Hogaamiyaasha Carabta oo maanta ka hadlaaya sidii loo xoojin lahaa Ciidamada X. dalka Soomaaliya.

0
Monday July 25, 2016 - 13:57:29 in Wararka by
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaasha Carabta oo maanta ka hadlaaya sidii loo xoojin lahaa Ciidamada X. dalka Soomaaliya.

    Waxaa magaalada Nowakshood ee dalka Mauritania ka furmaya maanta shirka ururka Jaamacada Carabta, iyadoo Hogaamiyaasha Carabta ay intooda badan tageen shirkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Nowakshood ee dalka Mauritania ka furmaya maanta shirka ururka Jaamacada Carabta, iyadoo Hogaamiyaasha Carabta ay intooda badan tageen shirkaasi.
Shirkaan ayaa ah kii 27-aad ee madaxda Jaamacada Carabta ay isugu yimaadaan, iyadoo shirkaan loogu magac daray Himilada wadamada Carabta.

Madaxtinimada ururka Jaamacadda carabta waxaa maanta wareejin doonta dowladda Masar, iyadoo jagadaasi ay qabanaysa Dowladda Mauritania oo shirka martigelinayso.
Hogaamiyaasha Carabta ayaa ka doodi doona 16-ajande, oo ay ugu horeeyso arinta Falastiin oo ay soo hoos galayaan,wada hadalada nabada,Qudus iyo degaamenta ay halkaasi ka wado dowladda Israel.


Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeyb galaya shirka Jaamacadda Carabta, waxana madaxda Carabta la filaya inay shirka ka balan qaadi doonan taagero militarily oo la siiyo dowladda Federaalka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip