’ada CERELBA ee gobolka sh/dhexe. ‘Haya’da CERELBA waa haya’d dhakhaatiirta xanaanada xoo laha ee gobolada dhexe, laga bilaabo de gmada Balcad illaa iyo degmada Gaalka cyo. Waxaana tallaalkan uu yahay mid la gu doonayo in shan degmo oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe loogaga tallaalo cudur ka sambabka ari cadka ku nool.”ayuu yiri Cisman Gaab.

Sidoo kale waxaa kulankan ka hadlay duqa M/Jowhar Saalax Muudey Cali iyo guddoomiye kuxigeenka degmada Jowh ar dhinaca arimaha bulshada Xasan Bar ow Bocor waxayna sheegeen in ololahan uu yahay mid muhiim ah isla markaana waqti wanaagsan oo xooluhu doogsade en ku soo beegmay. Gud/ ku xigeenka Sh/dhexe Muxumada Cisman Sugaal oo ka hadlay munaasabadan ayaa ka hadlay faai’dada tallaalka uu u leeyahay xoolaha iyo dadka waxana uu u mahad celiyay ha y’ada Cerelba iyo FAO oo maalgelinaysa mashruucan.

Kusimaha guddoomiyaha gobolka sh. Dhexe Sh.Abuukar Xasan Cali oo ugu da mbeyntii ka hadlay munaasabada ayaa u gu baaqay xoolodhaqatada gobolka inay ka faaideystaan fursadan faai’dada u leh isagoo sheegay in shacabka gobolka oo ah qaar isugu jira xoolo dhaqato iyo beer alay ay muhiimad u leedahay tallaalka.

"Suuqyada caalamiga ah waa inaan tar tan uga galnaa sidaas darteedna ay tahay in la talaalo xoolaha amaba la daweeyo si ay miisaan ahaan u noqdaan kuwo dadka iibsanaya soo jiita.”ayuu yiti Kusimaha gu ddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Sh.Abuuk ar Xasan Cali oo ka hadlay munaasabada lagu furyay barnaamijka tallaalka cudurka sambabka,

Ma aha markii ugu horeysay ee ay hay’ ad CERELBA olole tallaalo ka fuliso gobol ka Sh/dhexe sanadkii aynu ka soo gudub nay ayay hay’adu olole loogaga tallaalayo xoolaha cudurka Agmarka iyo Furuqa ka fulisay qaar kamid ah degmooyinka gobol ka Sh/dhexe.

TOOGASHO KA DHACDAY GOBOLKA FLORIDA EE WADANKA MAREYKANKA

Abaarihii 12:30 saqdii dhexe ee xilliga Gobolka Florida, ee habeen hore ayaa wa xay toogasho ka dhacday baar ku yaala M/Fort Myers, xilli ay xaflad uga socotay dhalinyaro. Baarka Blu oo xilliyada habe enkii lagu caweeyo, ayaa toogashada ka dhacday waxay sababtay dhimashada la ba qof iyo dhaawaca lix iyo toban kale.

Syreeta Gary oo ah hooyada gabar ka mid ahayd dhalintii xafladda ku laheyd ba arka Blu, ayaa waxay Alle uga mahad cel isay gabadheeda oo ka badbaaday weer arkaasi. Syreeta Gary, ayaa sheegtay in kuwa falal dembiyeedyada gaysanaaya aanay xitaa carruurta u ogolayn in ay ka damaashaadaan.

Xoogaga ammaanka oo gaaray halka uu weerarku ka dhacay, ayaa waxay ka bi laabeen baaritaano ku aadan waxa dhab ta ihi ee keenay toogashadaasi. Laamaha ammaanka, ayaa gacanta ku soo dhigay hal ruux oo lala xiriirinaayo weerarkaasi, kaasoo iminka su’aalo lagu weydiinaayo xarumaha dembi baarista. Weerarka aroo rnimadii hore ee shalay ka dhacay M/Fort Myers, ayaa waxaan jirin cid sheegatay masuuliyadiisa.

BANNAANBAX LOOGA HORJEEDO MAAMULKA SOMALILAND OO KA DHACAY MAGAALADA SHEEKH

Magaalada Sheekh ee maamulka Soo maliland ayaa waxaa ka dhacay bannaan bax ballaraan oo ay soo abaabuleen sha cabka magaaladaasi degan. Dibad baxa asi ayaa looga soo horjeeday xakunkii ma xkamadda ciidamada qalabka sida ee So maliland ku riday 8 nin oo ku eedeysnaa dilka taliyihii boliiska gobolka Saaxil ee Be rbera gaashaanle Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf.

Dibad baxayaasha ayaa isugu jiray dha linyaro, carruur iyo haween, kuwaasi oo ku dhawaaqayey erayo ka dhanka ah ma xkamadda ciidamada qalabka sida ee So maliland. Waxaa hakad galay oo xiran go obihii ganacsiga, isu socodka dadka, gaa diidka iyo waxbarashda.

Sidoo kale waxaa la xiray waddada isku xirta magaalooyinka Sheekh iyo Berbera.

Maamulka Somaliland ayaa ilaa iyo had da ka hadlin bannaan baxa ka socda mag aalada Sheekh.

GEN. CAARE OO AAS QARAN LOOGU SAME YAY MUQDISHO

Allaha u naxariistee waxaa shalay mag aalada Muqdisho Aas Qaran loogu same eyay General C/raxmaan Warsame Cilmi Caare oo dorraad u geeryoodey xanuun in mudo ah hayay .Marxuumkan maanta Aaska Qaran M/Muqdisho loogu sameey ay ayaa ka mid ahaa saraakiisha sare ee udub dhexaadka u ahaa horumarkii Ciid anka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, wax aana Gen. Caare lagu Aasay Qabuuraha Sh. Suufi ee degmada Wartanabadda.

Aaska Marxuum Caare waxaa ka qeyb galay Ehelada Marxuumka, Taliyaha NI SA, Saraakiil ciidan, Qeybaha kala duwan ee ciidamada iyo xubno kale. Taliyaha NI SA C/laahi Gaafow Maxamuud oo warba ahinta la hadlay ayaa sheegay in Gen. Ca are lagu xusuusan doono doorkii wanaag sanaa iyo sida hufan ee uu ugu adeegay shacabkiisa.

Dadkii ka soo qeyb galay Aaska Marx uum C/raxmaan Warsame Cilmi Caare ayaa Ilaahay uga baryey inuu naxariistii Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka tegeyna uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin aamiin

MADAXA HOWLGALKA AMISOM OO BOOQ DAY DEGMADA JOWHAR EE GOBOLKA SHABELLAHA DHEXE

Wakiilka Midowga Afrika ee Somaliya, ahna Madaxa Howlgalka Amisom Ambas sador Francisco Madeira, oo ay wehliso Ku xigeenkiisa, Taliyaha cusub ee ciidam ada Amisom Jeneraal Subagle, ayaa bo oqday Ciidamada Amisom ee ku sugan Gobolka Shabellaha Dhexe.

Ambassador Francisco Madeira, ayaa ciidamada Amisom ee ku sugan Gobolka Sh/Dhexe, wuxuu baray Taliyaha cusub ee ciidamada Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay dalka Jabuuti. Intaasi kadib Saraakiisha ciidamada Burundi ee Jo whar ku sugan ayuu Madaxa Amisom ka la hadlay xaqiijinta ammaanka Degmada Jowhar iyo qaadista dagaalo lagu wajaha ayo Ururka Al Shabaab.

"Ujeedada Booqashadeena waxa ay ku saleysan tahay inaan idin baro Taliya ha cusub ee ciidamada Amisom Osmaan Nuur Subagle iyo inaan ka hadalo amniga iyo Dagaalka Shabaabka.” Ayuu yiri Mad eira. Taliyaha cusub ee ciidamada Amis om Jeneral Cismaan NUur Subagle oo la hadlay ciidamada ayaa u sheegay in sha qada Somaliya loo joogo ay tahay nabade ynta dalka iyo la dagaalanka Al Shabaab.

Wuxuu sheegay howlgalka ciidamada Am isom inuu wajahaayo marxalad cusub oo isbedel hogaaneed ah, sidaasi awgeedna loo baahan yahay in ciidamada ay la qab sadaan. Ciidamada Burundi ee ku sugan Deg mada Jowhar ayaa degan Garoonka Diy aaradaha ee Magaaladaasi.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBAL YO U DIRAY UGAAS XASAN UGAAS KHALIIF

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa hambalyo iyo bog aadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo shalay si rasmi ah loo gu caleema saaray M/Beledweyn ee Gobolka Hiiraan. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in Caleema saarka Ugaas Xasan uu muhiim u yahay dhaqanka iyo dib u heshiisiinta.

"Caleema saarka Ugaas Xasan waa mid muhiim u ah arrimaha dhaqanka iyo dib u heshiisiinta, iyo weliba dadaalka gu ud ee dib loogu dhisayo Soomaaliya, wax aan aaminsanahay in khibradda iyo waa ya aragnimada Ugaaska ay sahli doonto gudashada waajibaadkiisa, anigoo ku kal soon inuu yahay ruux waxqabadkiisa laga faa’iideysan doono”ayuu yiri Madaxweyna ha.

Madaxweynaha ayaa sheegay in DFS ay soo dhoweyneyso caleema saarka Ug Aaska beesha Xawaadle, isla markaana ay si buuxda ula shaqeyn doonto. Xafladii caleema saarka oo saaka ka dhacday gar oon ku yaal duleedka M/B/weyne ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, siyaasiyiin, aqoonyaha nno, waxgarad, culumaa’udiin iyo marti sharaf ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Roo ble ayaa noqonaya Ugaaska 20aad ee saldanada Ugaas ee Beesha Xawaadle, waxaana Ugaas xasan lagu xusuusan do onaa mowqifkiisa adkaa ee uu uga soo horjeestay dadaaladii dowladda iyo IGAD wadeen ee ku aadanaa hanaanka maam ul u sameynta G/Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

XILDHIBAAN K/GALBEED KA TIRS AN OO SHE EGAY IN ITOOBIYA KA LAGA LA XISAAB TAM AYO XASUUQA AY KA GEY STEEN G/BAAY.

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Cali oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaan ka M/K/Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Radiyo Shabelle ee M/Muqdisho ayaa sheegay in Ciidanka AMISOM gaar aha an kuwa Itoobiya ay dhibaato xooggan ku hayaan shacabka ku dhaqan deegaanada M/ K/ Galbeed.

Md.Cabdiqaadir ayaa xusay in dhacdo oyinkii ugu dambeeyay ee Ciidamada Itoo biya ay dad rayid ah ku laayeen deegaan ka Wardiinle ee Gobolkaas. Waxaana uu qeexay in AMISOM gaar ahaan Itoobiay ay dad shacab ah ku xasuuqeen halkaasi arrintaasna uu sheegay in aan looga hari doonin Ciidamada falkaas geystay.

Ugu dam

DUQAYN CULUS DHINACA CIRKA OO HABEEN HORE KA DHACDAY DEEGAANKA CEELCAD DE EE GOBOLKA GEDO

Duqayn culus oo dhinaca cirka ah, ay aa habeen hore ka dhacday Deegaanka Ceelcadde ee G/Gedo, halkaasoo ay ka arrimiso AlShabaab, ka dib markii horaan tii sanadkan ay ka qabsatay Ciidanka Mil itariga Kenya. Abaarihii sagaalkiihabeen hore, ayaa waxaa Deegaanka Ceelcadde laga maqlay jug is xig xigtay, oo lagu ekeey ay xerada ay Al Shabaab ku leeyihi in Deegaankaasi.

Nin ka tirsan dadka reer Ceelcadde oo codsaday inaanan magaciisa la soo xig an, ayaa ku waramaaya inay arkayn hilla ac iftiin sameeyay, ka dibna ay xigtay duq aynta ka dhanka ah xeradaasi. "Intii ays an duqayntan bilaaban waxaan aragnay wax aad mooddo buleer oo iftiin bixinaay ay, ka dib waxaa xigtay duqayn xoogan. Gantaalo is xig xigay ayaa xerada lala beegsaday.” Ayuu yiri ninkan oo codsad ay inaanan magaciisa Warbaahinta loo adeegsan.

Sidoo kale waxaa uu inoo sheegay in xerada oo ay ku sugnaayeen dagaalyah ano farabadan oo Shabaabka ka tirsan, ay dadka deegaanka isla dhex marayaan in lagu laayay duqayntaasi. "Waxaa lees la dhex marayaa in ciidan badan oo Al Shabaab ah ay ku sugnaayeen xeradan, cid ka badbaaday oo naloo sheegayna ma jirto. Dhammaan wixii ciidan ahaa in ay dhinteen ayaa la hadalhayaa.” Ayuu yiri goobjoogaha. Goobjoogahan, ayaa in taa ku daray "Markasta oo duqayn nooc aan oo kala ah ay dhacdo, dadka deega anka waxba kama ogaan karaan khasaar aha Al Shabaab ka soo gaara duqaynta. Meesha waxaa markiiba xira ciidamada Al Shabaab, dhaq dhaqaaqyada dadkana way xadidaan.”

Shabaab, ayaa 15kii bishii January we erar ballaaran ku qaaday xeradii Ciidanka Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceelca dde, iyagoona kaga dilay ciidan aanay we li tiradoodu shaacin Dowladda Kenya. We erarkan, ayaa noqday noociisii ugu khas aaraha badnaa ee Ciidanka Kenya marke liya ka soo gaara AlShabaab, tan iyo mar kii ay gudaha u soo galeen Gobolada Koo nfurta Somaliya, bishii October ee sanad kii 2011ka. Xigasho:dhacdo.com

XAFLADII XAYIRAAD KA QAADISTA MILKILIHII SHIRKADII ALBARAKAAD OO GOTHENBURG SWEDEN LAGU QABTAY

Waxaa M/Gothenburg ee dalka Swe den lagu qabtay xaflad lagu taageeraayey xoriyadiisa markii ay dowlada mareykan ka ku dartay liiska madoob ayna ka xiyey tay hantidii u tiilay wadamada qaarkood ee dunida. Markii dadaal dheer loo galay in laga qaado xayiraadaas ayaa asbuucy adii la soo dhaafay ay dowlada mareykan ka warbixin ka soo baxday oo lagu she egeysa in xayiraadii saarneed laga qaad ay.

Xafladii xayiraad ka qaadista milkilihii shirkadii Albarakaad sheekh Axmed Nur cali Jimcale oo lagu qabtay wadanka Sw eden M/Gothenburg waxaana ka soo qe eyb galay bulshada degen wadanka Swe dan iyo marti sharaf kale oo kan timid wa danka Norwey iyo Danmark. Waxaa hal kaasi qudbado ka soo jeediyey marti sha raftii ka soo qeeb gashay, halkaasina ay mahad naq ugu soo jeediyeeen dadkii ka qeeb qaatay sidii xayiraada looga qaadi la haa milkiilaha Albarakaad.

CIIDAMO AMISOM KA TIRSAN OO ISKU GEE DAAMAY M/ MARKA

Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in ay hareereeyeen M/ Marka. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadii AMISOM ee ku sugnaa Xerada Ayuub ay ka soo gale en Magaaladaasi dhinaca Xeebta halka kuwii ku sugnaa deegaanka Buufow ay ka soo galeen M/dhina ca Buurta kaga be eg an M/Jihada Gal beed.

Ciidamadaasi ayaa ugu horeyn gudaha u galay M/ Mrka walow hatan la soo sheegayo in ay dib uga gur teen. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo Shabelle qadka Taleefanka kula hadlay ayaa sheeg ay inay soo food saartay ca bsi xoogan in Magaalada uu dagaal ku dhexmaro Cida madaasi AMISOM iyo Xar akada Al Shaba ab oo ku sugan qeybo ka mid ah M/ Marka.

M/Marka ayaa indhawaanahaan wax aa ka taagnaa xaalad kacsanaan ah iya doona ay halkaas horay isaga baxeen Cii damada Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya. Ma jirto illaa iyo hadda cid si rasmi ah gacanta ugu heyso M/Marka , AMISOM ayaa degan Xerada Ayuub ee duleedka Magaalada Marka halka Al Sha baab dagaalamayaashoodana ay qeybo ka mid ah uga sugan yihiin Magaaladaasi

Xigasho: shabeellenews.com

DIYAARADA DUNIDA UGU WEYN EE KU DUU LI KARTA BARRI IYO BIYO OO LA SOO SAARAY

Dowlada Shiinaha ayaa ugu dambeyn ku guuleesatay in ay sameesato Diyaara da ugu weyn Dunida ee barri iyo biyo inta ba kuwada duuli karta, waxaana Sameyn ta diyaardaasi ay socotay mudo ku dhaw sideed sano .

Diyaaradan ayaa lagu sameeyay War shad Diyaaradaha sameysa oo kutaala M/Zhuhai ee katirsan gobolka Guangdo ng, waxaana diyaaradan cusub ee hada lasoo saaray loogu magac daray AG600.

Sida ay sheegeen Injineerada sameeyay Diyaaradan cusub ayaa culeeskeeda wa xa uu noqonayaa 53 tan, waana diyaarad weyn oo qiyaas ahaan la eg Diyaaradaha loo yaqaan Boeing 737, waxaana diyaar adan noqotay mid si weyn loo hadal hayo.

Diyaaradan oo la sheegay in ay ku du uli karto Barri iyo biyo ayaa tijaabo lagu sameeyay noqotay mid lagu guuleestay, waxaana markii ugu horeesay diyaaradan kumanaan killo mitir ku duushay tijaabadii

ugu horeesay oo lagu sameeyay.

SOOMAALI DEGAN DALKA NORWAY OO SHAR CIGA LAGALA NOQDAY

Dowlada Norway ayaa Sharciyadii dha lashada kala noqotey dhowr qof oo isir ahaan kasoo jeeda Somalia, Ka dib mar kii lagu eedeeyey inay ka been sheegeen markii hore hanaankii ay magangalyada ku waydiisteen dalkaasi. Dadka sharciya da lagala laabtay ayaa waxaa lagu sa meeyey dabagal dheer oo isugu jiray in la dhageystay taleefanadooda iyo bogaga ay ku leeyihiin baraha bulshada ay kuwa da xiriirto ee Internetka.

Sidaasina ay dowladda amartay in laga qaado dhalshadii dalkaas e loo oggoladay maadaam ay si sharciga hareer marsan ay ku soo galeen baarsi dher e lagu same eyey awgeed la hbsanday hadda

WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAAL KHAS AARE GEYSTAY OO CIIDAMADA DOWLADDA IYO SHABAAB KU DHEXM ARAY SH/DHEXE

Sida ay sheegayaan wararka ka ima anaya G/Sh/Dhexe, dagaal u dhaxeeyay ciidamada DFS iyo kuwa Shabaab ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka asi. Dagaalkaan ayaa wuxuu ka dhacay duleedka Degmada Cadalle, ka dib markii dagaalyahano ka tirsan Shabaabka ay soo weerareen Saldhig ciidamada Dow ladda ay halkaasi ku leeyihiin.

Waxaa ka dhashay dagaalka Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo gaa ray dhinacyadii halkaasi ku dagaalama ayay. Inta la xaqiijiyay labo ruux oo dhin acyada dagaalamay ah ayaa halkaasi ku geeriyootay, iyadoo ay dhaawacmeen tiro intaasi ka badan, sida ay xaqiijiyeen ma suuliyiinta Maamulka Degmada Cadalle.

Cali Cabdulle oo ah Guddoomiye ku xigeenka Degmada Cadalle ayaa u sheegay inay iska caabiyeen Alshabaab, islamarkaana ay wadaan weeraro cusub oo Alshabaab looga saarayo deegaanno dhowr ah oo ay dagaal ku qabsadeen.

Wuxuu sheegay dhanka ciidanka inuu ka geeriyooday halka Askari, halka Shaba abna uu sheegay inuu ka dhintay hal As kari inta ay ka war hayaan, balse ay jirto Khasaare dhaawacyo ah oo Shabaabka soo gaaray. Ciidamada Dowladda ayaa muddooyinkii dambe waxa ay baneynaye en deegaano ka tirsan G/Sh/Dhexe, hal kaasi oo Shabaabka ay gaarayeen.

Xigasho:Dhacdo.com

CIIDANKA BOLIISKA OO SHABAAB KA SOO FURTAY DAD U AFDUUBNAA

Ciidamada Booliiska Dowlad Gobole edka K/Galbeed ayaa shalay AlShabaab ka soo furtay ku dhawaad 20ruux oo u af duubnaa. Howlgal Qorshaysan oo ay cii danka Booliiska Gaarka ah ee K/Galbeed ay ka sameeyeen Deegaanka Shanqolo ow oo u dhaxeeya degmooyinka Diinsoor iyo Baardheere oo ka kala tirsan gobal ada Baay iyo Gedo.

Wasiirka Hub ka dhista Maleeshiyaad ka iyo Tababarada Ciidanka Xasan Xuse en ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in dadkaan ay ku xirnaayeen Saldhig ay leeyihiin Maleeshiyadaan Argagixisada ah. Dadka ay soo badbaadiyeen ciidanka ayaa waxaa ka mid ah dad Ganacsato ah oo maleeshiyadaan ay ka doonayeen in ay ka qaataan Lacag baad ah, iyo waliba shaqsiyaad kale oo ay u soo jeediyeen ee deymo ka dibna ay ku amreen inay bixiy aan Lacag Badan oo baad ah.

Dadka laga soo bad baadiyay AlShab aab ayaa soo dhaweeyay talaabada ciid anka Booliska Gaar ah ee maamulka Ko ofur Galbeed, kuwaas oo mudooyinkaan waday howlgalo ka dhan la dagaallanka kuwa dhibayo shacabka deegaanadas ee dhaca u geysnaya

QAXOOTI SUURIYAAN AH OO BAANGAD KU DILAY HAWEENEY GUDAHA JARMALKA

Qaxooti Suuriyan ah ayaa baangad ku dilay haweeney uur leh magaalo ku taal Koofur galbeed Jarmalka, iyadoo booliska ay ninkan gacanta ku dhigeen. Goob jog ayaal ayaa sheegay in falkan uu ka dhac ay magaalada Reutlingen oo ku dhow magaalada Stuttgart.

Sidoo kale nankin ayaa dhaawacay la bo kale oo mid ay aheyd haweeney, wax aana durbaba markii falka dhacay goobta soo gaaray Booliska, kuwaasoo xiray wa dada. Wararka ayaa sheegaya in ka hor inta aanu ninkan dilin haweeneyda uu mu ran dhex maray, waxaana ay ka wada shaqeynayeen maqaayad laga cuno cun tada fudud. Booliska ayaa sheegay in falk an aanu aheyn mid muujinaya inuu ahaa fal argagixiso, hase ahaatee waxaa uu ku soo aadayaa, iyadoo maalmo ka hor nin hubeysan uu dad ku laayay xarun ganac si ku taal magaalada Munich.

Jarmalka ayaa sare u qaaday amma anka dalkiisa, inkastoo weerarkii hore aan ay sheegin ko ox, hadana ninka fuliyay we erarkaas oo u dhashay dalka Iiraan ayaa muddo sanad ah diyaarina yay inuu weer ar geysto.

MUSLIMIINTA NIGERIA OO SOO DHAWEEYAY IN NIQAABKA LOO OGOLAADAY GABDHAHA

Ururka u dooda xuquuqda muslimiinta dalka Nigeria ayaa soo dhaweeyay go’a anka maxkamad da sare ay ku joojisay xanibaadii gabdhaha muslimka ah ka sa arneyd xirashada xijaabka inta ay jooga an iskuulada dowladda ay leedahay ee ku yaala magaalada Lagos ee dalkaas.

Go’aanka maxkamada sare ayaa ka dambeeyay markii ururka u dooda xuqu uqda mus limiinta ( MRC)ay racfaab ka qa ateen xukun ho rey maxkamada darajada 1a ad ay soo saartay ka as oo lagu mamnuucayay in gabdh aha ay xirtaan xija ab ta inta ay joogaan iskuulada dowladda lee dahay.Ururka MRC ayaa sheegay in go ’aanka maxkamada uu yahay guul u soo hooyatay ku dhaqanka sharciga.

Qaadiga maxkamadda ayaa dhankiisa sheegay in xanibaadan ay aheyd mid xad idaysay xoriyadda diinta ee gabdhaha muslimka ah ee dalka Nigeria. Gabdhaha ayaa loo ogoleyn in ay xirtaan niqaabka sababta waxaa weeye kamid ma ahan uniformka iskuulka.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ay ka soo saareen maamulka gobolka go’ aanka maxkamadda, mana cadda in go’a ankan ay la tiigsan doonaan maxkamad da sare ee dalka iyo in kale. Dadweynaha dalka Nigeria ayaa qiyaastii u kala qeybs an Muslim iyo Christians, labada dhinac na inta badan waa laga xadidaa caqiida dooda.

Tirada ugu badan ee Muslimiinta dalka as ayaa ku nool dhinaca woqooyi ee dal ka halka kuwo kale ay u badan yihiin dhin aca koofureed, sidaa darted gobolka koo fureed ee Lagos ayaa la aaminsan yahay in uu yahay kan ay ku nool yihiin dad dii mo kala duwan heysta.

Bishan Juub, ayaa maxkamadda sare ee gobolka koofurta dalka Nigeria ku yaal ee Osun sidoo kale waxaa uu qaaday xa nibaadan oo kale oo gabdhaha muslimka ah loo ogolaaday in ay xiran karaan xija abkooda.

Labo gabdhood oo muslim ah ayaa kay ska mamnuucida niqaabka waxaa ay rac faan ay qaateen la tigsadeen maxkamad da sare taas oo go’aanka maxkamaddii hore ku raacday sanadkii 2013ka.

ILLAA 200 DHALINYARO AH OO U FARIISATAY IMTIXAAN AY QABATAY HEY’ADDA IMC

halinyaro isugu jirta wiilal iyo gabdho oo tiradooda kor u dhaaftay labo boqol ay aa shalay u fariisatay imtixaan ay hay’ad ka howlgasha G/Sh/dhexe ku dooneysay inay ku shaqaaleyso howlwadeeno caaf imaad.Hay’ada IMC oo ka mid ah hay’ad aha ka howlgala G/Sh/dhexe ayaa ka fur aysa xarun caafimaad deegaanka Qalim ow oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe iyadoo dhalinyarada imtixaanka u fariisatay ay isugu jireen qaar aqoontoodu ay tahay he er jaamacadeed iyo dugsi sare.

Madaxa hay’ada IMC ee G/Sh/dhexe Liibaan Maxamed Xasan ayaa sheegay in imtixaankan uu yahay mid ay kormeera yaal ka yihiin mas’uuliyiin ka socota hay’ ada IMC iyo maamulka gobolka Sh/dhe xe, uuna yahay mid ay hay’adu ku shaq aaleysiineyso ilaa labaatan ruux oo ah jagooyin ka banaanaaday.

"Xarunta laga furayo deegaanka Qal imow ayaa waxa ay tahay mid isugu jirta qeybo u gaar ah hooyooyinka uurka leh,d halmada caadiga ah iyo koox wareegta deegaanada miyiga oo baaritaan caafima ad ka soo sameysa.”ayuu yiri Liibaan Ma xamed Xasan. Shaqaalaha ay qaadaney so hay’ada IMC oo ay haatan ka howlgal aan boqolaal shaqaale ah gobolka Sh/ dhexe ayaa ah mid wax ka taraysa sidii ay dhalinyarada Soomaaliyeed u heli lah aayeen shaqooyin naftooda iyo dalkooda ba ay ugaga faa’ideeyaan.

Boqolaal dhalinyaro ah ayaa sanad wa lba dalka ka tahriibta kadib markii ay waa yaan shaqooyin ay noloshooda ku mare eyaan,hase ahaatee hay’ada IMC ee G/ Sh/dhexe ayaa ah mid ku dayasho mu dan maadaama ay dabooleyso baahida dhalinyaro badan oo wax ku soo baratay dalkooda hooyo. Imtixaan.G/sh/dhexe de egaanka qalimow hooyoyinka uurka leh, dhalmada caad iga,bukaan socod eegto koox wareegata nawaaxiga qalimow guud ahaan lix qeybood kalkaaliyo umuliso, far masiye xog ururiye labo boqol oo dhaliny aro rag iyo dumar ah.

MAAMULKA CEELCADE OO KA HADLAY DUQ EYMO KA DHACAY DEGAANKAASI

Cabdi Cali Qoorleex oo ah Gudoomiya ha deegaanka Ceelca de ee maamulka G/ Gedo oo wareysi siiy ay Idaacadda Ris aala ayaa sheegay Duqeyn ta ka dhacday deega ankaasi in lagu beegsaday Saddex goobo od oo ay ku sugnaayeen Dagaaly ahano ka tirsan Shabaab. Waxa uu sheegay uje edada ka dambe ysa Duqeynta in ay ah eyd goob ay ku shirayeen xubno ka tirsan Shabaab in lala beegsaday.

Gudoomiyaha deegaanka Ceelcade ee M/Gobolka Gedo Cabdi Cali Qoorleex oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in uusan garaneyn Diyaaradaha Dagaalka ee Duq eymahan fuliyay isaga oo sheegay in Diy aaradaha Kenya aysan aheyn.

Waxa uu sheegay in ay jiraan Dowlado kale oo la dagaalsan Shabaab kuwaas oo uu sheegay in ay yihiin kuwii fuliyay Duq eymahii habeen hore Deegaanka Ceelca de ee G/Gedo lagu bartilmaameedsaday saldhig Shabaabka ay ku lahaayeen deeg aankaasi.

MADAXWEYNE GAAS "HA LA GARAB ISTAA GO CIIDANKA PUNTLAND”

Madaxweynaha M/Puntland C/wali Max amed Gaas oo la hadlay warbaahinta ay aa waxa uu ka hadlay xaaladaha guud ee deegaanada Puntland. Md.Gaas ayaa soo hadal qaaday dagaalka u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Soomaaliland, wa xaana uu sheegay in ciidamada Puntland ay yihiin kuwo marwalba diyaar u ah difa acada deegaanadooda.

MdGaas ayaa shacabka ku nool deega anada Puntland waxa uu ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidanka Puntland ee dagaalka kula jira maamulka Somaliland, isagoo sheegay in ay ugarab ubaahan yi hiin ciidamada Puntland si ay ugu guuley staan Soomaaliland.

Waxa uu sheegay Md.Gaas in shacab ka ay ciidamada ugarab istaagaan sidii ay u dhiiragelina yeen dagaaladii ka dhacay dagaalada ka dhacay deegaanada Puntl and oo ay la galeen Shabaab. Dhowaan waxaa gobollka Sanaag ka dhacay khasa are geystay oo dhexmaray ciidamada Pu ntlan d iyo kuwa Soomaaliland, waxaana dagaalkaas uu geystay khasaare soo kala gaaray labada dhinac.

NIN ISKU QARXIYAY GOOB LAGU CAWEEYO DALKA JARMALKA OO TAAGEERSANAA URURKA IS

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Bavaria ee dalka Jarmalka Joachim Herm ann ayaa shee gay in ninkii isku qarxiyay deegaanka Ansbach ee u dhashay dalka Siiriya uu duubay ka hor inta uusan is mi idamin cajalad muuqaal ah oo uu ku she egayo inuu daacad u yahay ururka ISIS.

Ninkan is qarxiyay oo lagu naaneysay ay ‘Rambo’ ayaa isku hor qarxiyay meel xaflad muusik ah ay ka dhacaysay waxa ana la sheegay in laga helay gurigiisa qa lab awooda in bam kale laga sameeyo.

Wiilka 27 sano jirka ah oo magaciisa caadiga ah loo yaqaan Mohamed Daleel ayaa qaraxa ismi idaaminta ah ee uu ku kacay ay ku dhaawacmeen 12 ruux meel dibad ka ah goob qam riga lagu cabo ee Ansbach una dhow Nuremberg habeen hore tobankii fiidnimo xilliga dalka Jarmal ka.

Booliska oo baaritaan ku sameeyay guriga uu ku noolaa wiilkan is qarxiyay ayaa hore lo ogu diid ay in magangalyo la siiyo waxana la qorsheynayay in loo dho ofiyo dalka Bulgaria.

Guriga wiilkan is qarxiyay ayaa laga he lay muuqaal video ah taleefankiisa gacan qaadka ah, wa xana uu ku dhowaaqayay inuu taageersan yahay ururka IS.

Ninkan ayaa ku sheegay muuqaalka uu iska sii duubay inuu magaca Alle ugu aar gudayo dadka Muslimiinta ah ee ay dileen Jarmalka waxana uu magacaabay hogaa miyaha ururka IS Abu Bakr alBaghdadi.

Daleel ayaa la sheegay in uu diidanaa in dib loogu celiyo dalka Bulgaria oo uu ka soo galay wadanka Jarmalka balse wax aa ay sheegeen Boolisku inuu hore isugu dayay inuu is dilo.

DOWLADDA KENYA OO SARAAKIIL BOOLIS U SOO DIRTAY MAGAALADA MUQDISHO

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Kenya, ayaa waxaa tababar muddo todd obaad socday lo ogu soo gaba gab eeyay M/Muqdisho, ka dib markii Isni intii hore ay ka soo deg geen Garo onka Aadan Ca dde.Sa raakiish aan, ayaa wax aa tababarkan lagu siinaa yay daruus ku aadan hawlaha Ciidanka Nabad Ilaali nta Midowga Afrika, gaar ah aan qaybto oda Booliska iyo sida ay u hawlgala an.

Madaxa Shaqaalaha ee Booliska Ami som ahna Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Amis om, Rex Dundun oo la had laayay Saraakiisha reer Kenya, ayaa she egay in imaanshahooda Som aliya ay ku soo beegmayso, xilli Somaliya looga diya argarowbaayo doorashooyinka ku soo foolka leh.

Isuduwaha Tababarada Booliska Amis om, Francis Aryee, ayaa ku kalsoon tab abarka la siiyay Saraakiisha Kenyanka ihi inay ka caawin doonto yoolka loo keenay dalka Somaliya. Rachael Mu nge Kironji oo ah haweeneyda hormuudka u ah Sara akiisha Kenyanka, ayaa iyaduna sheeg tay in Saraakiishu ay diyaar u tahay inay caawiyaan Amisom, si ay u gaaraan waaji baadka loo igmaday. Taliska Booliska Amisom, ayaa dhawaan sheegay in ay ga can ka gaysan doonaan suggidaam maan ka goobaha lagu wado in doorashooyinku ka qabsoomaan.

SOMALILAND OO KA HADASHAY WAFDI KA SOCDAY KENYA OO HARGEYSA YIMID & HAY’ADA NILE ACADAMY

Wasiirka Arrrimaha Dibadda Somali land, Dr:Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay jireen wefti Kenyaan ah oo dhowaan wadanka yimid, isla markaana la soo ha dal qaadeen Jaadka Miiroga ah sidii uu Hargeysa u keeni lahaayeen.

Wasiirka ayaa sheegay in aanay wali wax heshiish ah la gaadhina arrimaha ga nacsiga iyo arrimo la xidhiidha Ictiraafka Somaliland. "Wuu jiraa wefti ka yimid Ken ya oo ka socda gobolka Miirooga, waxay u yimaadeen sidii ay u suurogal ah u no qon lahayd sidii ay wadanka u keeni lah aayeen qaadka Miirooga, laakiin wax he shiish ah oo arrinkaasi lala galay ma jir to,waxaana ku jiray xildhibaan hore oo arr iamha ictiraafkeena taageera, waana soo hadal qaadeen Arrimaha Ictiraafka"ayuu yidhi wasiir Sacad oo ka hadlayey weftiga Kenya ka socday oo dhowaan booqasho ku yimid magaaladda Hargeysa.

Dhinaca kale, wasiirku waxa uu ka had lay Passporka Somaliland oo qunsulka Tu rkiga sheegay in lagu tagi karo wadanka Turkiga, waxaanu yidhi "horaba waanu u gu tagnay oo wax cusub maaha (Dawlad du way ku tagtay), cid kasta oo u fudude ynaysaa in siyaaro ama ganacsi ku tagi karaan wadan kale waanu soo dhoweyna ynaa, wadanka Turkiga waanu uga ma had naqayna ogolaanshiyaha Passaporke ena ogolaadeen in lagu tagi karo wadan kooda"

Wasiir Sacad ayaa sheegay in shacab ka Turkiga gaadhsiiyeen fariin ah inay ka xun yihiin Inqilaabka la isku dayey in lagu sameeyo madaxweynahooda shacabku soo doorteen, waxaanu sheegay in cid ka sta oo isku dayda inay inqilaabaaan xuku umad ku timid cod shacab in aanay raali ka ahayn. "Somaliland raali kama aha cid kasta oo dadku soo doorteen in la af gambiyo, dawlada Turkiga waanu gaadh siinay sida aanu uga xunahay inqilaabka asi la isku dayey ee fashilmay, cidii ehel kooda kaga dhintay waanu ka tacsiya daynay"ayuu hadalkiisa raaciyey.

Wasiirka mar la waydiiyey in Qunsulka Turkuga u fadhiya Somaliland uu sheeg ay inay cadaymo u hayaan in hay’adda Nile Academy ku lug ahayd inqilaabka fa shilmay, waxa uu kaga jawaabayo wasiir ku "Arrinka ku saabsan dugsiga Nile horta muddu jiray oo dad buu wax bara, hadii ay jiraan eedeemo la xidhiidha inuu lug ku lahaa afgambiga baadhitaan baa lagu sa maynaya, wuxu sharciga ka yidhaahna waa la eegaya, laakiin illaa la xaqiijiyo in uu ku xadgudbay shuruucda iyo nidaam ka wadankeena wadankeena oo maxkam ad lagu geyn karo, dee la iskama eedeen karo la iskamana saari karo, waana arrin sharci waana baadhi doonnaa haddii ay wax soo baxaana waa la arki doonnaa, haddii aanay wax ku soo bixina la iskama eryi karo, haddii kale waxaynu noqonayna wadan aan sharci iyo nidaam ku shaqayn oo fawda ah".

Si kastaba ha ahaatee, Qunsulka Turki ga u fadhiya Hargeysa ayaa sheegay inay cadeyn u hayaan hay’adda Nile Academy inay ku lug lahayd inqilaakaasi fashilmay, waxaanu xukuumadda iyo shacabka So maliland usoo jeediyey inay kala doortaan dawladda Turkiga iyo Nile Academy.

MUNAASABADA CALEEMA SAARKA UGAAS XASAN UGAAS KHALIIF

Caleemo_Saarka_Ugaas_Xasan 4444444 Waxaa duleedka M/B/weyn, gaar ahaan Garo onka Kubadda Cagta ee C/kariin Laqanyo lagu qa btay munaasabada caleema saarka iyo caana shu bka Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ug aas Khaliif. Munaasa bada oo ay ka sooqeyb gale en boqolaal marti sharaf ah oo isugu jira Mas’uul iyiin ka tirsan dowladda, sida Wasiirro iyo Xildhiba ano,siyaasiyiin, aqoonya hanno,odayaal dhaqame edyo, culumaa’uddiin waxgarad, dhallinyaro iyo dadweyne kale.

Ugaas Xas an Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa noqonaya Ugaaska 20aad ee Saldanada reer Ug aas ee Beesha Xawaadle, waxaana lagu shubay caano si loo boqro.Munaasabada ayaa waxaa lagu di yaariyay agabyo kala duwan oo ka mid ah hidda ha iyo dhaqanka, iyadoo la sameeyay Aqal soom aali, sidoo kale Ugaasyada Beelaha qaar ee ka qe yb galay munaasabaddaasi caleema saarka ahy ed ayaa goobta keenay xoolo kala duwan taasoo dhaqan u ah markii la caleemo saarayo ugaas iyo imam iyo odaydha boroada beelaha soomaaliyeed qeyb kasta ay yihiin hoggaamadooda oo dhan ay aa ah arrina lagu weyneeyo.

BOQOLAAL RUUX OO KU DHINTAY DAADAD KU DHUFTAY BARIGA SHIINAHA

Khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo lixaad leh ayaa la soo sheega yaa iney geysteen daadad xoogan oo ku dhuftay gobolo ka tirsan bariga wad anka Shiinaha.

wararka ayaa sheegay aa in 150 qof dad ka ba dan ay ku dhinteen illaa hadda halka tiro intaas la’e gna lagu la’yahay daadadkan oo ka dhashay Roob ab mahiigaan ah oo ku dhuftay gobolada Hebei & Henan oo ku dhow magaalada caasimada ah ee Beijing.

Wakaaladda Wararka ee Xinhua ayaa soo werisay in daadadka ay qaadeen in ka badan 52 kun oo Guri, iyagoo sidoo kale sababay dhiiqo gu ur, waxaana hoos u go’ay qeybo ka mid ah dhulka.

Dad ka badan 300 oo kun ayaa la sheegay in la ga daad gureeyey gobolada ay saameeyeen rooba bkan daadadka wata oo lagu tilmaamay kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca dalka Shiinaha sanadahan.

Xukuumada China ayaa sheegtay inay gurmad deg deg ah oo gaaraya 15 Milyan Dollar oo fidisay dadka waxyeeladu ka soo gaartay daadadkaasi, waxaana ku baxay shaqaale gargaar oo wata doon yo, iyadoo meelaha qaar lagu guuldareystay in la gaaro. Daadadka ayaa waxaa sidoo kale la soo sheegayaa iney baabi’yeen dhul Beereed ku fa dhiyay 700 oo kun oo Hiktar, kuwaasoo isku bede lay dhul biyuhu ay dul sabeynayaan.

Khasaaraha maaliyadeed ee ka dhashay roob abkan daadadka wata ayaa lagu qiyaasay in ka ba dan 204 Bilyan oo dollar, waxaana khubarada dhib aatooyinkan oo kale qiimeeya ay sheegayaan iney sabado badan qaadan doonto soo kabashada dad ka ay daadadkan saameeyeen.

FARMAAJO: "DHAQANKA GAABISKA AH EE LAGU YAQAANO DFS WAXAA MUUQATA INAY DIB U DHAC EYSO DOORASHADA DADBAN”

Ex Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ay aa ka hadlay xaaladda wadanka, gaar ahaan qaba nqaabada loogu diyaar garoobayo inay dal ka ka dhacdo doorashada dadban, wuxuuna hoosta ka xariiqay arrimo dhowr ah oo madaxda Soo maalida dib ugu dhigayaan xilliga loo asteeyay doorashada.

Md.Farmaajo ayaa ku eedeeyay madaxda Dowl adda Federaalka inaysan dalka u diyaarin doora sho ku dhacda xilligii loogu talo galay, wuxuuna sheegay in ilaa iyo iminka aan la magaca abin gudd iga xalinta khilaafaadka.

"Dhaqanka gaabiska ah ee lagu yaqaano D FS waxaa muuqata inay dib u dhaceyso doora shada dadban” ayuu yiri hoggaamiyaha xisbiga Tayo oo sheegay in Baarlamaanka looga fadhiyo sharciga uu ku shaqeynayo Madaxweynaha wixii ka damb eeya bisha Septembar.

NIN DADKA DHIMIRKA LA’ IYO CUURYAAMIIN 19 QOF AH KU DILAY DALKA JABBAAN

Dalka jabbaan magaladiisa Tokio ayaa waxaa ni n ku hubeysan mindi uu ku dilay goob dadka dhimi rka la’ uu 19 qof misna ku dhaawacay tiro intaa ka badan ka dib markii uu dariisha uga dhacay xarun taasaasi.

wararka ayaa sheegaya inuu ninkaasu ahaa mid ka shaqeynayey xarunta uuna dadka xerunta ku jir ay uu isag xaneyn jiray

ninkaa ayaa markii uu falkaas geys tay ka dib isu dhiibaay ciidmada amman laman oga wax ku kalifay waxaan loo malenaya niuu isagu ahaa ruux madaxa looga jiray

SHIRKII DIMUQRAADDIGA OO PHILADELPHIA KA FURMEY

Xisbiga Dimuqraaddiga, ayaa shirkooda qaran oo afar maalin socon doona uga furmay magaa lada bariga ku taalla ee Philadelphia, si ay u muujiyaan mid nimo xisbiga dhexdiisa ah, kadib markii ay soo baxeen iimeylo la helay oo muu jinaya in ay jirtey dibin daabyo loo geystay ololihii mushari xii Hillary Clinton ku la tartamayay xisbigaasi ee Bernie Sandres, iyadoo hoggaamiyayaasha xisbi ga lagu eedeyay inay u xaglinayeen Clinton.

Stephanie RawlingsBlake, duqa magaalada Baltimore, oo sidoo kale ah xoghayaha guddiga qaran ee Dimuqraaddiga, ayaa shirka furey. Inta aanu billaaban shirka, ayaa Sanders, waxa uu taageerayaashiisa u sheegay inay ka dambeeyaan Clinton, isagoo midnimo ku baaqay si ay uga ad kaadaan Donald Trump oo xisbiga Jamhuuriga dhawaantan ay ayideen in uu noqdo mushar rax ooda doorashada madaxtinnimada u matali doona bisha November ee sanad kan.

Marwada koowaad ee Mareykanka Michelle Obama; senator Elezebeth Warren, iyo senator Bernie Sandres ayaa intoodaba ka ka mid ahaa dadkii ka hadlay furitaanka shir weynaha xisbiga Dimuqraaddiga, waxayna muujiyeen in Hillary ay tahay qofka ugu habboon ee Mareykanka hoggaamin kara.

Waxay Trump ku eedeeyeen in uusan laheyn siyaasad sax ah oo muujineysa waxa waddanka lagu hoggaamin karo iyo sheegashooyinkiisa waxa uu qaban doono oo idil oo aanay daba joogin sida uu u qaban doono. XIGASHO:-VOASOMALI.COM

TAARIIKHDA HALGAMMAA NASIIB BUUNDO

image11Weeraradii uu ku qaday Nasiib Buundo deegaanka u dhaxeeya Jubba iyo sh/hoose tobankii qorey ee uu ku bilaabay dagaalka waxaa siiyay Turkiga oo ka careysnaa reer galbeedka oo kala wareegay saldanaddii Cusmaaniya dhul badan. inkastoo Nasiib Buundo uu si wadaniyad ah u dagaalamay ilaa uu geeriyooday 1906-dii laguna aasay qabuuraha sheekh suufi ee Mogadishu. kacaankii ayaa ku magacaabay wad ada isku xirta Villa Somalia iyo isgooska Monopolyo.

Sannadkii1890 wuxuu hogaaminayay kacdoonlii loo yaqiin kacdoonkii Go sha,wuxuuna ka bilaabay sh/hoose asagoo uga soo hor jeeday adoonsiga wu xuuna ciidankii ugu horeeyay ka dhigtay shaqaalihii beeraha Talyaaniga qasab iyo xoog loogu tacbayay. Wuxuuna xakameeyay fiditaankii talyaanigu ku fiday ay jiinka wabiga wuxuuna la baxay suldaanka Gosha. Intii u dhaxeeysay sana dihii 1865- 1895, in kabadan 20,000 adoon baxsad ah ayaa gosha gashay. Si da uu qabo qoraaga lagu magacaabo: Grottanelli, waxa ay ka cararayeen adoonsiga. Suldaanku Wuxuu aqbali jiray qofka soo baxsado ee la soo gala qori ama rasaas uu kala soo wareega ciddi uu ka soo baxsada .

Dagaaladaa waxaa ka qayb galay sh. Murjaan oo ahaa hogaamiye diineed caan ahaa. Deegaanka gosha waxaa ka farcamay inta badan hogaamiyayaa sha dariiqada suufiyada. Faahfaahinta arrintaa la xiriirta waxaad ka helee buu ga "From Mogadishu to Dixon” iyo qoraala kaleba inkastoo ay aad u yartahay waxa laga qoray Sultan Nasib Bunto iyo Halgankiisii. Ka sokoow beeraleeydii talyaaniga ee degaankiisa ku soo fideeysay wuxuu la dagaalamay xoola dha qatada somalida ,Qabaailka ay aad isu dagaaleen waxa ay ahaayeen Ogade enka dagaalkoodu wuxuu ahaa mid la xiriira dhul daaqsimeed kaliya, sida inta badan dagaalada somalidu ku saleey san yihiin,ogaadeenka dagaalkoodii wax aa ugu weeynaa ,goobtii dagaal ee la magic baxday "Oojiyoow abuur reeb”, waxaa kale oo dagaal yahanaada gosha looga baqi jiray oo la aaminsanaa in ay Sixir isticmaalan.

Qowmiya jareer weeyne ,haddi la dhihi lahaa hal qof hal cod oo iyagu isku codeey lahaayeen meeqa xildhibaanayeey heli lahaayeen.qoraalada qaarayeey ku qorantahay deegaanada ay degaan in 20% ay ka badan yihiin, 5tii qofba mid ayaa ah jareer weyn. Nasii buundo ka sokoow aaween ragii kale ee jareer weyne ee xoriyada u soo halgamay.Ragga ka sokoowaaween haweenkii jareer weyne ee magaca ku lahaa taariikhda somalida,gabadha la yiraa: Maynuun Biyow haba ugu horeeysee.

Waa ceeb in aan xaqirno walaalaheen jareerweyn xaqoodana aan dhowrno . suldan Nasiib buundo waa nin halgankiisa ka bilaabay Naftiisa ka dibna umm ad dhan xoreeyay ,waa Taariikh somaaliyeed oo lagu faani karo.(kani waa sawirka kaliya ee aan ka hayo Suldaan Nasiib bundo) 

Qore: yahya Amir

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip