Taliye Ciidanka Asluubta "Shaqada shacabka loo hayo hala kordhiyo"

0
Friday July 07, 2017 - 10:47:39 in Wararka by
  • Visits: 467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Ciidanka Asluubta "Shaqada shacabka loo hayo hala kordhiyo"

    Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Xuseen Xasan Cismaan ayaa sheegay saraakliisha Ciidamada Asluubta in looga baahan yahay in ay xoojiyaan shaqooyinka ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Xuseen Xasan Cismaan ayaa sheegay saraakliisha Ciidamada Asluubta in looga baahan yahay in ay xoojiyaan shaqooyinka ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Hadalkan wuxuu yimid kadib markii Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya uu kulamo la qaatay qaar ka tirsan saraakiisha Ciidamada Asluubta.

Taliye Xuseen wuxuu sheegay saraakiisha Ciidamada Asluubta in looga baahan yahay in ay la socdaan xaalada Maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar.

Sidoo kale wuxuu sheegay in aysan dooneyn in ay ku xadgudbaan qof shacab ah, maadaama xilka ay u hayaan shacabka, lana doonayo in loo turo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip