Soomaali Dibadbax ka dhigtay Minneoples

0
Friday July 07, 2017 - 10:16:04 in Wararka by
  • Visits: 484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaali Dibadbax ka dhigtay Minneoples

    Dibadbax looga soo horjeedo in waaxda Guryaha dadweynaha ee magaalada Minneoples ay iibiso xaafada Glenden Town House ayaa waxa uu ka dhacay gudaha xaafadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dibadbax looga soo horjeedo in waaxda Guryaha dadweynaha ee magaalada Minneoples ay iibiso xaafada Glenden Town House ayaa waxa uu ka dhacay gudaha xaafadaasi.

Dadka degan xaafadaasi oo u badan Soomaali ayaa sheegay in aanay dooneyn in ay ka guuraan guryahaasi.

Waxa ay sheegeen in aysan heysan guryo ay degaan, sidoo kalena ay ka codsanayaan maamulka magaalada in wax laga qabto arrimahaasi.

Xaafadan ayaa labadii sano ee la soo dhaafay waxaa la qorsheynayay in laga dhiso wado Tareen oo isku xireysa labada magaalo ee mataanaha Minneoples iyo Seam Poul.

Dhanka kale waaxda Guryaha ee Minneoples ayaa beenisay in ay doonayaan in ay iibiyaan guryahaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip