Wararka

Nin Nabadoon ahaa oo lagu dilay duleedka Muqdisho

0 Visits: 442 | Friday July 07, 2017 - 23:07:12
Casir liqii galabta, ayaa nin Nabadoon ahaa lagu dilay Deegaanka Weedow oo ku yaala wadada dheer ee xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Read More »

Ex: R/W.Cumar C/rashiid:-"Danteena Waxay Ku Jirtaa Garab-istaaga Sacuudiga, UAE & Masar",

0 Visits: 500 | Friday July 07, 2017 - 23:04:00
Raisulwasaarihii Hore ee Xukuumadda Soomaliya ahna Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka federaalka Soomaliya oo wareysi siiyay laanta afka Soomaliga ee Voa-da ayaa ka hadlay go'aanka Dowladda Federaalka Soomaliya ay ka qaadatay Khilaafka carabta ka dhaxeeya.

Read More »

Wiil dhowr & toban jir ah oo guursaday haweenay 70 sano ka wayn.{Daawo}

0 Visits: 1578 | Friday July 07, 2017 - 22:45:35
Wiil dhowr iyo toban sano jir ah oo u dhashay wadanka Indonesia ayaa guursaday haweenay ku jirta da'a todobaatameeyo, taasi oo ah mid ka horimaanaysa dhaqanka iyo qaannuunka. Xaaladdan ayaa soo shaacday ka dib markii muuqaal laga duubay arooskan la soo galiyey baraha bulshada.

Read More »

Itoobiya oo ka digtay in Khilaafka Khaliijku uu daganaansho la aan ka abuurayo Geeska Afrika

0 Visits: 480 | Friday July 07, 2017 - 22:34:15
Ra'iisalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka digay in muranka u dhaxeeya dalalka Khaliijku uu degenaansho la'aan u keenayo Geeska Afrika.

Read More »

Gabadh calanka Maraykanka ku kaadiday oo loo hanjabay

0 Visits: 561 | Friday July 07, 2017 - 20:13:16
Gabadh dadka la wadaagtay muuqaal uu ku duuban yahay iyada oo ku kaadinaysa calanka Maraykanka ayaa dadka waydiisatay in aan qoyskeeda la bartilmaameedsanin, waxayna sheegtay in qoyskeedu uusan ku taageerin in ay sidaas samaysay.

Read More »

Ahlusunna oo eedeysay DF

0 Visits: 453 | Friday July 07, 2017 - 20:11:41
Maamulka Ahlusunna ayaa waxa uu sheegay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ka gaabisay wax u qabashada dadka ku nool gobolka dhexe ee dalka, taasi aysan aheyn mid loo dulqaadan karo.

Read More »

Dalalkii Carbeed ee Culeyska ku hayey Qadar oo wacad ku maray in ay tallaabooyin hor leh ka qaadi doonaan

0 Visits: 379 | Friday July 07, 2017 - 20:06:46
Afarta dal ee Carbeed ee hogaaaminaya go'doominta ka dhanka ah Qadar ayaa diidmada Dooxa ee dalabkooda ku macneeyay halis ammaanka gobolka ka dhan ah.

Read More »

Maamulka Beerta Nabadda oo ka jawaabay amarkii Maamulka G/Banaadir "SAWIRRO"

0 Visits: 731 | Friday July 07, 2017 - 19:56:32
Maamulka Beerta Nabada ayaa ka hadlay amarkii maamulka gobolka Banaadir uu xalay ku dhawaaqay, kaasi oo ahaa in wixii maanta ka bilowda in lacag la'aan ay tahay gelitaanka Beerta Nabadda oo ku taalla degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Read More »

QM oo shaacisay shaqaalaha Soomaaliya looga dilay January ilaa June 2017

0 Visits: 402 | Friday July 07, 2017 - 18:13:48
War qoraal ah oo ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in gudaha Soomaaliya lagu dilay Afar ka mid ah shaqaalaha gar gaarka bini'aadnimo intii u dhaxeysay bilihii January ilaa iyo June.

Read More »

Dowladda oo si kulul uga hadashay lacago Shillin Soomaali ah oo ay daabacatay Puntland

0 Visits: 417 | Friday July 07, 2017 - 12:02:42
Dowladda ayaa si kulul uga hadashay qalalaasaha ka taagan magaalooyin ka tirsan gobolada dhexe kaasoo salka ku haya diidmada istticmaalka Shilinka Soomaaliga oo ganacsatada qaar ay ka soo horjeesteen.

Read More »

Ciidamada Liyuu Booliis Oo Siidaayay Xoolo Dhaqato U Afduubnaa

0 Visits: 445 | Friday July 07, 2017 - 11:57:54
Ciidamada Liyoo Booliis ee dalka Itoobiya ayaa suurtagashay in mudo ka dib ay sii daayaan Dad Xoolo dhaqato ah oo ay ka afduubteenwaqooyiga gobalka mudug oo hoostaga dagmada goldogob ee gobalka Mudug.

Read More »

Xaruntii geela ee la rabay in Göteborg laga hirgeliyo oo lacago faraqa loo heeysto

0 Visits: 620 | Friday July 07, 2017 - 11:53:20
Kooxo doonayey ineey magaaladda Göteborg ka hirgeliso mashruuc loogu magac daray "Xarrunta Geela" ayaa haatan farqaha waxaa loo heeysta ineey dib u soo celiyaan lacago nus malyan ah oo la siiyey bishii diseember sanadkii 2105-tii si loogu fuliyo mashruucaasi.

Read More »

Xabsi ku yaalla Maksiko oo 28 maxbuus lagu dilay

0 Visits: 520 | Friday July 07, 2017 - 10:51:19
Dagaal dhexmaray budhcad iska soo horjeedda oo ku sugan xabsi ku yaalla koonfurta-galbeed ee dalka Maksiko (Mexico) ayaa sababay in ay geeriyoodaan 28 maxbuus, sida ay saraakiishu sheegeen.

Read More »

Taliye Ciidanka Asluubta "Shaqada shacabka loo hayo hala kordhiyo"

0 Visits: 466 | Friday July 07, 2017 - 10:47:39
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Xuseen Xasan Cismaan ayaa sheegay saraakliisha Ciidamada Asluubta in looga baahan yahay in ay xoojiyaan shaqooyinka ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Read More »

Ciidamada Puntland oo Sheegtey in ay Burburiyeen Fariisinkii Al-Shabaab Ee Buuraha Galgala

0 Visits: 461 | Friday July 07, 2017 - 10:44:10
Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Buuraha Galgala ee Gobolka Bari Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ay weerar ku qaadeen fariisimo Ciidamo ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab ay halkaasi ku la haayeen.

Read More »

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qaraxii ka Dhacay Gaalkacyo

0 Visits: 500 | Friday July 07, 2017 - 10:37:18
warar dheeraad ah oo ka soo baxayo qaraxii shalay ka dhacay m.gaalkacyo xaafadda israac ,Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in qarax ka dhacay xaafadda Israac ee magaaladaasi uu ku dhintay mid ka mid ah waxgaradka magaaladaas.

Read More »

Trump iyo Putin oo shirka G20 ku kulmaya

0 Visits: 424 | Friday July 07, 2017 - 10:27:53
Booliska Jarmalka ayaa waxa ay isku dhaceen dibadbaxayaal ka hor shirka G20 ee maanta ka furmaya magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka.

Read More »

Jawaari oo la kulmay ku xigeenadiisa iyo qaar ka tirsan Xildhibaanada BF

0 Visits: 439 | Friday July 07, 2017 - 10:21:27
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kulan kula qaatay Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka.

Read More »

Daawo: Wararkii ugu Danbeeyey Madaxweynaha Turkeyga oo u digay dalalka Sacuudiga iyo …

0 Visits: 454 | Friday July 07, 2017 - 10:19:00
Wararkii ugu Danbeeyey Madaxweynaha Turkeyga oo u digay dalalka Sacuudiga iyo …

Read More »

Soomaali Dibadbax ka dhigtay Minneoples

0 Visits: 481 | Friday July 07, 2017 - 10:16:04
Dibadbax looga soo horjeedo in waaxda Guryaha dadweynaha ee magaalada Minneoples ay iibiso xaafada Glenden Town House ayaa waxa uu ka dhacay gudaha xaafadaasi.

Read More »