DEGDEG:-Qaraxyo xooggan oo ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Is rasaaseyn ka socota ..

0
Tuesday July 26, 2016 - 09:29:31 in Wararka by
  • Visits: 540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEGDEG:-Qaraxyo xooggan oo ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Is rasaaseyn ka socota ..

    Qaraxyo xooggan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasoo dhammaan xaadaha magaalada qaar ka mid ah ay gariiriyeen iyadoo siwyn dadka deggan nawaaxiga qaraxyadu ka dhaceen ay ku joqtay anfafiir jugtaasi dhagohooda cusleynay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxyo xooggan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasoo dhammaan xaadaha magaalada qaar ka mid ah ay gariiriyeen iyadoo siwyn dadka deggan nawaaxiga qaraxyadu ka dhaceen ay ku joqtay anfafiir jugtaasi dhagohooda cusleynay

 qaraxyadaa  ayaa ahaa midka hore mid c aad u xooggaan iyadoo 2 kalena ay ka dhaceen  oo xoogaa kii hore ka yaraa  iyadoo qaraxyada ka dib la maqlay rasaas culus oo weli ka socota halka weeraka ka dhacay 

      Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxyada ay ka dhaceen goobo ku dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo rasaasna ay ka socoto

Qaraxyada ayaa la sheegay inay 3  ay ahaayeen, kaasoo mid ka mid ah uu ka dhacay Koontarool laga galo garoonka diyaaradaha oo lagu baaro baabuurta, kaasoo lagu magacaabo Madina Gate oo ku yaala dhinaca wadada ka timaada Dan-wadaagta degmada Wadajir. 

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe insha allaah





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip