Daawo Sawirro: Munaasabada Caleema Saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

0
Monday July 25, 2016 - 13:08:07 in Wararka by
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Munaasabada Caleema Saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

    Waxaa duleedka magaalada Beledweyn, gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta ee C/kariin Laqanyo ka socota munaasabada caleema saarka iyo caana shubka Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa duleedka magaalada Beledweyn, gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta ee C/kariin Laqanyo ka socota munaasabada caleema saarka iyo caana shubka Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Munaasabada oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal marti sharaf ah oo isugu jira Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, sida Wasiiro iyo Xildhibaano, siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaal dhaqameedyo, culumaa’udiin waxgarad, dhalinyaro iyo dadweyne kale.

Ugaas Xasan Ugaas KhaliifUgaas Rooble ayaa noqonaya Ugaaska 20aad ee Saldanada reer Ugaas ee Beesha Xawaadle, waxaana la filayaa in goor dhow caano lagu shubo, si loo boqro.

Munaasabada ayaa waxaa lagu diyaariyay agabyo kala duwan oo ka mid ah hiddaha iyo dhaqanka, iyadoo la sameeyay aqal soomaali, sidoo kale Ugaasyada beelaha qaar ee ka qeyb galaya munaasabada caleema saarka ayaa goobta keenay xoolo kala duwan.

caleema saar ugas (1)caleema saar ugas (2)caleema saar ugas (3)caleema saar ugas (4)caleema saar ugas (5)caleema saar ugas (6)caleema saar ugas (7)caleema saar ugas (8)caleema saar ugas (9)caleema saar ugas (10)caleema saar ugas (11)caleema saar ugas (12)caleema saar ugas (13)caleema saar ugas (14)caleema saar ugas (15)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip